site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Somalidda Kuffaarta Ayaa ka Naxariis badan Seef in lagu laayo ayey wax ku Fahmaan

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Soomaalinimo - Nationalism : Somalidda Kuffaarta Ayaa ka Naxariis badan Seef in lagu laayo ayey wax ku Fahmaan
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sayid Warsame

Tuesday, March 20, 2001 - 05:44 pm
Dhamaan Somalidda maantay nool wanaag walaaltinimo iyo iimaan intaba ma leh ,waad wadda jiran tihiin Diin iyo sharaf xumo , niyad khaa'in ayaa idinka soo wadda hartay ..ummaddi hadday dagaalanto qaar ayaa adkaada lakiin dameero kala adkaan waayey ayaad noqoteen ...isku noqdda oo si fiican isku baa'bi'iya kii adkaada meesha ha maamulo hasoo wadda candho waynaaninee ...ama waddaado ku sheega Somaaliyeed meesha labadaba jecli hala soo wadda taagnaanina seeftiina qaata oo seef ku soo hanuuniya Gaalo madowdan......??

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.