site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Mareexaan Quule ayaanu ku ogayn ee maxaa Kismaayo ka galay

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Soomaalinimo - Nationalism : Mareexaan Quule ayaanu ku ogayn ee maxaa Kismaayo ka galay
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, March 21, 2001 - 12:59 pm
Aduunyada nin nooloow maxaa aragti kuu laabin ayuu yidhi nin jiray. Waxaa maanta wax layaableh noqotay in Mareexaan oo midgo ku abtirsada ay Kismaayo carabka ku hayaan. War Kismaayo waa dhul Absame magaalana idiin noqon mayso. Dhabayacada Majeerteen ayaa horay u eeday kadib markii uu Cabdirashiid Cali Sharmaarke doonyo ku keenay. Waxay is moodsiiyeen in magaalada iyagu leeyihiin. Taasna maanta cashar fiican ayay ka qabaan. Hadaba Mareexaan quule cunoow Soomaali oo dhan ayaad rafaadka maanta haysta badeen oo afwayne aabe u yahay. Haddana idinka oo Bulubuluqyadiinii wata ayaad Kismaayo isugu tagteen. Taasina waxay ka timid midaysnaan la'aanta beesha Absame.

Mareexaanku iyo afwayne dhibaatada ay Ogaadeen u ugaysteen qabiil Somaliyeed oo loo gaystay ma' jirto.

Horta waa mide, Afwayne Ogaadeen oo aan waligii qaxooti iyo caydh midna lagu tilmaamin iyuu caydh ka dhigay oo dhulkoodii gaba gabeeyay isaga oo adeegsanaya magac qaranimo iyo xornimo. Xaqiiqdu waxay tahay, dhulka Ogaadeenya waa dhulka Soomalidu ku abtirsato dhulka ugu qanisan. Xornimo reer Ogaadenya ka maqnaydna oo ay Afwayne uga baahnaydna ma'ay jirto.

Haddii qaarkiin aaminsanyihiin in ujeedada dagaalkii 1977kii uu ahaa xorayn dhul Soomaliyeed, wax yaalo badan oo aydnaan ogayn ayaa jira. Afwayne wuxuu xabsiga ku guray cuqayti badan oo Absame ah ka dib markii ay ka hoyimaadeen afkaartiisii qalafsanayd ee ahayd dhul ayaan xoraynayaa.

Dagaalkii markii uu dhacay ee Afwayne ujeedadiisii gaadhay(mainly to diplace the Ogaden people), dadkii masaakiinta ahaa ee uu soo bara kiciyay kuma uusan dajininin dhulka ay beelahoodu leeyihiin ee wuxuu dul dhigay Xawaadle iyo Iidoor. Waa arimaha ilaa iyo hadda ummada reer Ogaadenya aysan ka soo waaqsan karin cawaaqib xumadeeda.

Tan kale, gobolada J/Hoose iyo J/dhexe waa dhul Ogaadeen Absame. Haddii uu Mareexaanoow idinku filaan waayay dhulkii aad Cawlyahan qa qaadateen, dee idinkaa ikhtiyaar leh. Waayo Ogaadeenku Cawlyahan oo kale ma'aha. Kismaayo inaad u hanqal taagtaana ilama qumana. Dhul xumo iyo gaajo alaa idin baday.

Waxaan arkayay maqaal la leeyahay magaaladii xisilooni la'aan ayaa ka jirta oo qabiilo mareexaan ah ayaa ku loolamaya. Waa arin cajiib ah. Marka aad is tiraahdo Somalinimo u soo noqo oo danta guud fiiri ayaa waxaa kula soo gudboonaan arimahan oo kale. Meeraaxaan iyo Midgo, Ileen wuxu waa midgee ayaa Rabi kuugu dow gali.

Kuleey kuwiinan meelaha wax kusoo qorqorayaa waad ogtihiin ee wadama xor ah ayaad joogtaane, intiina masaakiinta ah ee meelahaas joogta ha galaafanina. Ilamana qumana inaad Ogaadeen isku soo jeedisaan. Gabaygii ninkii iidoor ayaa ahaa, War Ogaadeenku waa gamasan yehee gamasyo ha dhiibin, tii karaacday Iidoor daba wagaashna waa la'ogaa. War nimankii doonyaha ku yimid ayaaba nolooqaatay oo kaluunbayba na bareenba.Waxaa yimid ku isku dayay inay xeebtii Kismaayood quule ku beeraan. Aabihiin Lacadaabye intuu Mareexaan war la'yahay badanaa. Odhaah Soomaliyeed baa ahayd "Gudunyahay qaybtey ah baa kugu jirtaa ima aadan goyseen". Marexaan xoog Kismaayo kuma haystaan kumana qaadanin, ina Jees ayaa dabada ku wata.


Sidaa iyo nabaadiino...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Deeq

Thursday, March 22, 2001 - 04:02 am
Taariikh xumo hadii loo dhimanayo Majeerteen baa u dhiman lahaa.

Fuleynimo hadii logu gumoobo Majeerten nasab ma noqdeen.

Haweenku hadey ragga badeli karaan, Majeerten waran kar buu noqon lahaa wana dagali lahaa G/kacayno Sacad kuma xukumeen.

Waryaa lagu garay ee rag kale magacooda ha isticmalin ogadeen Kismayo waa degan yahay Konfurta Soomaaliyana sida Majeerten lagama tirtirin oo gobolo badan buu ka taliyaa.

Hadal khayano iyo dad isku dir Kismayo kuma soo dhacsan kartid.
Xoog iyo shan baa lagaga saray ee soo dir gabdhaha inta hub soo sisaan waa hubanti in ay rgga dhaami lahayeen.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wali

Thursday, March 22, 2001 - 12:27 pm
Ninka Ogaadeenka sheeganayow anagu hadaan Mareexaan nahay marna nagama aadan maqal Ogadeenku Kismaayo degaan kuma laha, Laakiin sida Deeq sheegay waxaan filayaa in aad Dhabayac xun oo Majeerteen aad tahay oo meelu galo waayay kadibna magaca Absama ku gaban hayo.

Saaxiib isa soo cadee markaas ayaan kuu jawaabayaa. Waad mahadsan tahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, March 22, 2001 - 09:30 pm
somalidu waa walaalo meelkasta oo ay joogaan marka
warxumada iska daaya absame waa kasareeya in uu
caytamo ama dad soomaliyeed wax ugaysto,sida laogyahay soomali wa istaqaan,marka dhanwalba lagaeego hadaba halakala xishoodo ilaahayna haina
tuso waxa dani inoogu jirto,aakhiro iyo aduunba
aamiin aamiin aamiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Rizza

Friday, March 23, 2001 - 04:36 am
Deeq

Wallee haddii aad sidaa majerteen uga baqaysid nin
wax og baa tahay, waayo waxaad ogtahay inaan kaa
harayn ee aan kugu soo maqanahay.

doqonyohow fiiri ninka bejka furay lahjaddiisa,
Hadda heer waxaad gaartay, haddaad bisad meel maraysa aragtid inaad
cabsi awgeed aad mj mooddo, mardhowna hooskaaga ayaa majjerten kugu noqon doona oo aad ka carari doontaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Puntland

Friday, March 23, 2001 - 08:48 am
LooooL Rizza, I could not agree you more on that brother. These Mareexaan guys are so scared of us that they would think anything that moves is somehow driven by a Majerten person. I can't believe someone read that message, the first one and would think that the person who wrote is Majerteen.

But let them act that way because we are playing with their fake heads. Haddii aan saa laguu hadal haynin oo shimbirtii dhaqaaqdaba aan adiga lagu moodin, ma adigaaba nin ahba. Rabaa og aniga iyo iyagu waa isu danbaynaa. Doqomada Ogaadeena hadalba uma quuro oo Xabashi ayaa dusha ka rarata.

BYE...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, March 23, 2001 - 09:20 am
Midkaagan Afka soomaaliga inkirayoow Mj na wax uma haysid naftaadana wan uma haysid ayaan filayaa marka meesha aqli laqaadan karo la imow reer magaal iska doon yahow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Deeq

Friday, March 23, 2001 - 01:37 pm
Ma garanayo meel aan wax ka bilaabo iyo si aan ugu jawaabo yaryarka Majeerteen.

Maandheystayaal waa maxay xoogga iyo awoodda idiin labaan.
Ma cidan BADEED yaad Kismayo ku qabsaneysaan mise Kumandoos.

Xagee ka soo duuleysaan bal ii shega. Barise maxaa ka soo ciidmi kara hadii NIMAN KU HAREEN. Waa laga yabaa in Haween ka soo ka soo gurmadaan xagese soo marayaan.
Ma sheegin in Diyaraddo iyo Maraakib lagu soo dadagureyo. Hadii kale ragi aad ogeydeen ee Hawiye yaa dhex u fadhiya.
Waa ka xumahayo in si xun aan idiin tabsiyo tabar daridina waadse istahishaan.

Daroodka Konfurta Soomaaliya dega waxey u kala baxaan:
Rag caradda dega kana taliya sida Mareexaan iyo Ogadeen iyo kuwa ku hoos nool kuna daaqi jiray caradda magaca Darood sida Majeerteenka iyo kuwa kale oo Hartiga la ah.

Raad kuma yaloo Kismayo waxaad ku jogtidna waa ina aderow iyo yaa Darood ismaciil ah. Waa lagugu turo magacaas ogowse in aad INAN LA YAAL LA MEEL TAHAY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Garoowe

Saturday, March 24, 2001 - 11:44 am
Waa yaabka yaabkiis haddii maanta Mareexaan Majeerteen laga horjoogo. Waxaa la iisheegay markii Darood Hamar aadka ugu yaraa in Hawie dadka kaliya ay magta la lahaayeen ay ahaayeen MJ.
Maalintii danbe ayaa Abgaal nin Mareexaan ah Hamar ku dilay markaas ayey ninkii magtiisii doontee. Abgaal dabaduu kaga soo dhacay ragii Mareexaan oo uu ku yiri"Yahoy naga taga waxaad tihiin manaqaanee" Odayashii MJ ayaa magtoodii uga soo dhiciyey Abgaal oo yiri "War Abgaalow ragan waa Darood ama heshiiskii waan ka baxnay oo waan jabinay dhaha ama magtii nasiiya". Waxaa intaa dheer in Aygii baqtiyey ee ilaah MJ ku diray la ii sheegay in Mushaharkiisa loo cayimi jiray oo qaar habartii markii danbe ilaahay MJ masiibada uga dhigay la siin jiray maxaa yeelay qamaarka ayuu si xun u ciyaari jiray.

Marka waa yaabee Maxaa Mareexaan MJ ku diray? gaar ahaan Omar Max'ud? Kismaio markii ay qabsadeen waxaan maqlay inay guryihii ku wareegeen iyagoo doonaya Omar Max'ud. War Mareexaan miyeydan ogeen in Omar uu laf MJ ah yahay? miyeydan ogayn in Max'ud Saleebaan uu ka dhashay? Miyeydan ogayn in ninmanku ay rag lee yihiin?

Tan iyo intay Somali dawlad yeelatay wax yeeladeena ayaad ka shaqeyneyseen anagana wanaagiina ayaan ilaalineynay. Markaad Islaantii belo Hamar kaga soo cararteen wiilashii dhafoor qiiq ayaa soo saaray oo waad ogeydeen. Markaan hadalkaas maqlay waan ooyay, ilaahow adaa MJ dhaan dhaan ka dhigay ma taasaan soo saari lahaa haadkaan u wari lahaa ilaahbaa igu ogee. Taladaan la ii dhiibin ee dhirbaaxadaan idinku dhufto mar danbe la idin ma arkeen. MJ waa libaaxyo, libaaxa waa araktaan siduu dhurwaagu u dhibo markuu soo jeestose qoorta iyo futada ayuu intuu qabto dhexda ka jabiyaa markaasuu meesha uga tagaa isagoo naf la ciirciirsan. Walee taa ayaa idinku soo socota hana is oranina xagay idiinsoo mari idinkoo moodaya in Hawiye waligii na horjoogayo.

Tan kale, Mareexaan qurunlow maxaad tariikhda been uga sheegi, ma MJ ayaad fuleynimo ku tilmaantay. Kan maanta Madexweynaha noo ah soow ma aha kii uu aygu xabsiga ka soo saaray si uu Soomalia Xabashida uga dhiciyo, mida kale aaway Ciro oo aad barqo geed ku xidheen, mase garaneysaan Gardheer iyo Hawie meeshuu kaga soo haray, waa kaa ilaa maanta maydkiisii aan la heyn. Ma ilowdeen markii Morgan iyo ragiisa ay Habargidir Garbahaarey idiinkaga kiciyeen. Waa tuu Max'ed Warsame Kenya ka soo kaxeeyay isga oo Jaad cunaya. Waxaad kaloo sheegatay inaad Koonfurta wadanka degto. War xagee dagtaa? Ma Gedo, mise meel kale? Gedo waa meel ilaah nacay oo aan xitaa ceelna laheyn. Aygiinii wax uu idiin dhisay ma jirto. Waxaan xasuustaa ciyaarihii gobalada Gedo waxaa ka imaan jiray dadka Soomaliya ugu diifta badan, waxaad kari weseen inaad xataa qalab wanaagsan u iibisaan oo meharadiinu waxay ahayd Magool wasmadeeda iyo Land cruiser. reer baadiyanimadii intay idinka badatay ragiinu waa niinkin jireen markay socanayaan. Xagee ayaad Kismaio ku aragteen waa taad mooska ku yaqyaqsiyoon jirteenee. Macna ma leh waa xaal aduun iyo Somali oo uu ilaah MJ tusay inaad maanta sidaas noola hadashaan.

We maybe wounded but we are not down so don't count us out yet as it'will not be long before we re capture the Jubaland and restore our dignity.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hagaajiye

Saturday, March 24, 2001 - 06:16 pm
Ninbaa Gabyay Wuxuuna yiri

Doqonta Xinka waa ku Dhiiran tahay iyo Geesiga Xiga,

Mareexaan waa geesiga Daarood,

Doqonkaagaan Nacnacleh Waxaa kaa maqan Taariikhda ee dib ubaa.

Waxaan maqlaa Soomaalida oo leh Mujeerteenka waa naago Ileen waa run Warbal kan fiiriya wuxuu ku Hadlayo.
Qashin waaxid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, March 25, 2001 - 04:14 am
Marreexaan waa gobta Daarood iyo gobta Soomaaliyeed, Majeerteen waa dabadhilif, lesbian oo aan Soomaaliya laga aqoon dadka lagu arkay degaankooda, amxaaro iyo cadaw soo hoggaamiye, dad tabar yar oo aan awood laheyn haddana kibir badan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhabad

Sunday, March 25, 2001 - 04:28 am
TO:Garowe
Ugu horayn jawaab ma mudnid,sababtoo ah hadalkaagu wax xikmad ah ama aragti laga doodo kuma jirto,balse waa meel ka dhac iyo buunbuunin ku dhisan aragti gaabi iyo diin xumo.
Meelo badan oo ka mid ah bogagan aragti dadweynaha lagu soo gudbiyo waxaad ku soo qortaa cay iyo taariikhda oo been laga sheego,waxaad inta badan u gaftaa qabiilooyin Soomaaliyed,waxaadna ceeb ka saliim ka dhigtaa qabiilka aad ka dhalatay,intaas ayaa ku filan in la cabiro in aad tahay qof lunsan,marka ayadoon la iiga baahneyn in aan ka jawaabo aflaagada aad u soo jeedisay Mareexaan oo u badan aragti nin aan xishood iyo asluub wax loo qoro aqoon,ayaan waxaan rabaa in aan wax ka iraahdo hadal gafkiisa aan laga aamusi karin,taas oo ah marka aad ka hadlaysay gobolka gedo waxaad tiri waa sida aad u tiriya(Gedo waa meel ilaahay nacey)astagfurulah'""
war xageed ka heshay meel ilaahey (ubxaanahu wa tacalaa)u ku necbaadey dhul u asagu siduu yahay u abuuray,yaase ku yiri ilaahay dhulkiisa buu midna jecladaa midna nacaa? arintaas waxay iigu muuqataa gaf weyn, ee dadka aqoonta leh weydii, kadibna ilaahey dambi dhaaf weydiiso. Kana fiirso waxaad ummada u soo gudbiso,waxaa dhici karta erey aad si fudud ku tiri in uu ku gaarsiiyo caro ilaahey.
In short,please in the future before you open your mouth or write a topic,do consider the consequence of what you have to say from islamic point of view and from the public acceptable opinion.
Remember,we will be accountable to Allah, everything we do and practise in this life and no tribe affiliation will safe you in the day of Judgement.
Finaly,I call all other Marehan brothers to abstain any insult toward Majerten brothers and not to follow the footsteps of this misguided fellow,but let us amend our bruised relationship for the better of all of us.(Buyer be aware) his actions shall not be taken to represent the Majerten point of view.May Allah help all of us.
Your Marehan fellow.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shaahid

Sunday, March 25, 2001 - 01:25 pm
YAAB!!! WAR MAREEXAANKU WAA GEESIYO AAN SOO JEESAN OO AAN U KALA HARIN DAGAALKA SIIBA MARKAY DAAROODKA LA DAGAALAMAYAAN.(KISMAYO AYAY KA DHACDAY).

WAA GEESIYO LAGA DAREERSAN KARO DAWLADNIMADOODA HANTIDOODA IYO DUMARKOODABA.(XAMAR IYO GEDO AYAY KA DHACDAY).

WAA GEESIYO GARYAQAAN A OO MARKAAD DIDSATO SI TOOS AH AYAY KABAHA KUUGU QAADAYAAN.(CAYR BAA MARAG KA AH).

WAA WAX GARAD OO MARKAAD LAYSO HOGAAMIYE AYAY KAA DHIGAYNAYAA(INA CAYDIID IYO CABDI QAASIM AYAY ISKU HAYAAN).


WAA GEESIYO OO HADDAY CARARAAN AAN GADAAL SOO FIIRIN ILAA AY XUDUUD KALE GALAAN(SIYAAD KU DHINTAY)


ISKU SOO DUUB, SINJI SUULASHAA LAGA DAYAA LAYAAB MA LAHA HADDAY IN AY KABAHA U SIDAAN RAGII QAXOOTIGA BADAY OO DUMARKOODIINA KU BAASHAALAY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ugaas

Sunday, March 25, 2001 - 03:58 pm
Toloow maxaa reerka isku diray!!!
waa su'aal madaxayga ku wareertay.way i dhaleen ,aabahay bay dhaleen ,awowgey bay dhaleen,eedooyinkay bay qabaan.micnihii dhiigaygu waa bar,sidoo kale iyaguna ...laakiin maxaa reerka isku diray.
1-ma colaadii afweyne iyo c/llaahi yusuf bilaabeen baa socota,afweyne dhimayaye c/llahi yusufna waqtgiisu ma dheeree ma maskax shaqaysaa la waayey.
2-mareexaan ma wuxuu leeyahay dawladanadii majeerteenoow idinkaan idinka wadan weyney oo dhuunta noo galay idinkuna ka samra?
3-majeerteen ma wuxuu leeyahay 21 sano ood xukuntay waddanka waxaad sharaf moodey inaad igu tumato haddana ma adaan kaa socon la'ahay?
4-mareexaan ma wuxuu leeyahay sidaad doonto u soco ee aniga siyaasadaada aan ka madax banaanaado maadaama cadkii daarood aad wax ku dooneyso balse aadan cidna wax u ogolayn?
"nin qab weyniyo nimaan uba qabin is qaniinaye"
toloow reerka ii kala qabta!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhabad

Sunday, March 25, 2001 - 06:00 pm
TO:Cidii ay khuseyso
Asalaamu calaykum waraxmatullahi.
Waxaan soo jeedinayaa,hadii ay suuragal tahay in laga fakaro in laga wada hadlo xalinta khilaafka iyo isafgaranwaaga u dhexeeya beelaha Mareexan iyo Majeerten oo laga gudbo cayda iyo war xuma tashiilnimada aan wax ay haleyso mooyee aan wax wanaag ah ku soo kordhineen nabad kuwada noolaanshaha beelahaas,markaan sidaan leeyahay ulama jeedo in ay xulufo u noqdaan waxyeeleynta beelaha kale ee Soomaaliyeed,balse ay ku heshiishayaan wanaajinta xiriirkooda mudo dhaawacnaa, si looga baxo ismarin waagan taagan oo iigu muuqata hadaan hada wax laga qaban in ay bedeli karto colaadii dhextaaley Soomaali Iyo Amxaaro oo hada si bareer ah loogu dhawaaqo in ay dhamaatey oo la iskaashado ,halka khilaafka dadka walaalaha ee beelaha Soomaliyeed la buunbuuniyo.
Kolay,anigu waxaan isleeyahay mida Soomalida dhextaal waa wax fudud oo hadii dad daacad ah la helo la xalin karo,ee dadow yaa fikradaas ila wadaaga si aan u soo jeedino qodobo looga dhigo sal heshiis,gaar ahaan beelaha Mareexan iyo Majeerten.Any one who is willing to exchange and share ideas toward reconcialition of what ills our nation,especialy overcoming the difference between Marehan clan and Majerten clan is welcome to engage healthy debate to right what went wrong?
Best wishes.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Garoowe

Sunday, March 25, 2001 - 09:18 pm
Dhabad,

Ilaah aniga iyo adiga waan u simanahay. Mar walba oo aan qalad galo waan baryaa, haddana Alow qaladkeyga cafi. Anigu ma ihi qof Alle iskala weyn, haddana sida dadka Somaliyeed u badan yihiin ayaa mar mar emotionku iga badiyaa.

Having said that. Anigu qof bina-aadmi ah ma dilin, ma dhicin, ma dulmin, mana amrin in intaa iyo in le'eg lagu sameeyo. Gabdhihii Somaliyeed ee hufnaa ma faraxumeyn, mana ihi kan maanta ku qasbay in wadamada gaalada ay Booyeesooyin ka noqdaan ama meelo dhexe iyagoo Carabta u dhuumanaya lagu kufsado. Maanta wadanka aan ku suganahay waxaa ku nool intaas oo hooyo iyo aabe iyo ayeeyo iyo awoowe aan waligood ku fakerin inay wadan gaalo yimaadaan amaba lagu aaso. Walaahay cabsida ugu weyn ay qabaan waa inay ku dhintaan dhul gaalo. Caruurteenii iyo waalidkii waa is la'a yihiin. Cuduro iyo dhaqano aan wadankeena lagu aqoon ayaa maanta dadkeenii caado u noqoday. Marka maxaa intaa oo dhan sababay? Ma dhul iyo dal baanan lahaeyn? Ma gaajo iyo faqri ayaa qurbaha na keenay? Runtu waa maya. Dadkan waa dad la soo bara kiciyey, waa dad dadkoodoo lalaayey, waa dad xoolahoodii la dhacay,waa dad dhibaato aduun la tusay. Haddii aad aniga igu sheegtay xumaan, oo aad tiri meelo badan oo aad dadka ku cayday ayaan arkay, kuwaa maxaad ku sheegi? Miyeyan ilaah laheyn? Mise iyagu sharci ma qabto?

Tan aan meeshan ku qoray. Gedo waa dhul somaliyeed inkastoo ay wadanka ugu kulushahay, xumaana la doonimaayo. Lakiin anigu cayda ma bilaabin ee haddii ay cadaalad kaa tahay kan naagaad tihiin na yiri bal u jawaab.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wacdiye

Monday, March 26, 2001 - 05:00 am
Subxaanalaah caaydu waa xaaraaam
iska Daaya caayda haddii aad tihiin Dad Muslin ah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sureer

Monday, March 26, 2001 - 07:15 am
Garoowe, Allah ya ciizak!
Aduunka waxaa ugu xun nin aan qiiran godobta uu galo. Somali weyn inta xaaqqa taqaan waa ogyihiin Marexaan dembigga uu ka gaaley Majeerteen. Caruurtee la agoomeeyey iyo into xoolahooddii la xaalaaleeystayba (whether thru nationalization tactic or clear robbery) waa joogaan maanta.

Majeerteen cay waxba ka qaadiimeeyso. Marexaanna kismaayo nabad ku ma deganaanayo. That is a promise.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Deeq

Monday, March 26, 2001 - 07:52 am
Ku:Wiilka Caytamay

Kismayo waxaa ka saray Mareexan dibna uguma soo noqon dontid sidaasna waxaad kaga baxday ood uga tirtirantay TARIIKHDDA SIYASADEED ee Soomaaliya.

Hadda wixi laga bilaabo waxaad la meel tahay BEELAHA ISKA DHEX-DHEXAADKA ah sida XAWADLE iyo DHULMAHATE IWM.
NAGA DAA MARKA CATOWGA.

Dowladnimadda 21 sano waa wakhti aad u dheer horana looma arag dibna looma arki doono. Bal horta adiga dowlad noqo ka dina heyso xukunka 21 sano markaas hadal.

H/GIDIR iyo Hawiye adigaa MANIFESTO la ahaa kuna jabay oo la ogaa wixi Xamar kugu garay.

H/GIDIR iyo Hawiye cidna kama baryeen xukunka Soomaaliya hadaan MAREEXAN tii la oga ku dhigin CAYDIID iyo Hawiye. Mase maqashay FERA QUMUMUC iyo Cayr tan ku gartay G/Gaduud.

Waryaa marki adiga Sacad kaa saray G/Kacyo labadda jeer, Mareexaan gacana wuxuu isaga hayay Cayr oo ah warankarka hawiye iyo Salemaan.
Gacana adiga yuu kaga xoreyay Sacad oo ah GANACSATADDA.

Ugu danbeynti tan ah Dumarka ku bashalka. Waa wax dhaca marku ragga dagaal galo.

WAXASE DHACDDA MARKA RAGGA AYSAN DAGALIN SIDA MAJEERTEEN IN GABDHAHA IYO WIILASHA ISKU SI LOOGU BAASHALO.

NOLOSHA QARKEED GEERIDAA DHANTA. XUSUSO XAMAR IYO GAALKACYO WIXI KUGU GARAY INTADAN ARRIMAHAAS SOO QADIN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhabad

Monday, March 26, 2001 - 11:36 am
TO:Garowe iyo inta kaleba;
Asalaamu calaykum waraxmatullahi
Ugu horeyn waxaan anigu aaminsanahay in dhamaan qeybaha ay ka kooban tahay ummada Soomaaliyed ay isku wada dambaabeen,haba lakala badsadee,waxaan ku sheegayaa khasaaraha dagaalka sokeeye ka soo gaarey reerkayga oo ka soo barakacay Xamar oo aan ku korney waxna ku baraney, in ahayd laba walaalahey oo ahaa ardey oo lagu dilay iyo hantideenii oo la dhacay iyo rafaad aan ka soo marey sidii inteenii kale ku badbaadi lahayd,waana arin ay nala qabaan dad badan oo Soomaliyeed oo si xaqdaro ama lagu dilay ama la bililiqaystey xoolahoodii,marka qof walbaa si buu u tirsanayaa in la dulmay,waxaase la ogyahay in ay jiri doonto maxkamad cadaalad ah oo aan eex aqoon,laguna kala bixi doono oo aan dood ka furneen go,aanadeeda taas oo ah maalinta qayaamo(The day of judgement).Hadaba dadkeena ka badbaadey dhibkaas dhacey, ma waxaan sii wadnaa colaadii iyo isfaham xumadii meeshaas na dhigtey,
mise waxaan raadinaa in laga gudbo ismarinwaaga iyo dagaalada xaqdarada ah ee dad Muslim sheegta la isaga horkeeno laguna guumado maato iyo xoolaba? Aniga waxay ila tahay fursad wax lagu hagaajiyo in meel walba loo istaago lagana gudbo caqliga ah Mindi Mindi ku taag oo ku dhisan aarsi aan dhamaad lahayn.Waxaan ku iri qoraalkaygii hore hadana ku celinayaa walaalaha ku hadlaya magaca Mareexaanku in ay ka fogaadaan cayda iyo wax ka sheega qabaa,ilka, gaar ahaan doodan oo aan dareemayo in caydooda iyo mida Majeerteenka la isku weydaarsanayo, taas oo aanan fahmin siday wax ugu tarayso mustaqbalka wanaajinta xiriirkooda dhaawacan. Hadii aad soo sheegtay dhibaatada dadkeenu ku qabo qurbaha iyo wadamada gaalada, ma in aan laba laabno dadaalka nabadeenta dadkeenaa? mise meeshii dilka gacanta ahayd baan dagaal qalinka ah u bedelnaa? Aniga waxay ila tahay in aan baadi goobno nabadeenta iyo is fahamsiinta dadka, si aan ugu noqono dalkii hooyo loona helo dad qof kastaa lagu qiimeeyo wuxu galo iyo wuxu gudo. Ugu dambeyn, hadii dadka madow ee koonfurta Afrika(Black south african) ay maanta nabad kula nool yihiin ayagoo awooda wadanka haysta, dadkii kula dhaqmey midab kala sooc(White Aparthied Regime), ma waxaa heshiin la,a dad wadaaga diin,luqad,midab,dhaqan,guur,degaan iyo waxyaabo kaleba? aniga waxay ila tahay maya, ee waxaa maqan hogaamiyayaal daacad ah oo furdaamiya khilaafkooda,waxaanse is leeyahay qabiilada badankood intii ugu shar iyo khiyaano badneyd baa hor kacaysa, in badan oo naga mid ahna waxay u sacbinayaan dabwadayashaas, dadkii iyo dalkii kala qoqobay.
Let bygone be bygone,let us stop spreading hatred and adding insult to injury, so much of our countries resources are in ruins, thousands and thousand of our fellow country men,women, and children were either killed or misplaced.
We have to change course and start bridging the gap between us, it is not easy but we can overcome godwilling with good intention.
May Allah help us. Nabadgelyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Garoowe

Monday, March 26, 2001 - 12:56 pm
Dhabad,

Niyada waxaad ka jeceshahay ilaahay hakuu sahlo. Shaki iigama jiro inaad tahay qof hufan, aniguse waa hore ayaan ka niyad dhigay Somalinimo iyo in aan mar danbe anaga iyo Hawie wada degno. Waxaan boqolkiiba boqol taageersanahay goboleysi Puntlandna waa noo dhisan tahay. Kii noogu yimaada oo Dawlad iyo wax la mid ah nala soo doonta waa jihaad kii ugu danbeyey anigaa ugu horeeya inta qoriga qaadaneysa. Markaana waa jihaad ilaahna igu caadibi maayo dhiiga qofkaan dilo.

Harti ama dadka dega goballada Puntland diyaar ayey u yihiin in ay Somali wadanka la qeybsadaan laakiin qaa-inimo danbe iyo Hamar oo aan dib ugu noqono amaba wadanka laga maamulo waa dhamaatay oo taa niyadaada ka saar.

Deeq,

Ilaahay ma cafiyo qofkii intuu dambaaba intuu ka toobad keena hadana danbaaba, marka anigu cay kuugu noqon maayo. Si kastaba ha ahaatee, MJ waa dad ilaahay faro ka dhigay, hadaadan tariikhda xaqireyn waa dad xaadar soo jireen ah lahaa waa dad dega dhulka Soomaaliyeed inta ugu badan. Waa dad maanta dagaalkii sokeeye ee dhacay in iyaga wax loo geysto mooyee aan xad gudub badan sameyn hadana waa kuwaa maanta Somali ugu nolosha fiican. Marka maxay caydaadu naga dhimi, ma anagaaba kuu heysanaa inaad qori korkayaga ka qaadi karto.

Waxaad sheegatay inaad Ceyr la dagaalantay war hadaad run sheegeyso ma Majeerteen ayaan dagaalkaas kugu taa kuleyn? Gormaan ogalaanay in wax laguu geysto? waliba intaad ragayagii intii ugu fiicneyd aad qaarna geed ku xirteen qaarna xabsi ku gurteen oo ay ilaa iyo maanta kalyaha iyo beerka ka bukaan ayey Majeerteen dekadii idiga tageeradaa awgeed u xireen si ay cadawga kaaga dhiciyaan. Ina Siyaad intuu naga dilay hadaan nalaga dilin maanta Caydiid iyo wax la mid ah lama maqleyn. Waase xaal aduun oo hadaba waan ka soo kabsanay wixii hada ka danbeeyana sky is the limit for us.

Hadaanan quwad aheyn Gaaljecel bal qof kale daayee maanta nama cayeen. Qaarbaa waxay yiraahdaan "Waxaa la idiin maagayo waa xukun jaceyl" Ilaah ka baqa ee ma runbaa? Goormaan xukun doonay? Goormaan Somalinimo diidnay? Nin MJ ah ee xukun qabta C/rishiid Cali Sharmaake ayaa ugu danbeeyay ilaah ha u naxariistee, isgana in 4 ka yar ayuu hayey. Hawiye intee ayey xukun hayeen maa la sheego? Idinka kase intee hayseen oo tiini maa la sheego? Marka baroortu orgiga ka weyn.

Somali waa jealous and must admit it. Maamulka iyo ismaqalka iyo waxgarashada iyo biniaadanimada ayaa naloogu ciil qabaa. Waxaa kale oo aan Soomali siyaasiyiinteenu dheer tahay arigtida dheer iyo burjiga uu ilaah ku maneystay. Adigase waan ogol nahay inaan kula qeybsanee deeqow doqon ha noqon oo dhurwaagu yuusan cidlo kuugu cunin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, March 26, 2001 - 04:26 pm
YAA CIZAK SHAAHID
LET US CLOSE THE TOPIC BY YOUR COMMENTS
" Sunday, March 25, 2001 - 06:25 pm YAAB!!! WAR MAREEXAANKU WAA GEESIYO AAN SOO JEESAN OO AAN U KALA HARIN DAGAALKA SIIBA MARKAY DAAROODKA LA DAGAALAMAYAAN.(KISMAYO AYAY KA DHACDAY).
WAA GEESIYO LAGA DAREERSAN KARO DAWLADNIMADOODA HANTIDOODA IYO DUMARKOODABA.(XAMAR IYO GEDO AYAY KA DHACDAY).
WAA GEESIYO GARYAQAAN A OO MARKAAD DIDSATO SI TOOS AH AYAY KABAHA KUUGU QAADAYAAN.(CAYR BAA MARAG KA AH).
WAA WAX GARAD OO MARKAAD LAYSO HOGAAMIYE AYAY KAA DHIGAYNAYAA(INA CAYDIID IYO CABDI QAASIM AYAY ISKU HAYAAN).
WAA GEESIYO OO HADDAY CARARAAN AAN GADAAL SOO FIIRIN ILAA AY XUDUUD KALE GALAAN(SIYAAD KU DHINTAY) ISKU SOO DUUB, SINJI SUULASHAA LAGA DAYAA LAYAAB MA LAHA HADDAY IN AY KABAHA U SIDAAN RAGII QAXOOTIGA BADAY OO DUMARKOODIINA KU BAASHAALAY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, March 26, 2001 - 05:07 pm
To: Garoowe


qaniis qaniis dhalay aloow maxaan kuu arki waayey adigaan
anigu waxaan is dhahayey majeerteen dambi baa laga galey balse wey ku fiicneyd wax walbo oo ku dhacey

xasuuso waxaad tiri
waxaad tiri waxaan leenahay quwad ma e heen inuu na caayo gaaljecel

aan mid ku iraahdo Gaaljecel gaarimeysid iyo Hawiye

naagayahoow Soomaalidu waa ay idin wada nacdey maxaa yeeley waxaad tihiin dad afdheer oo faan badan
hana isla meel dhigina Mareexaan,
mareexaan sidiinoo kale uma afdheeree

sharmuutadiinii xataa hadii dabada laga galinayo wali waxay leedahay ma-anoo ah majeerten ma anigoo kan ah
aduunyadaan idiin nacney hadaad tihiin Majeerteen
inaad saad u wada dhan tihiin wada dhimataan mooyee faan beena iyo caay, aflagaado deenmeysaan oo aan jirin baan idinku nacney


LOVE ALL SOMALIS
except
the most hatred tribe majeerteen

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gaaloos

Tuesday, March 27, 2001 - 05:40 am
u both wrong , weither ur mareexaan or majerteen,,,,,,,,, Jubada hoose is for Gaal-Jecel


no doubt baby,,,,,,,,,, ok?,,,,,, but we know who resides and who not so don't urgue that brother's,,,,,,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geri-Koonbe

Tuesday, March 27, 2001 - 01:27 pm
Aabihiin Alla Shid Ileen wuxu Dhabayaco ayay isku ahaayeen. War intaad is cunaysaan maa ninka Ogaadeen u jaawaabtaan. Waxaan aad u hubaa kadib markaan akhristay maqaalka ninka bogga isagu furay inuu Ogaadeen yahay. Marka, bal Mareexaan iyo Majeerteen maxa ay iska rabaan maad ujawaabtaan ninka isagu bilaabay aflagaadada.

Maxaa idinka is kiin tusay labadiinaba waxa uu idinku tilmaamay "midgo". Mise nimankan Ogaadeen cabsi xoogaa leh ayaa laga qabaa.

Geri Koonbe

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

faqash

Tuesday, March 27, 2001 - 01:40 pm
waxaa la yaab leh ..in kuwii maxamed siyaad magaalada keenay ay maanta aduunka nooga dabo yimaadeen.......mid heesaha kacaankka ku heesi jirey ayaa maalin dhaweyd waxaan arkay isaga oo nabi amaan u badalay.markaasuu aniga wuxuu igu eedeeyay inaan faqash ahay...............war reerku ma waalanyihiin mise waa iska samreen

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Caaqil

Wednesday, March 28, 2001 - 05:37 am
To: Deeq

runtii waa ka yaabay cuqdada aad kuu dishay waxaan aallah kaaga baryayaa in aad k acaafimaadin,.

Markaan hadaladda u dhabagalay waxaan ka ogaaday in aad aheen nin kaligiis wax iska celin kara sababta oo ah Kismaayo mooryaan ayaa qabsatay hadaa qabsan laheed ragga nimo ayaan ku siin lahaa magaranaayo in aad damiir leedahay sababta oo ah Mooryaantiin gado oo dhan gacanta ku dhigtay ilmahaaga xasuustay iyo gabdhihiina kufsatay in aad maanta gacmaha u hoorsato adinka iyo gudoomiyihiina ina Masale.

Mida kale aad leedahay Majeerteen ayaa fulaya ah taas waxaa cadaynaysa in ay Haweyaha oo isku duuban ay galkacyo kantaroolkeed aay soo gaari waayeen markay qabsadeen, adigana ay aabiheen ay soomaliya ay kasaareen ma meel ayaan kawada hadli karnaa?? runtii waa in aad u mahad celisaan Moorgan asagaa mar walba naga hortaagnaa in aan si fiican idiin tarbiyeeno.

marka lahadlayo waa in taariikhda la isticmaalaa ee adig ahadaan ahaan lahaa madaxa kor uma qaadeen.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, March 30, 2001 - 12:48 am
Waxaan oran lahaa nin walbow xumaanta aad samayso
adiga ayaa laguu ciqaabi intaad idinku isku jeedaan ayaa dhulkiinii amxaaro qaadanaysaa
Ilaahay kacabsa oo cadawgiina garta kolay,ilaahay
kacabsigana dad ayaa dood kakeeni ninkee ayey maanta
madaxya weynta somaliya wareerisay qoyskooda ubiilaan qof walbowba noqo qof ummada wax khayrqaba ussoo gudbiya wixii dhacayna aan ummada
dib usoo xusuusinin war ilaahay halaga cabsado walaalayaal soomaali oo dhanna way wadawanaagsantahay cid-cidkafiicana majirto illaa ilaahay sida loogukaladhawyahaymooyee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

tahliil

Friday, March 30, 2001 - 02:43 am
Caaqil nacas

waar aamu doqon yohow aan waxba kala garan ,,dee sacad baa kula dagaalamee dadka oo dhan ha wada qabsan,,,,,, ma abgaal iyo murusade iyo xawaadlaa gaalkacyo kuugu yimid,,,,,,, oo ayagu tiro badanaa, mar ayagaa dhexdooda is dilayey,, habargidir v abgaal,, mar kale Gedo ayeey mareexaan kula dagaalamayeen sidoo kale kismaayo,,,,,, ma jinbaa la shaqeeya ,,,,,lol,,,,,,,

xishoo dee oo sacad eedee umada kalena amaan sii,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shangaani

Friday, March 30, 2001 - 02:47 am
aniga labadooda waa ii siman yihiin oo kalama jecli waxaanse sheegi lahaa mareexaan waa rag yaqaan waa iska kaa celinaa,,,, laakiin majeerteen asi hadal lee ka batay,,,,,, waa wada beesaaniyaal oo aan dakgaal jecleen lol,,,,,,,, afka lee ka dagaalamaan,,,,,,,, sweden meeshoo footbal lagu dheelo oo la isugu yimaado habeen kasto koo marax ah oo sacad ah aa fadhiisinaa asi garoonka hooyadiis ma leh wuxuu iska dhigaa taliye camal,,,,, yaa sheekadaas lagu maraa mj kaliya lol,,,,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ashaagire

Tuesday, April 03, 2001 - 03:03 am
war ilaahay kacabsada oo qabiilka nagadaaya
reerbadiye kasta qabiil ayuu wax wanaagsan mooda,
yaa walaahay adiga ayaakashalayndoona wax qabiil,
lagu kaftamona ma aha.
keena wax caqli ah subaxwalba ummadda hakula sookalihin qabiilkaygaaa kaaga kafiican.
calilaaweyahow ama waxbaro amashaqaysta caydh qa,
xooti ah ayaad tihiin markaasaad qabiilgaygaa kaa,
ga kafiicalasookalahaysaan.
kuligiin waxaan ummalaynayaa in aad wada dhiig islaam qabtaan, waayo sheeko aan qabiil ahayn mahaysaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, April 03, 2001 - 05:28 pm
mareexaan hadday faa'iido leeyihiin ama wax garad yihiin hadda ayay is cunayaan wakhtigaan xaadirka ah ee la joogo oo aan tacsiyahoodi kalagaari weynay, marka ha hadlinina ee iska aamusa kalmadahaas uu shaahid yirina waa runtiis oo anagaa markhaati ka ah teeda kale waxay soomaalidu tirahdaa rah baa biyo laga waraystay waxaana lagu yiri rahoow biyo ka waran wuxuuna ku jawaabayna waad garanaysaa waadiga nacaybka majeerteen ku fogaaday oo uu kiinii ugu weynaa iyo soomaalida inteedii kale ee usoo jaajuusi jirtay isku dayeen inay majeerteen tirtiraan una suurageli weyday maantana 100% ay si walba idiin dhaamaan mareexaana aan weydiino meeshii ay geeyeen hantidii dad weynaha waa ayag cayrta wada ah maantaye mise sidii rahii baad leedihiin futadeena ka daya

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, April 03, 2001 - 05:56 pm
aan usoo noqdo oo ujawaabo midka ogaadeenka sheeganaya horta biniaadamku caqli iyo maskax ayuu wax ku maamulaa una malayn maayo inlaheli karo dad badan oo ogaadeen ah oo wax garad ah.
waligiinna waxaad sheegataan dhulkii laydin dejiyo
oo aad caano booraha ku cabtaan siyaad barre ayaana gardarada iska lahaa oo soomaali dartiin dagaal u galiyay. waxaad sheegateen jalalaqsi ilaa wabiga laydin ku guro waxaad sheegateen waqooyi illaa uu isaaq dabada idinka soo laaday kismaayona waad ogeydiin wixii dad idinkaga dhintay ilaa aad u yeerateen hawiyihii iyagu heshiiska idinkaga baxay maxaanse dnikala hadlayaa haddii ay toban idinka dhimato iyo haddii ay kun idinka dhimatoba waa ogaadeen oo xikmadina u kordhi meyso xikmadina ka lumi meyso

!!!!!!!!! tana waxaan u qorayaa dadkaan majeerteenka ku waashay oo beyjkaan wax ku soo qora majerteen wuu jiraa waligiisna wuu jiridoonaa nacaybkiinana waxba u dhimi maayo inuu siku jeclaado oo uu kuxoogeysto mooyeeama isdila ama caytama waa mid idinka idiin taalla majeerteen person will be proud for ever no mater what becouse we dont have any guilt or any thing to worry!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Deeq

Wednesday, April 04, 2001 - 06:19 am
Waad iga garhesheen wiilasha majeerteen, doodiina intaas ayaan uga haray ee nabadey!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Deeq

Wednesday, April 04, 2001 - 11:09 am
WAA LA IGA BEEN ABUURAY MARNA MA QORIN WARKA LEH:
WAAD IGA GAR HESHEEN WIILASHA MAJEERTEEN.

WAXAANA TAAS KA MARKHAATI AH DOODDA BOGGAN NAGU DHEXMARTAY.


Majeerteen MANTA WAXAAD II CADEYSEEN IN AAN SI XUN IDIIN DHAAWACAY MADAMA AAD KA BEEN ABUURTEEN MAGACEYGGA.

WAXAAN AAD UGU FARAXSANAHAY IN AAN HADAL IDINKU DHAAWACAY OOD HEERKAAS GARTEEN.KA WARA?A HADAAN IDIN HORFADHIYO.
MAHADSANIDIIN WAAN SII WADI MANA JOOJIN DOONO IN AAN RUNTA KA SHEEGO DHASDHASKA IYO DHAQAN XUMADDA TARIIKHIGGA AH EE MAJEERTEEN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, April 04, 2001 - 11:58 am
Dhebayaco iyo Daaroodkiina kalawba weligiin niicleeya idinkoo baalku idinka qoyan yahay oon cidi idin aqoon oo qaxooti ah oon hanti lahayn ayuu magacii Daarood Mareexaan hawada sare geeyay,war mareexaan waa gob Ogaadeen qaxooti dhabayaco khaniis badan nacnacda meesha kala taga waakaa Hawiye ••• idinla dhacaya ee aad Isaaqa kabaha udhaqaysaan nabsi ga...... baa layiri?

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.