site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

TIROKOOBKA CUSUB EE SOOMALIDA

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics (Current): TIROKOOBKA CUSUB EE SOOMALIDA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TIRIYE

Thursday, March 22, 2001 - 07:15 am
HAWIYE 9 MILYAN
DIGIL IYO MIRIFLE 1 MILYAN
ISAAQ 800 KUN
DIR 500 KUN
DAAROOD 500 KUN
INTA KALE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, March 22, 2001 - 07:51 am
TO:Tiriye saaxiib ma'aha saad u maleeso ee qaarbaad qaladey

HAWIYE 9 million
DIGIL/M 1 million
ISAAQ 3 million
Daarood 2.5 million
intakale 1.5 million

TOTAL: 17.000000


RUUFIYAANIINTA INGIRIISKA MALAYAABTEEN WAXAY GALIYEEN BBC INTERNETKA
WAXAY YIRAAHDEEN SOOMAALIDA OODHAN BAA AH TODOBA MILYAN
HAWIYAHA AYAABA KABADAN TODOBO MILLION TAASI WAXAY NATUSEEYSAA INEY NANECEBYIHIIN
INKASTOO LAGA YAABO INEY KAWADEEN HAWIYAA AH TODOBO MILYAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NO_MORE_DAAROOD

Friday, March 23, 2001 - 12:57 pm
soomaalida waa hawiye kuligood. daarood waa hawiye, isaaq waa hawiye
waxaas taas kuu cadeeyn karo qof kasta waxuu maanta rabaa inuu hawiye noqdo sabatana wax kale maaha tiradii ayay ka bateen oo xoog iyo xoolo lagu gaari maayo midda kale xamar waa loo xiisay.
Marka laga bilaabo anigoo ah warsangeli daarood waan ka baxnay daarood sida ogaadeen iy mareexaan uga baxeen. dhulbahante isuguna arji baa laga aqbaly sideey wararku igu soo gaareen.
bari majeerteen malaay dabasho kali yaqaan baa jooga waxaana lagu qiyaasaa labaatan kun.
isaaq dhulkii oromo (asalka HAWIYE ) ayaa la wareegay dhulkii. marka adiguba caqli waa leedahee maxaa hawiye dhaama, ma eelaay tuugsadaan noqdaa? maya? maya yemeni muwalad ah baan noqdaa ? jawaabtu waa maya...
waxaan rabaa inaan hawiye ku biiro,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAWAADLE

Friday, March 23, 2001 - 01:03 pm
CEYR >>>>>1.5 MILLION.
REST OF HABAR GIDIR 1 MILLION

ABGAAL 2 MILLION
MURUSADE 2 MILLION
REST OF HAWIYE 3.5 MILLION
ISAQ 1.5 MILLION
DAAROOD 1 MILLION
EELAAY 2 MILLION
REST OF SOMALIS .5 MILLION
TOTAL SOMALIS 13 MILLION
UNLUCKY 13..........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, March 29, 2001 - 03:28 am
waar nimanyow anigu waxaan garan waayay stats kan halkay ka keeneen hawiya talow ma lugaha dadka inta nool iyo intii dhimatayba ayay tirshaaan anigu yaabaye !.. mise meeqaan daridooda faanabay isleeyihiin.. Horta waxa fiican si u haasaawuhu inoogu fiicnaado in cay, hadal turxaanle iyo hadal duurxulaba la iska ilaaliyo. beenta se meel marka ah waa loo baahanyahay waayo lol waayo reer waliba iga tiiri yaan lagaa badinbay ku jiraan maanta laakin beentaadu mid run u dhow oo lagaa siisto ha noqoto hadaad tidhaa hawiye waa 9million soomaali inteeda kalena waa 5million iyo waxaan dhaamin dee cidi kaa siisan mayso hadaanad ahayn sidii odaygii indha'ha la'aaye maalin indhu u dilaaceen ee arkay bakaylaha hadan indha beelay lol ee marka wax weyn la soo hadal qaadaba ku qiyaasi jiray am ku matali jiray bakayluhu arkay "bakayle ma lee kaa hada maroodaa laga hadlyaa am markab bad dul mara" lol.

bal hada anigu aan imagination kayga idiin sheego.

soomaali waxay u kala baxdaa hawiye, isaaq, daarood, Dir koonfureed, raxanweyn iyo qaar kaloo badan.

tirada soomaalida wax lagu qiyaasaa inta ku nool dhul soomaaliyed 8million inta ethiopia joogtan 3million inta jabuuti kunool 1million inta kenya joogtana 300kun.

soomaalia
---------
Hawiye 3million
isaaq 2.5million
daarood 2million
raxanweyn 1million
others baaqiga u saydh ninba intii ku dhacda

Ethiopa
--------
Darood 1million
Isaaq 1.3million
other Dir 700million(as Ciise, Gudabiirsi, iwm)

Jabuuti
--------
other Dir 400kun (ciise, Gudabiirsi)
Isaaq 300kun
canfar 3ookun

Total
------
1) Isaaq = 4.1Million
2) Hawiye = 3Million
3) Darood = 3Million
4) Dir West&South = 1.5Million
5) Raxanweyn = 1Million

soomaalia hawiyaa ugu badan isagaana ka boosa somaliland isaaq baa ugu badan iyagaana ka boosa.

Ninkii ku farxoow farahaaga leef kii ka naxoowna futadaada leef.

hadal laguma taagnaada'e waan ka baxay anigu

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.