site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Somaliland la!aani waa soomaali la,aan

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Siyaasdada Guud - General Politics: Somaliland la!aani waa soomaali la,aan
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muktar mohamud abdalla

Friday, March 23, 2001 - 05:01 am
Walaalayaal run ma rabtaan? Haddii run la rabo
oo rabo in ay soomali dhisanto ha loo tago soomali
land oo ha la yiraahdo walaalayaal iska raali ahaada.Hadii ay soomaliland ogolaato in ay soomaali raacdo,puntlandna waxay ogolaaneysaa.
Haddii ay soomaliland la hadasho Xuseen caydiid,
Suudi yalaxow iyo Cisman Caato waxaa aan shaki ku
jirin in heeshii dawladnimo iman karo. Kuwan
dawladda sheeganaya ee Jabuuti lagu soo dhisay
in ay guul midnimo ah keenaan ha ka sugina.
m.muktar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Garoowe

Friday, March 23, 2001 - 04:42 pm
SomaliLand controls Puntland, what an idiot you are. I can't stop laughing. No one controls Puntland but only Puntland people. We decide our future and we have already made up our mind. No more thugs like Mr. Qasim who knows nothing but what the old dog that died tought him. dream on, our ship has sailed along time ago and we see a rewarding future.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

faisal

Wednesday, April 04, 2001 - 04:39 pm
waxaa wax laga naxo ah in ummada soomaliyeed ay u taliyan niman danahooda gaarka ah wada wata.hatii ay joogaan puntland somaliland iyo waliba kuwa eithopia ku shiraya........waxaa sidoo kale mudan in farta dhiiga leh lagu fiiqo kuwa dowlad ku sheega ah ee hotel ramadaan......yaa doortay yeeyse matalaan..........somali land waa ka soo horjeedaa puntland waa ka soo horjeeedaa ......wa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, April 04, 2001 - 05:51 pm
Fad ama hafadin waa laydin fadsiin
MARKA HORE

HAWIYE AYEEY JIRTAA SOOMAALI FUTURE KEEDA
HAWIYE CID UU KALA TASHANAYO MA'AY JIRTO ARIMAHA SOMALIA ETHIOPIAN KUWA RAACSANA WAXAA LOO WASI DOONAA SIDII HADA KAHOR AYNU U WASNEY ETIOPIAN 1977 HAILOOBINA TAAS BUUGA TAARIIQDA WEY UGASHEY HAWIYE,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOMALI MA JIRTO

Wednesday, April 04, 2001 - 11:40 pm
DAD YAHOW SOMALI DAL LA JIRAAHDO MA JIRTO.TA ISKA ILOOWA.BERI BAY JIRI JIRTAY LAAKIIN WAA LAGU XARAY.AF WAYNE AYAA KA MID AH ISAGA IYO XULUFADIISA.WAANA LA ASAY SOMALIYA.MARKA NIN WALBA INTAAD BUHU-BAHAGA ISKA DAYSID DHULKA KA TAASHO.WAA HAADI AAD DHUL LEEDAHAY HADII KALE AFKAAGA HAYSO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ThugHater

Tuesday, April 10, 2001 - 07:38 am
TO; Ananymous;
Waxaa nasiib daro ah in nin is mooday inuu taariikh hayo uusan haddana taariikh hayn. Waxaan la yaabay inaad Hawiye oo Somalia iyadoo dawlad ah midaysana yimid, maantana ka dhigay sida ay tahay, aad kibir iyo faan meesha la fadhidid. Haddii aad caqli iyo garaad kugu filan lahaan lahayd, taasoo aadan lahayn, waad aamusi lahayd waxaanad dhihi lahayd, Somali wayney na cafiya gafka iyo foolxumada aan u gaysanay Magaca Somali, Diinta Islaamka, iyo Qarankii iyo Calankii Soomaaliyeed. Waxaad dhaliil u soo jeedisay groupka Ethiopia ku shiraya oo aad tiri waan wasaynaa. Marka hore ma is waydiisay cida ay yihiin. Waa Hawiye. Waa Habar Gidir, waa Abgaal, etc. Waxayna kula joogaan oo waliba Carta group uga xoog badanyihiin gacan ku haynta Mogadishu.
Waxaad kaloo ku faantay dagaalkii Ethiopia oo Soomaali oo dhami ay wada ogtahay doorka ay ku lahaayeen militariga Soomaaliya beesha Hawiye. Inaad Somalia aayaheeda sheegato adoo kaligaa ah kuna faanto guul amaba guul daro ay Somali-wayn gaartey dhammaanteed, markale, waa kuu maangaabnimo. But again, you are who you claim to be-right!!!!!

N.B. Mukhtar fakarkaagu maxumayn ilaa aad badda cas dhexda ka jiirtay oo aad tiri, Somaliland haddii loo yeero Puntland-na way iman. Marka hore, unlike Somaliland, Puntland dastuurkeeda waxaa ku qoran inay gobol Soomaaliyeed tahay markii dawlad Soomaaliyeed oo daacad ah ay dhalatana ay ka mid noqondoorto, perhaps as Federalism. Soomaalinimo Puntland madiidanee waxay diidantahay Soomaali ku ciyaar thanks to the Mogasishu thags.

ThugHater!!!!!!!

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.