site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Beesha Jidwaaq oo Samaystay Gudi Sare

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics (Current): Beesha Jidwaaq oo Samaystay Gudi Sare
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jidwaaq

Friday, March 23, 2001 - 08:27 pm
Beesha Jidwaaq ayaa sameystay gudi Sare oo Danaha Jidwaaq u fuliya, Gudigaas oo ka kooban 69 Xubnood.Waxaa la magacaabay Gudoomiye iyo Ku-xigeeno iyo gudi fulineed, oo Xarunoodu tahay Muqdisho,Lamona ku leh Xagar(jubada Hoose) iyo Bu'aale(Jubada Dhexe). Ka dib markii Beesha Jidwaaq xaqoodii la mara habaabiyey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

harti

Saturday, March 24, 2001 - 06:04 pm
waan soo dhawayneynaa hadii ay jidwaaq sameysatay gudi iyga u gaar ah oo ka madax banaan ogadeenka, hadii aan majeerteen nahay 100% waan tageeraynaa.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.