site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Siyad Maxamed taaladiisii ma la soo celing doonaa???

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Soomaalinimo - Nationalism : Siyad Maxamed taaladiisii ma la soo celing doonaa???
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warsame

Sunday, March 25, 2001 - 09:40 am
Waxaan rabaa inaan ogaado fikrada aad ka qabtaan in la soo celiyo Taaladii Sayidka. Xamar ayaan tagay labo asbuuc ka hor waxaana iigu danbaysay 91kii. Waxaabo badan oo aan aad uga naxay aan soo arkay. Laakiin halkan kuma soo koobi karo, balse waxaan rabaa fikrada aad ka qabtaan arintaas iyada ah. Maamulka cusub wuxuu ku talo jiraa inuu soo celiyo dhamaan taalooyinka dadkii naftooda u huray qadiyada Somalinimo oo ay tan sayidku ugu horayso.

Waad mahad san tihiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, March 26, 2001 - 04:44 pm
ARYAA HAL FAQASHOOW AHAAY EE HA NAGU SOO CELIN DAMEERKAAS, WAXAW AHAAY KII YIRI "MAANTA KA HOROW HAWIYE MA DIRSAN,MAANDHOW IN AAD HALYAY LEEDIHIIN LABA ARKI DOONE!!!!"
XOOW NAGA RABYAY QARNI KA HOROOW?
XAAN KA SAMAYNAY?
XABBA ?
YAHOOY CALI MAHDAAN SAAREYNAA AMBA MUUSE SUUDI
MAHAAD NINKAAN U RABTID

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, March 26, 2001 - 06:23 pm
FIGRADA AAN QABO WAXAY TAHAY INLASAARO
MAXAMAD QANYARE ILEEN ASAGAA U QALMEE AMA MUUSE SUUDI AMA IN CAYDIID

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xiinfiniin

Tuesday, March 27, 2001 - 11:29 am
waa in taalo loo dhisaa
Ismaaciil Mire
Carab Ilaawe
Farax maxamuud Sugule
Gambool

waa in taalooyinkooda laga taagaa

dhulka walaweyntu degto
si loo ogaysiiyo inay soomaalidu dhaqan leeyihiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Samer

Tuesday, March 27, 2001 - 02:20 pm
Waad Ku mahadsan Tahay Su'aashada Warsame. Waana ka xumahay in dadkaan aysan ka jawaabin su'aashadii. jawaabtu waa maya ama Haa taasoo u baahan in lasii fasiro sababta aad u dooratay.

Aniga Ahaan waxaan aminsanahay inuu sayidka taariiqdiisa la inkiri karin. Taalo Haloo dhiso ama yaasan loo dhisin. Waan ka xumahay in maanta Somali kala saari ladahay Nin Wadani ahaa iyo kuwa maanta dadkoo 10 sano dhibta ku hayo.

Markey ahaatoba waa loo dhisi, lakiin ma umaleynaayo in Moqdishu noqoni.

take care.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gaagale

Sunday, April 08, 2001 - 12:34 pm
hawiye waxaa yaqaana majeerteen waayo boqaradii hore ee majeerteen waxeey raran jireen hawye markaa kadib waxaa soo baxay maxamed siyad oo heeryadii ka tuuray kadibna asagii bey dib ucuneyn abaal laabayashii idin katagyee bal tashada
somaliweynee taladii somaliya waxeey talaa nigeria yaase dhaxalka qaadan doona
maxaa wacay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, April 09, 2001 - 06:59 am
ma arko in marka le lagu sooceeyo sanandii daarood ku kufriay iyo labdii sanan ee masjidka weyn laga dhistay dushiisa .

ina cabdule xasan waxa uu ahaa tuudg xoolaha ka dhaca reer ha taagta daran iyo agoonata waar ka sheekadan furay ma cali geribaa ,

SAFAR WAA LA TAKULIN JIIRE LA TAYIISAYNE
ISNA INTUU TURUQYDAD JARAABUU TIMIRTA CUURTAYE
TALAYAANIGAASA MAHDIYA TANIN A WAA YAABE .

BARKADKII TUMAATIDA CADA TUHUNKI WAA BEENE
ARARSME MA TOOQSADO FARDDAH TAQAN TAQOODIIYE
TOWSATUNA CALI GARIBAY KU HADHI TAN IYO XATAAYE .

TALAATIINKA RABADADAN NINKII IDIN TAGLIIFAYAY
TOWBADDA IYO ASHAHAADAD NINKII IDIN TARAARSIIYAY
KUN TASBIIXSANAYU SIDII TASE GOWRACAYE
MA TAL YAANIGAASA MAHDIYA TANIN WAA YAABE .

TUNKA KA LEEFA DHIIGIYO ILMADDA IDINKA TIIXAYSA
TUDHAACADDA DAY WAA TAA KUFRIGA NAGU TILMAANTEENE
HADDAB TOOGA BAXA WAA JANADDA TALAXDEEDIIYE .


GABAYGAN WAXAA TIRIYAY NIN XUKUMI JIRAY BERBERA
OO LA ODHAN JITRAY CALI JAAMAC HAABIIL OO AL GEESI WAYN YAQAANAYNA INA CABDULE XASAN AHAAN NINKA KALIYA EE GABAY IYO XOOGABA UMADDA IYO MAATADDA UU DHACAY KAGA RIDI JIRAY .TAALAD IYO SANAMKA UU LAHAN WAXAY MARQAATI UGA TAHAY SIDA AY DIINTA UGA FOGAAYEEN ISAGA IYO KUWA U DHISAYNBA WAAYO IN SHEEKH AH TAALO LOOMA DHISO .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, April 09, 2001 - 12:08 pm
Oday jaahi ah oo Daarooda oo mar dhoofay buu ahaa wuxuu maqlay nebigaa duuli jiray oo gaalada wax kasoo qaadan jiray,dabadeedna intuu cimaamad cad qaatay buu ku yiri Daroodka oo markaa jahulo dabato u badanaa rasuul baan ahy ka bacdina kuwo badan diintay kaga fogaadeen,runtii odaygaa waxa meel xun gaarsiiyay oo wasay soomaalidii xadaarada lahaa sida Isaaqa iwm,wax la dafiri karo maahan,wabilaahi tawfiiq.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.