site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Ila Qosol ( Very funny)

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics (Current): Ila Qosol ( Very funny)
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kolombo

Sunday, March 25, 2001 - 09:50 am
Waa labo nin oo ilma adeer ah oo Majeerteen ah,midbaa waxuu leeyahay xaaska waan iska furayaa,
ina adeerkina waa la taliniyaa, bal dhagayso!.
A: Ina adeer Naagta waan iska furayaa!
B: O maxaa u furaysaa?
A: Ina adeer waa dhillo!
B: Duf kubax,war hafurin naagta.
A: Maxaa dhacay, waa najis naagtiye?
B: Balo! war maxaa dhabaysaa, doqon yohow?!.
A: Wallahi waa runtii.bes bes, waa kabay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ciise

Sunday, March 25, 2001 - 10:17 am
waa runtaa aduunka waa dadka ugu furitaanka badan sida balck americana reer majeerten oo is aba m arkaysid .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jama

Monday, March 26, 2001 - 04:59 am
very funy lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Madhalees story

Monday, March 26, 2001 - 07:21 am
LOOK LOOK ANOTHER FUNNY ONE


labo nin Majeerteen isla dhalatey
oo mid xaaskiisii madhasho noqotey

(a) boowe waxaan qabanayaa dibedaa iyo Yaman bal boowe ii ogow xaaskeyga ogowna waa madhashee oo wey ii dhali weydey canug
(b) boowe" haka walwalin waxaad soo laaban xaaskaagoo uur leh boowe"
(a) boowe" walee iyo bilee rag waxaa ugu roon adoo kale ku jecliyaa boowe"
(B) is my pleasure

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Princess

Monday, March 26, 2001 - 07:22 am
Waxaa caadeeyseen gaaraadkiinna intu dhan yahay. Waxaad la shir timaadeen naag hoosteedda inaad ka sheekeeysaan. Maangaab sempre maangaab.

Soo jawaaba. Cay aan naag @#$% ka sheekeeneeni ma haysaan.

Majeerteen has more prestige than any of you haaddii ee Somaalu weyn shir isug timaado, ee ruunta maad isku sheegtaan. Majeerteen waa idinka haybad badan yahay. Ka naxoo nafta waa!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qasaaye

Tuesday, March 27, 2001 - 05:54 am
To princess
war qofyahaw wakhti ha iskaga cayayaanka

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qasaaye

Tuesday, March 27, 2001 - 05:57 am
To princess
war qofyahaw wakhti ha iskaga lumin cayayaanka

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QARNI

Wednesday, March 28, 2001 - 05:01 pm
ISKA HADLOOW INA IGARE
HORAA WAXAA LOO YIRI [KAA FIICNE KUMA CAAYEE KAA LIITE YUU KU CAAYIN]WALAAL HADAAD SHARAF LEEDAHAY MADAN CAYDEEN QABIIL LEH SHIIKH IYO SHARIIF
MARKA WAXAAN U ARKAA OO KALIYA WAXXD TAHAY UN BAAD SHEEGTAY EE ISKA HADAL INTAAD DHARGAYSID
SHAQAYSANA CADAAB FAC WEYN
QA
ALAAA YAHDAAK INSHA ALAAH

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mooryaan

Wednesday, April 04, 2001 - 11:00 pm
LOOK LOOK ANOTHER FUNNY ONE

hada kahor baa nin reer Miyi ahaa oo dhaley caruur badan baa asaga naagtiisii iyo caruurtiisiiba waxay kasoo guureen dhinacaa iyo Gobolka Bari waxayna u soo guureen Magaalada Xamar
mudo kadib ileen waa ninkaas iska ah reer Miyiga ahe waxaa ku adkaatey noloshii magaalada maxaayeeley asagoo caruur badan lahaa buu hadana sii dhaley hal canug oo kale kadib ninkii reer Miyiga ahaa wuu fakerey wuxuuna go'aansadey inuu u tagi doono dhaqtar sheekadiina sidan bey udhacdey
(dhactarkii) Reer Miyi war maxaa kuu daran maanta sisibaad u dhibaateysan tahaye

(ReerMiyigii)dhaqtaroow dhaqaalo xuma ayaa i heeso caruurtii hore baan korin la'ahay mana rabo inaan caruur dambe dhalo ee seen wax yeelaa Boowe

(dhaqtarkii) maadaama reer Miyi aadan rabin inaad caruur dambe dhasho waxaan kugula talin lahaa inaad isticmaasho Bacdaan(condoms) kahor intaadan laseexanin sariirta naagtaada

(Reer Miyigii) haye dhaqtar waan isticmaali doonaa sida aad iisheegtey,
Ninkii reer Miyiga ahaa nasiibdaro habeen walbo intuusan wasinn Naagtiisa wuxuu laqi jirey hal xaboo ah Condom kadibna Biyo buu isaga dajin jirey wuxuu sidaa yeelaba dhowr bilood ka dib ninkii Reer Miyiga ahaa naagtiisii Uur bey yeelatey
Ninkii reer miyiga ahaa wuxuu u tagey dhaqtarkii kuna yiri daawadii waan isticmaali jirey hase yeeshee naagteydii Uur bey yeelatey ee maxaad been iigu sheegtey
Dhaqtarkii baa su'aaley ninkii Reer Miyiga ahaa
(dhaqtarkii) War Reer Miyi war maxaad rabtey hadana
(Reer Miyi) naagtii uur igu yeelatey xataa anoo isticmaaley dawadii aad iisoo qortey

(dhaqtarkii) war sidee baad u isticmali jirtey?

(Reer Miyigii) waan Laqi jirey dawada(condoms) kadibna biyo baan ka daba cabi jirey Boowe

(Dhaqtarkii) war Reer Miyi balo haku gu dhacdee waxay aheed inaad guskaa galiso condomka aan ku siiyey ma eysan eheen inaad cunto sidii cuntadii

(Reer Miyigii) sug bal aan hada gashadee guskaa Bacda(condom)
oo maxaa dhacay weynin badanaa bacdu, smaller size maheesaa dhaqtar

(dhaqtarkii) War Reer Miyi bax orodoo aad gurigii oo qubeesana waad ureesaaye bal wajiga iska dhaq iyo sanka
(Reer Miyigii) haye Boowe mahadsanid iga raali noqo ma'aanan qubeesanin lix maalin sababtaa baa u urayaa'e,

(dhaqtarkii) Tolow naagtaduna ma kula midaa oo miyey saa u urtaa
(Reer Miyigii) war ha iga caayin naagta Duf ku bax Mooryaanyahoow

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.