site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

**MURUSADE CURUDKII IYO CAAQILKII HAWIYE **

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics (Current): **MURUSADE CURUDKII IYO CAAQILKII HAWIYE **
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

H/ceeno

Sunday, March 25, 2001 - 02:17 pm
Murusade hadaan nahay waxaan aaminsanahay Somali iney noqoto mid, manihin qabiil kasoo horjeedo horey usocoshada Somaliya waxaana warwalba ku dadaalnaa inaan heshiis ka dhex abuurno Hawiye
iyo inaan dhedhexaadino dhamaan Somalia Ma aanu lihin cadow maxaa yeeley waanu muteysaney.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, March 25, 2001 - 03:27 pm
MOORYAAN MOORYAAN DHESHEY
HAWIYA MAAHIN ANAG

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hillaac

Monday, March 26, 2001 - 02:44 am
H/ceeno

Walaal Qaati ayaan kaa taagannahay Murusadana ma tihid oo waa ku ognahay fadlan arrimaheenna iyo magaca murusade ee aad meel walba ku xarriiqeysid iska daa, Sow adigii yiri Anigu murusade ma ahi mar dambana wax ku saabsan soo qori maaayo ee iga raalli ahaada.
Walaalow faraha naga qaad.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

C/sabti

Monday, March 26, 2001 - 06:09 am
To: Hilaac Saaxiib anigu wax xun kama aanan sheegin Murusade

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

C/sabti

Monday, March 26, 2001 - 06:18 am
To: anigu xataa hadii aan aheen Murusade waa ey i dhaleen waana kaa badiyaa
maxaa kaa xanaajiyey mise jiro xanaaq ah baad qabtaa


take a deep breath

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

quruxley

Thursday, March 29, 2001 - 05:54 am
war heedhe Gugundhabe saw ma aha hawiye curudkiisa, maxaad meesha ku soo qortey, mise waad qaldantey oo hawiye ayaadan kala aqoon

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MUDULOOD

Thursday, March 29, 2001 - 09:34 am
ANAGAA AH CURAD HAWIYE MUDOLOOD,
EE BEENTA KALA TAGA DADQALATAYAHEEY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Murusade

Thursday, March 29, 2001 - 09:03 pm
** Somaliyeey ilaahiina kabaqa waa waqtigii aan ogaanleheen qabiilka dhibaatada uu u geystey burburka wadankeena iyo dhamaan Soomaalida


www.go.to/perkele

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Murusade

Thursday, March 29, 2001 - 09:41 pm
Soomaaliyey waa waqtigii aan ogaanleheen iney qalad ahayd sida xun ee aan ugu dhaqmeynay qabiilka, waa waqtigii aan Allah u soo noqonlahayn


click here http://go.to/perkele

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Murusade

Thursday, March 29, 2001 - 09:57 pm
Hello 3/9 this is where u can get lattest news
so let us visit here,


click here http://deyniile.bizland.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hillaac

Saturday, March 31, 2001 - 06:26 am
MUddulood

Saaxiib waad ogtahay inuu Karanle-Hawiye yahay curadkii Hawiye taasna muran kama taagna waxaana kuu caddeyn kara Anigu waxaan ahay
Mursal(murusade) Waadeerre Karanle Hawiye

Adiguna waxaad tahay

Abgaal, Cismaan, Muddulood, Hiraab, Diinwaaq, Berdaale, Sariire, Raage, Baraxow, Daame.
Haddaba marka ay sidaas tahay silsilada abtirsiinyaha karanle iyo Muddullood waxaa kuu cad inuu Abgaal Odaygii hawiye ka tirsanayo Siddeed oday, Laakiin Murusade uu ka tirsanayo hal oday, waxaan kuu sheegayaa waa xaqiiq jirta oo la wada garanayo, sida aad ii caysayna kuu caayimaayo sababtoo ah waxaa tahay waalaalkey igu gefay ama waxaa tahay Nin aanan Abgaal ahayn ee fidno damacsan,
haddii aad Abgaal tahay war sugan ayaad lasoo laaban doontaa haddii kalana waa sidii aan kuu sheegay.


TO:Habarceeno/Cabdalle-sabti

Walaal salaan keddib haddii ay murusade reer-Abti kuu yihiin iga raalli ahow, Waligeey waan qiimeyn jiray dhallinyarada aan reer-Abtiga u nahay haddii aan kugu xad gudbayna iga raalli ahow,
Wax kasta oo cay ah ee aad igu sheegtana waxba kaa oran maayo ee dusha ayaan u ridanayaa, balse waa inaad ila fahantaa meesha aan ka gubanayo

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.