site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Soomaaliyeed maxa xal ah

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Soomaalinimo - Nationalism : Soomaaliyeed maxa xal ah
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, March 28, 2001 - 02:53 pm
Hadii dawladdan carta lagu soo dhisay shaqeeynweydo maxay soomaali xal u aragtaa?

Qof kasta oo soomaali ah waa su'aal jaweebteeda lagu sagayo...........ee yaan la fuddaydsan!

In dawladda maanta carta lagu soo dhisay ay shaqeeyn waydo wax suurta gal ah hadii ay ku sii socoto falal dambiyeedka ay faraha ku la jirto.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dawadda Cudurka Somaalidda

Wednesday, March 28, 2001 - 07:41 pm
in ninkii Xoog badan reerka u soo haro ,wax Somalinimo inuu daacad unoqda rabaa waddankan waa ka dhamaadeen Qabyaalad ayaa kuli kalsooni loo hayaa , marka kooxihii iskaashan karaa ha iskaashadeen ,Qolooyinka ay ka xoog bataana hubka haka dhigaan,,,Somaalidda maantay nool manaafac kale haka sugin...si kasta ayaan u darsay Somaalidda dad Somaalinimo inay naftooda u huraan u diyaar ah maahan ,laakin waxuu qof walba jecel yahay in qabiilkiisu wax u boobo oo uu u arko badbaadadda noloshiisa,,,,dagaal hadduu dhaco koox ayaa si fiican u guulaysata ,,laakin kan Somaaliya waa lakala adkaan waayey ,,,marka waxaa haboon in kooxo ama qabiil ama dan ay wadaagaan ha isku aruursadaan ayna dagaal kama danbayn ah isku qaadaan oo kuwa adkaaddana hubka haka aruuriyaan kuwa laga adkaado maamulna ha sameeyaan....caaqib kale Somaali haka sugin..waan wadda jiran nahay ,,Qabyaaladow cudur la yiraahdo ayaan qabnaa,,waxa kaliya oo daawayn karaa in lakala adkaado,,,,,,ama Culuma'udiin sidda Talabaan,,waddanka qabsato,,,,mahadsanid

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.