GABOOBE | Friday, March 30, 2001 - 09:12 pm MAXAY IS WAALEEN MA HALMAAMEEN DURBABA GODOBTII AY GALEEN IYO DHAAWICII GAARAY XILIYADII BURBURKA.ADUUNOOW XAALKAA BA',MAANTANA CAYR MARYO XUME BAA KALA QAYBIYAY OO HUB ISUGU DHIIBAY.UGAASKOODIINA XAMAR BUU MALABSADAA,ALOW KALA BADBAADI WAA TOLE. |
rageedii | Saturday, March 31, 2001 - 11:27 am mareexaan ree baadiye ha is rifo ee isku daa abdiqasaaye aa ku qasaaya qudhunkay somaali badeen ayagii qoorta ma u jiroo. |
Garqaade | Saturday, March 31, 2001 - 01:38 pm Waxaad tahay qofkii ugu horreeyey, oo Ugaas caayaya oo aan ku arko Netka, awal qabiil caybay maraysaye ma waxaad usoo dhigatay dadka khaas ka ah ee la xurmeeyo, waxaad tahay iyo garaad kaaguba way kaa muuqdaan, waxaana kuu sheegayaa inaanan Marreexaan ahayn ee hadal xumadaadaan nacay. |
www.hawiye.com | Saturday, March 31, 2001 - 05:41 pm Ala bal dadkaan Mariixaan bal eega ayagii dhexdoodii bey is rif-rifayaan waxaa ku dhacdey inkaarta dadka ay ku dhihi jireen anagaa idinkaga sokeeno dowlada iyo anagaa idinkaga xigna ciida iyo calanka ala maxaan umaleenjirey iney yihiin dad liita oo nasiiblahaa barigaas tina run bey aheed Ilaahbaan ugu rajeynayaa iney reer ayeeydeey mariixaan dhibka heesto kaqaado, dhibka isnacaybka ah |
Goobile | Monday, April 02, 2001 - 03:49 am Maah-maah hore ayaa tiri, dariskaa waxaan cadaan iyo madowba ahayn waad ka qaadaa, miyaad hilmaanteen in mareexaanta looga horeeyey howshani oo ay bilow utahay. Balse gadaal ka gaar waa goob dumis baa layriye, hadii laysu dayn lahaa talo ma halowdeen, Amxaarkuse ma mareexaantuu ka mid noqday? Waa iga su'aal |
Duqa | Monday, April 02, 2001 - 07:30 pm war waa maxay Carurta Meesha is kugu timid waryaa kala taga oo haydii Futada ka wasee |
cumar m | Saturday, April 07, 2001 - 10:27 am TO: Duqa adiga hoyadaa naasaha ka was aabahaana futada ka was labo jeer |
JAMA ALI YARE | Monday, April 09, 2001 - 01:29 pm HAWIYUHU WAA DAD AAN QIIMO LAHAYN,WAXAANA HUBAA IN AY XAWAYAANKA LA CUNAAN CAWSKA. WAAYO? MADAXWAYNA WAA LATIIRI JIRAY,LAKIIN HAWIYUHU WAA MA WASE LAGAMANA WASE. WAXAYNA KU JIICAN YIHIIN IN AY DAMEERAHOODA DAYACAN IN AY KU LAABTAAN. |
JAMA ALI YARE | Monday, April 09, 2001 - 01:34 pm HAWIYUHU WAA DAD AAN QIIMO LAHAYN,WAXAANA HUBAA IN AY XAWAYAANKA LA CUNAAN CAWSKA. WAAYO? MADAXWAYNA WAA LATIIRI JIRAY,LAKIIN HAWIYUHU WAA MA WASE LAGAMANA WASE. WAXAYNA KU JIICAN YIHIIN IN AY DAMEERAHOODA DAYACAN IN AY KU LAABTAAN. |
ALI SOMALI | Monday, April 09, 2001 - 01:46 pm SOOMALIDU WAA DAD WADA REER BAADIYA AH MID WALBO EE SOOMAALI AHNA UU U MIDKA KALE IN UU KA REEBAADIYEEYSAN YAHAY.MARKA FIKRADAYDU WAA SOOMALIYAY WAX BARO OO MUGDIGA AAD KU JIRTAAN KA SOO BAXA. MARKII LA SAMEEYAY TIRA KOOBKII JAAHILNIMADA WAXAA QAADAY SOOMALIDA |