site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Alla maxaa gabdho soomaaliyeed yurub ama mareeykanba ay,ku halaabeen

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Soomaalinimo - Nationalism : Alla maxaa gabdho soomaaliyeed yurub ama mareeykanba ay,ku halaabeen
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muuse

Sunday, April 01, 2001 - 05:32 am
walaahi waa wax lala yaabo markaad mar,mar fakirtid sida ay ahaan jireen gabdjhaheenii markaad eegtid xiligii soomaaliya nabada aheyd
waxaan layaabay oo,aan indhaheega ku,arkay gabadho
saaran diskoowyada waliba ka,niikiya iyo waxayaabo kasiidaean oo,qaarkoodna aan afkeeyga qaban
walaahi waa wax lala yaabo ee maxaa inoo tala ah waad ka dhiiwan kartaa fakirkaaga mahadsanid
waa wiil soomaaliyeed oo dalka HOLLAND dagan
mahadsanidiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ali

Tuesday, April 03, 2001 - 05:44 am
su'aal gabdhaha waxaa haleeyay waridkooda maxaa yeelay ciyaalkoodii ayeey u soo direeyaan dibada hadan waxeey dhahaayaan gabadheeydii ayaa mareekan ii jirta ma ofga ineey habaabday oo niman jameekaa ila tumato gaar ahaan gabdhaha joo cana iyo mnpls in .u.s.a., waxaan u maleeenayaa gabdhaha jooga yurub waan soo arkay kuwa inta googana waan arkay waxaa si daran u il baxay kuwa inta jooga mareeka oo la socda aajinabiga oo ragii somaliyeedba rabin, waxaa kaloointaas ku daryaa aliheey halaga cabsado oo raga somaliyeed yaa laga tagin dadoow aniga wa iga waa iga dar daaran waxaas waxaad ogaaneesiin markeey idin dilaan oo gurigaa habrataa add ku soo laabatid ee sidaa ha la ii fahmo yaana waxaa qalad la iga fahmin walaal yaal., aniga waano ayeey iga tahay waxaas oo dhan ee nabadeey bye all somali

i love you all

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Stephanie

Tuesday, April 03, 2001 - 06:33 am
We are sick of Somalimen's cheap remarks, don't you see all these boys and what they are doing? Or you want us to stay clean when yo boyz r going out with whites the kind.


Somaligirls are free for what ever they do, and it isn't they chosed it, but they were forced to do it by their fellow counterparts.

Nabadeeeeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, April 04, 2001 - 03:14 am
saaxiib, Waxa ugu daran hadey xataa raaci lahaayeen, Ninka ku raacilahaayeen dhaqaale, aqoonta, ama qof shaqsiyad wanaagsan wax uun bey ahaan laheyd, Laakiin waxaa iska heysta jemeycan Midka ugu liito. markuu dhowr bil uu heysta wuu soo ceyrinaa. Markaasey meelaha stashanada xooran yihiin iyagoo diifka ka muuqda aad ka yaabeysid.
Sharaftii hablihii lagu yiqiin wey dhamaatay.

allaha wadankeena noo hagaajiyo.Nabedgelyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Your lover

Saturday, April 07, 2001 - 05:18 am
Stephanie adiga nafsaddaada baad masuul ka tahay, dadka kale lama weydiin doono middaas Stephanie la baxday couterpart-geedii aaway laakiin Ilaahay markuu ku oofsado malaa'igtu adiga kaligaa bay kula xisaabtameysaa, la soco magaca gaalkana wax lagu faano maaha ee iska daa.

Nabad Allaha ku yeelo.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.