site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waar rerka DHULBAHANTE maxaa kaga dhacay dhaqaalaha?????????

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics (Current): Waar rerka DHULBAHANTE maxaa kaga dhacay dhaqaalaha?????????
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kaba Yare

Sunday, April 01, 2001 - 08:21 am
Waar dhulbahante maxaa kaga dhacay inay dhaqaale yeeshaan oo ay hadba dhan ugu yaacayaan???????
Mar Somaliland
marna Puntland
marna Cabdi qasaaye...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wasakh

Sunday, April 01, 2001 - 11:40 am
reer dhaama ma'aad aragtay duli yohoy...ina sabiil yar....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Waanshe

Thursday, April 05, 2001 - 03:33 am
Anaa kuu sheegaya waxa kaga dhacay:

1: Waa dad aad u caqli xun.Bal waxad eegtaa sheekooyinkii caqli xumada Soomaaliya oo dhan waxa samayey Dhulbahane.Ina Galaydh, Cali Geri ga qabaalka isku laayey, Afxakame iyo ina Duulane,Cartan kii dhuurta koorta ku laalay.
Hadaba eegoo miyaanay koobka caqli xumada qaadin!!

2:Dembiyo badan ayay ka galeen dad Muslim ah.
Jaajuus nimadii Soomaaliya oo dhan taariikhda waxaa samayn jirey Dhulbahante.
Majeerteen oo mararka qaarkood yiraahdaan waxanu isku nahay Harti yaa hilfaha u qaaday berigii dawladii Afweyne.
Sheeko ayaan idiinka sheekayn...Oday adeer ii ah ayaa wuxuu ka shaqaynjirey Laascaanood, berigii danbe ayaa magaaladii waxa lagu soo xirxiray inamo dhalinyara ah oo layiri waa KULMIS.Inamadii ayaa markay in mudo ah xirxiraayeen adeerkay inta ooda ka qaaday Xamar geeyey oo weliba shaqooyinkoodii ku celiyey.Dhulbahantihii Laascaanood waa daba galeen ninkii...hada iyaga iyo kuwa xirxiraa ayaana iska xiga....aakhirkii kii doqonka ahaa ee ina Dafle iyo ayay adeegsadeen ninkii gudaha ayay dhigeen iyaga oo ku eedaynaya inuu yahay KULMIS.
Akhirkii lasoo daa afar sano ka dib.
Dhulos waa kaa caqli ay ku gartaan inay qalad galeen xataa ma leh.Hada waxa ay u haystaan in Ina Galayr dawlad noqonahayo markaasay dadbadan godob kaga gelahayaan.Mase oga ina Galayr in meesha loo geeyey inuu ku gubto...oo hada dawladani dhicisowdaye bal yaa ina Galayr danbe maqli doona....
Markaa Dhulbahante dembiyo badan ayay galeen...mana aha dad iswaansan kara oo oran kara war qalad ayaynu galaye aynu wax ka bedelo...hada kan u horaya oo iisoo jawaaba ayaa hadalka u fiirsan maayee i eedaynahaya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dhulbahante

Monday, April 09, 2001 - 03:26 am
Waanshe, sidii dameer ayaad u ciday. Mase ogtahay inaad fataal Talyaani aad tahay oo Somali oo dhan ku aragtay. Hartina adaa ku quraabta oo aniga weligay laygama maqal. Mana rabo ee meel kula dhac. Dawlad ayaan ahay anigaana nin waliba ii baahan yahay haddaad wax kala garanaysid. Xaasid baad tahay aan cidna wax u ogolayn isna wax isu ogolayn. Daaroodna kaa tashay caqli xumayahaw codka naagaha leh. Somali danbe oo ku aaminaysaana majirto waayo Xabashi ayaad asal ku leedahay oo lagaaga taag la' yahay.
U dhimo masayrkii dilay habartii idin dhashay sidaa ayaana weligay kaaga sarayn ee maxaad qaban oo aan ahayn nacnac iyo habaaran.
Dhulbahante

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Waanshe

Monday, April 09, 2001 - 03:43 am
Dhulbahante,
Harti lagaama maqal oo kuma abtirsatid waayo matihid.Hadaad Harti cad ku leedahay ma samayseen waxyaabaha qaarkood.Taariikhdii dib ayaa loogu noqday mida kale miyaadan ogayn in DNA lasoo saaray waxana la ogaaday Dhulos inaanay Harti ahayn, taasi way cadaatay.Sheekadeeduna way xirantahay....
Ogow cay waxba ma tarto.Xaqiiqada ka hadal, cayda iyo edeb daradu waa waxa dadka idinka wada fogayey.Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa 'caydu nabadana way kaa fogaysaa, colaadana waxba kuma tarto'

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dhulbahante

Monday, April 09, 2001 - 05:07 am
Waanshe, malaha isma maqashid. Cay waa la ogyahay cidda hodo u leh. Hartina adaa u buka oo ku qaraabta. Dhulbahante taariikhdiisa ma sheegan Harti xitaa markay Ingiriis iyo Talyaani iyo amxaaro isu bahaysteen adna aad u naagaynaysay.
Saan hore kuugu sheegayna anaa dawladda oo cidna uma baahni aan Somali iiga baahnayn. Haddii cidi basaas tahayna waxaa basaasa ninka xabashi u jaajuusa oo ah..... yaa kale adiga iyo wixii la halmaala. Taariikhdana haddaadan ka been sheegayn waad lasocotaa inaad daba dhilif xabash tahay. Haddse aanba kuu raaco taada oo aan ahay jaajuus Somaliyeed, aan ku waydiiyee keebaa xun jaajuus Somaliyeed iyo mid Xabashi? Xaashaa lilaahe wiilku damiir xumaa oo yaxyax daranaa war aaway hablihiinii sow tii xabashidu Harar iyo DiriDhabe uu ina Yey uga fataali jirey amrkii ina Caydiid Dhabdhable oo Dhulbahante ahaana arintii ogaaday uu dilay.
Ceebi kuuma dhina waxsh baadna tahay lagaana tashay ee camal yeelo haddii kale cidlaa dhurwaa kugu cuni.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Waanshe

Monday, April 09, 2001 - 09:29 am
Anigu hablaha Dhulbahante waxba ka sheegimaayo.
Adigaa caqli xumadu dumarka kuu geysaa.....laakiin waatii maangaabnimada laydiinku gabyey oo ceebtiina maaha.
Hada ma waxad ileedahay Ina Khaliif Galayr ayaa dawlad noqonahaya? Caqli xumo waa taa.Beryahaan Habar Gedir ayaa calankiinu saaranyahay dee boowe....Ilaahay baan kugu dhaariyee caqligaaga ma dawlada Cabdiqaasin iyo Ina Galayr ayaad raja ka qabtaa oo weliba aad godobna ku geli kartaa....walee taasaa Dhulbahante dad wax ku moodahayaan..war walee inaanay caqliga gelahayn.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dhulbahante

Monday, April 09, 2001 - 10:27 am
waanshe, horta xaal ayaan bixiyey oo hablaha inaan caayo ma aheen waadna iga fiicnaatay. Laakiin haa oo waan rumaysnahay in Cali Khaliif dawladiisu shaqaynayso indhahaaga oo shana. Wax is hortaagi karaana ayan jirin oo aad markhaati ka tahay. Sababta keliya ee aad u diidan tahayna waa maxaan u waayey booska Cali khaliif oo xaasidnimadii hore idiin baa bi' isay ayaad weli dabada haysaan. CabdiQaasimna waa shaqsi Somaliyeed oo waxaan kaga cararo garan maayo. Ina Yey miyuusan Caydiid oo dhiigya cab hoos fadhiyin lix bilood oo uusan baryeeynin? Hadda intuu shir isugu yeeray miyaanu ina Caydiid soo caleema saarin? Xagee ka waalan tahay? Miyaadan isu fiirsanaynin? Miyaydaan ahayn kuwii Caddow ugu shubay ee yiri waxaanu helaynaa Prime ministerka? La idin baray dibna cid danbe u siri maysaan ee camal yeesha haddii kale ka dhexeeyaq Caydiid iyo Zinawi.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Laaska

Tuesday, April 10, 2001 - 03:52 am
Markhaati baan ka ahay in dhulbahante uu aad u caqli xumaan jirey.Haddase waxaan islahaa dadkay la mid yihiin ama iyagaaba dhaama, waayo beryihii hore dadka ugu kibir badan soomaali dhulbahante ayay ahaayeen jireen waana xilligii qabaliga oo dadku ku faani jireen anagaa ugu adag, ugu badan, ugu geesisan etc.Waxa imminka soomaali isku dilaysaa waa wixii dhulbahantuhu isku dili jirey 100 ka hor. Waxaanse islahaa arrimo badan ayaa laga gudbey oo waxbay hubsanayaan. Waxay kala garan waayeen ninka sheekadan furay lahjadda hadalkiisa oo waxay weerar ku qaadeen majeerteen,ma majeerteen ayaa yidhaahda "oday adeer ii ah" miyaanay hadal isaaq ahayn, ta kale yaa ka shaqeeya dad isku dirka? bal forumska eeg cid aan isaaq ahayn ka heli maysid oo dad isku diraysa.Majeerteen xaasha kama xuma madaxtinimada Cali khaliif la'aantoodna meesha ma yimaadeen lagumana dooran Dhulbahantenimo ee Daaroodnimo iyo aqoontiisa ayaa lagu doortay,majeerteenna anaa xaal siiyey
Cali Khaliif ninkii sameeya rikoordkiisa oo kale wax ha ka sheego, ninkiise darajo weyn u haysta in uu helo computer uu caydii uu yiqiin ku gudbin karo raggiisa ha doonto.Ta kale car nin walowba sheeg qoladaada anna Laaska iigu soo hagaaga

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Moorasaante

Tuesday, April 10, 2001 - 04:15 am
Laaska,
I salute you man.Si raganimo leh ayaad u hadashay.Runtii amba ha hagaagto dawladaasi amba yay hagaagin.Cali Khaliif ayaa booskaa loo doortay.Waana haynayaa.waana nin u qalma aqoon iyo khibrad ba.
Dad ka meesha wax kusoo qorayana ukala fiirsada.Umalaynmaayo in nin Harti ahi Cali Khaliif ama Dhulbahante xaasidayo.Dad ayaa isku kiin diraya.Meeshan aad ayaan ugu fiirsaday dad ayaa ka dhex shaqayaa Harti idinkuna waxba uma fiirsataane waad isku bilawdaan.Shame on You guys.Car arka Habar Yoonis iyo Habar Jeclo is caayaya.Waxa ay isku samayeen Burco iyo colaada dhextaalana waad ogtihiin.
Niman yohow joojiya waxaa.Oo indhihiina kala fura.Cadawga doonaya inuu isku kiin gubanaya iska dhiciya

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.