Sunday, April 01, 2001 - 06:25 pm Jawaabtu waa maya sabata oo ah QABIILKASTA Wuxuu leeyahay Qabiil looga danbeeyo awooda iyo Maamulka. Marka CISE MUUSE waa Aqoon yahandii ISAAQ. Awood umaleh in ay cidkale ka taliso SOMALILAND. Haddii aan soo qaato qabiilada sida ay dhexdooda awooda u kala leeyihiin'