site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Soomaaliyeey kuma waantowdaan miyaa tobankii sano ee mugdiga

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Soomaalinimo - Nationalism : Soomaaliyeey kuma waantowdaan miyaa tobankii sano ee mugdiga
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, April 02, 2001 - 09:15 am
ku:dhamaan umadda soomqliyeed meel kasta oo
ay joog aslaamu caleykum waraxmatulaahi wabarakaatuh kadib walaalayaal barwaaqada alle na siiyay mid la soo koobi karo ma aha waxaanu nahay umad isku midab ah isku diin isku dhaqan ah
isku luqad ah mid ah hadaba maxaa inoo diiday in aan ka faa,iidaysano nimcadaas oo alle uga mahad celin waynay umadeena waad aragtaan meel eeyan weligood ku hamiyin in ay tagaan ayeey joogaan taana waxaa u sabab ah dagaaladii sokeeye ee gardarada ee qolaba qolada ku qaadeysay ilaa ioy hadana wax natiijo ahna laga gaarin ilaa ay ka tagtay qabiil gaartayna kuwii isku maslaxad ah in ay israacaan hadaba walaalayaal xalku waa in cadaalada islaamka harkeeda oo lagu hoos noolaado
hadaba waa in uu ruux walbaa uu iska xil saaraa
sida uu nafsadiisa ugu dabaqi lahaa xukunka alle
ka dibna reerkiisa oo aan ka waantowno caasimimdii
aan ku caasinay alle oo alle naxariis badane intaan haduu noogu ekeeyey intaan asagaa mahadda leh waayo wixii fasaad ahaa ee aan ku sameynay arladiisa waa wax aan la koobi karin ee haduuse dhulka nala goynin alxamdu lillaah walaalayaal gaba gabadii iyo gunaanadkii waxaan ruux walba xasuusinayaa haba ugu horeyso nafsadeyda daciifka ah ee gafka badane cabsida alle taas ayaa dhabaat aduun iyo mid aakhiro looga gudbi karaa tan kale oo aan rabo in aan idin xasuusiyi waxaa weeye in aan hadal wacan ku soo qorno baalkan ama qeybtan loogu tala galay in aan fikradeena ku dhiibano waana ku mahadsanyiihiin walaalaha ka soo shaqeeyay arinkan wixii xumaantana ummadda soomaaliyeed ah ee kala geenayana in ay ka tirtiraan ayaan ka codsanayaa
waayo waxaan taaganahy malxalad mudan in lesku soo dhawaado laguna walaaloobo harka islaamka
hadaan hadalkeyga uga baxo halkan waxaan alle ka baryayaa in uu ummadda soomaaliyed iyo dhamaan islaamka oo idil u naxriisto aaamiin

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.