site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

TARTANKII DHACAY EE QURUXDA HABLAHA GOBOLADA SOOMAALIYEED YAA KAALINTA KOOBAAD GALEY?

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics (Current): TARTANKII DHACAY EE QURUXDA HABLAHA GOBOLADA SOOMAALIYEED YAA KAALINTA KOOBAAD GALEY?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BASBAAS

Wednesday, April 04, 2001 - 05:46 pm
TARTANKII MAALINTII DHAWEED DHACAY EE XAGA QURUXDA HABLAHA SOOMAALIYEED,WAXAA KASOO QEYB GALEY WASIIRO BADAN OO KAMID AH DOWLADDA CANADA,IYO DAD WEYNO SOOMAALIYEED OO KAKALA SOCDA WADAMADDA SHISHEEYE IYO DHAMAAN KAMUNITIYADA SHISHEEYE,RUN AHAANTII WAXEY AHEYD XAFLAD AAD U QURUX BADAN,MARKA KOOWAAD HADII AAN IDIIN KA SHEEGO QURUXDA HABLAHA WAXAA KAALINTA KOOWAAD GALEY INAN MAGACEEDA LAYIDHAAHDO.HAAWA HASSAN ABTIDOON,KU DHALATEY BARTAMAHA HARGEYSA,DADEEDUNA 19 JIR,QABIILKA ISAAQ...KALINTA LABAAD INAN MAGACEEDA LAYIRAAHDO FADUMO CABDI TOOXOOW.KU DHALATEY BARTAMAHA MOGADISHO,21 JIR,QABIILKA HAWIYE ABGAAL...KALINTA SADEXAAD WAXAA GALEY KIIN WARSAME CILMI,KU DHALATEY BURCO,WAXEYNA JIRTAA 21 JIR,QABIILKA ISAAQ.....XAFLADAAS MARKEY DHAMAATEY AYEY DAD KII DAAROOD SHOO BARO WEYN EY SAMEEYEEN,WAXEYNA KU DOODAYEEN SIDEE HAWIYE NOOGA QURUX BADNAAN KARAAN WAXAA DIB LA'ISUGU CELIYEY HABLIHII HAWIYE IYO HABLIHII DAAROOD ,WAXAA DHIBCO BADAN KU BADIYEY HABLIHII HAWIYE,SIDAAS AYAANA LAGU GABA GABEEYEY QURUXDII HABLAHA WAXEYNA GUUSHU KURAACDEY KOOWAAD ISAAQ. LABAAD HAWIYE. SADEXAAD ISAAQ.WAXAAN LAYIRI I AM SORRY HABLIHII DAAROOD ILKAHA DHAADHEER ORADOO ISKA SOO HABEEY HUURO HOO DHUL JIIFKA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

colman

Wednesday, April 04, 2001 - 07:00 pm
Nacas fooqal nacas waxba maad sheegin ha kugu tag naato loooloohahahahah
Dumarka Soomaaliyeedna ha u gafin. waa dumar diintooda ku wanaagsan .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KING

Wednesday, April 04, 2001 - 07:29 pm
WARYAADA ANIGU WAXAAN KADAAWADEY TARTANKAN CNN KA WAXAAN AAD UGA HELEY INANTA KAALINTA KOOWAAD GASHEY EE ISAAQ, ALLAH WAXAAS AYAA QURUX LAGAA YIRAAHDAA, WAXAAN KA CABSI QABAA IN EY COORYAAN HABLIHII FAQASHKA AHAA EE DAAROOD,YUR DHAHA , HA COORYINA. HAAYE WAAYAABE DADKII DAAROOD WAA KUWII ODHAN JIREY HABLAHA HAWIYE ANAAGA KA QURUX BADANE MAXEY UGA BADIN WAAYEEN,DAAYA HA KU TAAGNAATO DAAROODKA. INANTA HAWIYE IYADUBA MEYNA YAREESANEYNIN OO AAD AYEY UQURUX BADNEYD. WAXAAN KUSOO GABA GABEYNAYAA HABLAHA ISAAQ IYO HAWIYE GUUL 4 EVER.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cumar maxamuud

Thursday, April 05, 2001 - 10:59 am
TO: Basbaas
waa runtaa naagaha abgaal waa qurux badan yihiin
ilaahey qurux badan buu siiyey
aniga waxaan ku jeclahay naagaha Abgaal naasaha lee ilaahey xabad quruxbadan ayuu siiyey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

seatle guys

Thursday, April 05, 2001 - 07:14 pm
in Seatle gabar leekase ayaa kaalinta koowaad gashay xaga dharer iyo xaga qurux magaceedana waxaa layiraahda faynuse. she is the most sexies women in America. believe or not. she is leelkase see you •••• and losser. bye.

yabaroow-wiish

Friday, April 06, 2001 - 02:07 pm
basbaasoow horta horay qaldaan wareersanaa tahay
waxaana umaleyhaa inaad bargo eheeyd
gabdhahaas tartankooda waan fiirsahaayay
number koobaad waxaa galay gabrti hawiye
oo waliba xawaadley eheed kalinta 2aadna waxaa galay isla gabar kale oo hawiye ehaad
oo ayaduna u dhalatay duduble
kalinta sadexaadna waxaa galay gabar hawiye
oo udhalatay sheeqaal loobogay
qaldaamiintu waxay galeen kaalintii ugu dambeeysay .
waxayna keeneen mihi lagu tartamaayay
gabar wajiga kaqurxoon lakiin waxeey ceeb
kudhigtay majo baasto eey laheed
daaroodkaan aad sheegaysidna tartanka maba
imaan sbabtoo ah waxeeyba iska aaminsanaayeen
in laga reeynaayo' marka cidaas waaba baqeen.
adigana waxaa tahay qaldaan inta wareeray bargo'ah
umadana been ha'usheegin .....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yabaroow-wiish

Friday, April 06, 2001 - 02:15 pm

caamir

Friday, April 06, 2001 - 02:41 pm
muqawadoow intii aad qayilaysay ayuu daarood tartamay .
intii aad qaadka ufadhidayayaa waxaa dhacay tartan weeeeeeyn oo caalami ah aduunyadoo dhana ay kasoo qayb galeen wuxuuna kadhacay sidny australia markii laqabanayay tartankii oliampiga
waxaana matalaynay magaca soomaaliyeed
anaga ilaa heer caalami ayaan somalida uga qayb galnaa adigana waxaad kasheekeyneysaa
soomaali dhaxdeeda iyo waxaan marhore kasoo gudubnay sidaas daraadeed maddama aad adigu
caysay gabdhaha daarood anigu macaynaayo gabdhaha isaaq ama hawiye waa gabdho soomaaliyeed oo sharaf badan calaa kulixaal marka hore
idinka wali waxaad kujirtaan local competion
anagana waxaan mareynaa international competion
so we cant be same .
marka adinka isisoo reereeba kadib qofki soobaxa ayaan kafikiraynaa inaan latartano iyo in kale .ugu dambeyntii basbaasoow hadii aad
adigu qurux badantahay xataa tartanku wuu ku furanyahay dirac iyo rajabeeto soo xiro goobta tartankana halagaa helo.
sidaas iyo nabadeey....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ku waaniye

Friday, April 06, 2001 - 03:42 pm
Saaxiibayaal,waxaan runtii dhihi karayaa ama aan ku faani karayaa in hablaheena daarood ay yihiin kuwa ku tartama garab istaaga diinteena macaana ee islaamka iyo in ay noqdeen kuwa uu qof walboo soomaali ahi uu damacsan yahay in uu mid ama laba ka guursado halka rageena daaroodka ahi ay hablaha oo dhan isku keen laynayaan. Hadaba la soco kaaga aaminsan in ay hablaha daarood ka soo qayb gali karayn tartanada qaarkood in ay iskala wayn yihiin gaala raacitaanka idinkana sidaas oo kale ayaan ilaahay idiinkaga baryaynaa iyo waliba in uu ilaahay[swc] cuqdada idin ka saaro.Aamiin.
bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

A.QEYS

Friday, April 06, 2001 - 06:18 pm
WAAD SALAAMANTIHIIN DHAMAANTIIN WAXAAN U JAWAABAYAA BASBAAS, WAXAAN U MALEYNI IN AAD KALA QEYBISEY HABLEHEENI WANAAGSANAA EE SOOMAALIDA AHAA, WAXEY ILA TAHAY IN HABLAHA SOOMAALIYEED EY ADUUNKA UGU QURUXBADANYIHIIN HA AHAADAAN ISAAQ, HAWIYE,DAAROOD AMA QABIILLADA KALE,,,,,,,
DHAMAANTEEN WAXAAN NAHAY DAD WALAALO AH IS KU DHAQAN AH,ISKU DIIN AH,QABYAALADINNA WAXEY KU DANBEYSAA QOFKA XOOLAHA AH, SI KASTABA HA AHAATEE WAA TII ABWAANKII "TIMO CADE" KU TIRIYEY "DUGSI MALAHA QABYAALADI WAXEY DUMISA MOOYEE", BAL MARKA KU WAX QAADO HABLAHA SOOMAALIYEEDNA HA'UGAFIN. OO MAGACANA NOO DAA WAXAAD ISKA DHIGEYSAA NIN ISAAQ AH.

MAR LABAAD WAAD MAHADSANTIHIIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CULUSOW

Friday, April 06, 2001 - 06:33 pm
SAXIIBKEY BASBAAS HI WHAT S'UP

AREY DEY MAHAAN WAA IGA QOSLISEY GABDHIHII DAAROODKA MARKAA DHAHDEY WEY ILKO DHAADHEER YIHIIN RUN WAAYE, AYAGA DHAN WAXEY U EG YIHIIN NIN KII BAKHTIYEY SIYAAD BARE EE AFKA WEYNAA,
AFKIISA CAMEL EY QABAAN. ANIGAA AA MOGADISHO KA BIXIYEY <ABGAAL IN THE HOUSE >

CEEL DHEER IN THE HOUSE. MOGADISHO IN THE HOUSE LAKIIN WAA U DHAHDEY ABGAAL LABAAD,WHY U DHIHI WEYSEY ABGAAL KOOWAAD,,,,,,. ISAAQNA LABAAD, SADEXAAD ISAAQ 456789. BUT THAT IS OK YOU ARE MY BROTHER. SANADKA SOOSOCDO WAXAA KU QABANEYNAA MOGADISHO YEAR 2002

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

caynab

Sunday, April 08, 2001 - 11:43 am
culusoow.dabaalnimo aad laculustahay
hadaad adiga gabar daadoorood heli leheyd
bunaad dubanleheed adiga iyo basbaas maxishoonaysaan afkii ragana kuma hadleysaan
miyaydaan waxkuqaadanayn in labadiina qof'aan aheeyn uusan gabdhaha soomaliyeed wax kasheegayn
mise labadiina waxaa idinka dhamaaday
damiirkii raganimada aniga waxaan dhihi lahaa
gabdhaha soomaaliyeed dhamaan way wada
wanaagsanyihiin wada quruxbadanyihiin
wada amaananyihiin wada sharaf badanyihiin
waxa kaliye ood uraadinaysaan gabdhaha soomaaliyeed cay iyo in laceebeeyo
balse dugaaga idinka ookale ah dartiin
looma ceebeynayo gabdhaha soomaaliyeed
ugu dambeyntii gabdhaha soomaaliyeed
waa hooyooyinkii wadanka .hanoolaadaan
doqomada ceebta uraadinayana
ilaahay maskaxdooda qufulka saaran
hakaqaado...hooyadu waa lama huraan......]]
nabadeey.....]]

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ku waaniye

Friday, April 13, 2001 - 01:56 am
Culusoaw horta ilaahay (swc) ha kaa saaro culayska qabiil ee ku gaarsiiyey in aad wax kasheegto qof waa hore geeriyooday kaasoo ah mid dusha kaa saaraan oo aad adiguba dareensan tahay waa sidaad magacaaga ugu yeerte'e. sidaas oo kale weeyaan waxa dadka qaarkii aysan wax u xukumi karin balse nasiibdaro waxaa ah in soomaalida aan lakala saari karin keeda doqonka ah adiga & kuwa kula midka ah & keeda wanaagsan sida ninka Caynab isku magacaabay(kii waara noqo s/x) ee aan ku iraahdo waana qaado oo qeerkaa la jaanqaad.haku faanin wax taariiqda ka galaya baalka madoow kaasoo ah qabiil adigoo waliba og in hadii layiraahdo halu faano qabiil ay natiijada soobaxdaayi lasyka wada garanayo.
waana qaado.
Bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

g-darooda

Saturday, April 14, 2001 - 08:12 am
you all loosers iska dhaafa gabdhaha shaqo yeesha .......fools double fools.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nasabdaarood

Saturday, April 14, 2001 - 09:56 am
Ku: Eyga idoor & Mooryaanka Hawiye
Og: Nasab Daarood

Daarood inuu idinka nasabsanyahay waxaa idiin cadaynaysa anagu gabdhaha soomaaliyeed makfsano mana cayno waa isugu kaaya mid qabiilkasta oo ay tahay, laakiin raga iidoor iyo kan hawiye xabad baanu ku dhufanaa.Taasina waa rag iyo caadadii.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.