site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

DAAROODKA AYAA UGU QOXOOTI BADAN, XERYAHA KENYA????????

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics (Current): DAAROODKA AYAA UGU QOXOOTI BADAN, XERYAHA KENYA????????
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DHULBAHANTE WASE

Friday, April 06, 2001 - 06:48 pm
WARYAADA IDINKA OO QOF CAAYIN AYAA DAAROODKA UGU QAXOOTI BADAN XERYAHA QAXOOTIGA KENYA? IYO MEEQO XERYO AY KU JIRAAN?


ANIGA WAXAAN DHIHI LAHAA
1=QABIILKA DHULBAHANTE
2=OGAADEEN
3=MAJEERTEEN
SABABTA EY UGU JIRAAN
WAA LASOORACDEYEY. YAA SOORACDEEYEY? JAWAAB USC IYO ????????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AWEYS

Friday, April 06, 2001 - 06:57 pm
XAA DHAHDEY


DHULBAHANTE
MAJEERTEEN
OGAADEEN

MAR DHOW WAXAA SOO BIXINAYA MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA MR: ABDIQASIM SALAD HASAN


MOGADISHO DHULKEY XAAQAAYAAN,SUUQA,XAFIISYAASHA

MA SHOOGI KARI KAN MADAXWEYNAHA GURUGA UGA SHAQEYNAAYA WAXAA U MALEENAA MAJEERTEEN,PEACE BRO

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.