site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Quwadda Habar Gidir waa Somaalinimo

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics (Current): Quwadda Habar Gidir waa Somaalinimo
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Fiidow

Saturday, April 07, 2001 - 09:22 am
markaan u fiirsaday Sommalidda dhamaan waa dad aad uwadda fiican Laakin jecel inay qabiil wax walba ku socodsiiyaan ,Anigu Habar Gidir ma'ihi laakin waxaan Xaqiiqsaday in Habar Gidir aad la noolaan kartid isla markaana dagaal idin dhexyaal laakiin Qabiiladda kale haddaad is qabataan Xeradooda Uma soo dhawaan kartid ? marka Habar Gidir waa naga Somaalisan Tahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOMALI

Sunday, April 08, 2001 - 10:13 pm
BEENTAA MAAHAN WAA DAD ILAAHAY YAQAANO OO WADA GEESIYAAL AH
HAWIYE HANOOLAADO
H/GIDIR HANOOLAATO AAMIIN,AAMIIN,AAMIIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abgaal

Monday, April 09, 2001 - 05:13 am
Habar Gidar waa dadcuno, dugaaga, oo tuuga, qaayimiin ah, ahna cadaw Somaliyeed.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOMALI

Tuesday, April 10, 2001 - 07:19 pm
doqon yahow maxaa magaca abgaal ugu qaraabaneysaa???adigoo daarood xunoo fuley ah cadawga ummadana ah......abgaal waa walaalaheen hawiye waana isjecelnahay marka daaroodow taas horta meel lajiif hawiye wuu israacsan yahow hana kugu taagnaato

hawiye hanoolaado
h/gidir hanoolaato

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hawiyewoman

Saturday, April 14, 2001 - 07:07 am
QIX QIX.....Fiidow waa runta.

Somali war waxaan halayaabin.....Daaroodka markay tabar beelan....bey muslin & maskiin iska dhigaan.

80 sano kahor Awoowgey ala unaxariistee..baa nin tuuqsanaaya oo Daarod ah u yimid oo yidhi jiif iyo cunta ma haysta HELP me..wala cawiyay.
Awoowe wuxuu wiila shiisa kujiri ninkaas Fardaha iga ilaali yuu iga xadin....markaas bey wiilashii yiraah deen aboo waan nin maskiina ah maxuu xadi?.
Awoowe wuxuu wiilashii ku amray..hurdo ma jirtee fardaha ilaaliya waa nin daarood ee.

Maalintii dambe waxaa dhacay in Fardihii Dariska laga Xaday...Awoowe wuxuu yidhi soon idin maan sheegin....Weligiin Daarood ha Aminina...MASKIIN ISKA DHIG WALAALKA ISKA DHIG MUSLIN ISKA DHIG...Never trust them. Magac Abgaal isku soo qari,,,, Waa TUUGO....SIYAAD AFBALAQ HAS PROVED TOO.

MARKA dadkan halayaabnina...meel ay naga soo galaan bey rabaan dhag ha u dhignina.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.