site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Isaaq+hawiye=nagtive[hawiye+isaaq=dad waalaan

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics (Current): Isaaq+hawiye=nagtive[hawiye+isaaq=dad waalaan
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xaqiijiye

Sunday, April 08, 2001 - 10:30 pm
hadii aan sheego sababta ku tu saysa in arintan jirto[tusaale-isaaq waxay sheegtaan in ay dawlad yihiin oo ka madax banaan soomaalida kale isaaq[dhulka ay sheegayaan ee soomaali laandh waa afar gobol[laba waa isaaq[midna waa gadabiirsi+ciise[kan afraad waa warsangali iyo dhulbahante markaa sawma aha dad waalan malaha aabahood ingiriis uun bay ka maqleen[somaliland laakiin uma sheegin somaliland in micnaheedu yahay dhulkii soomaaliyeed iidoor hanfade[hawiye aan ku xigsiiyo[hawiye in uu waalan yahay waxa tusaale shirkii carta waxa lagu doortay nin hawiye ah balse ilaa haatan tolkii oo ah hawiye ayaaba aqoonsan la markii horayna waxay lahaa yeen daarood na xukumi maayo sidaa daraa deed halkaa waxa aad kafahmi kartaa in ay tahay baqali ma dhasho wixii dhalana ma ogola hadaba xaqiiq du waxay tahay kuli shay un yar jicu ilaa aslihi ruuxii talin jirayna wuu talin doonaa kii dhagax jabin jirayna wuu jabin kii muqawad ka ahaana wuu ahaan ruux walbaaba wuxu yaqaan looma diidana xaqiina wuu dilaacay oo markii laysku qabqabsaday waxa ka dhacay bur bur iyo bililiqaysi in lagu jiro mudo toban sano ah ee hadii aan soomaali nahay shaleeto waa xaaraan ee daarood haloo dhiibo xukunka ilayn iyaga ayaa yaqaana ee hadii kale daarood asa xaan ha ugu sameeyo walaaladood soomaalida kale in uu dad utababaro xukunka...............................

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOMALI

Tuesday, April 10, 2001 - 07:15 pm
sxb mawaxaa hada ileedahay adigoo darood fuley ah ayaad ii talineysaa????????haku qarwin taasee ee waxaan ku iri isku soo diyaari adiga iyo awoowayaashaaba inaan anigoo hawiye ah idiin taliyo...

hawiye hanoolaado
hanoolaado

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.