site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Soomaaliyee ogaada inaysan nama talin labada sharwade ee ka dgashay beesha Sacad "Xuseen & Caato"

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Soomaalinimo - Nationalism : Soomaaliyee ogaada inaysan nama talin labada sharwade ee ka dgashay beesha Sacad "Xuseen & Caato"
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muwaadiniinta beesha Sacad

Monday, April 09, 2001 - 03:31 am
Waa nasiib darro in beelaha Soomaaliyeed ee nadiif ka ah ay kala gran waayaan masuuliyiinta dhabta ah ee matala beesha Sacad & labo tuug oo u adeega cadowga alle & kan qaranka Soomaaliyeed.Waxaan mar 2aad & 3aad u sheegaynaa ummadda Soomaaliyeed in labadaas nin iyo inta la socotaba aaney matalin beesha Sacad, heshiis kasta oo 'ay lagalaan munaafiqiin beelo kale ka socda & cadowga alle & kan qaranka Soomaaliyeed inaan wax ka soo qaad u lahayn beesha Sacad.
Ayna difaaci doonaan karaamada,sharafta,shacabka Soomaaliyeed dhulka,hawada & biyaha Soomaaliyeed ee muqadaska ah.Waxaana ballan alle naga ah hadii aan nahay beesha Sacad inaan wax alle & wixii naf,dhaqaale & aqoonba aan u huri doono dhulkeena hooyo kana difaaci doono munaafiqiinta u adeegaya cadowga alle & kan qaranka Soomaaliyeed.Waan aamin sanahay in ummada Soomaaliyeed dhexdeeda loo cadaalad falo lagana ilaaliyo wax alle & wixii kala fogeen & burbur u keeni kara, taa soo hadda beelaha Soomaaliyeed ay garowsadeen in wax walba oo khilaafa lagu dhameeyo si walaaltinimo & islaanimo ah taa soo alle aan ka rajaynayno in wadadaas aan hadda dooranay in alle noo wada fududeeyo dhammaanteen haddii aan nahay ummadda Soomaaliyeed.Haddaba hadii aan nahay beesha Sacad waxaa naga go'an inaan u hiilino dhinaca xaqu jiro sidii aan horey hiddo & asal ulahayn.

Wabillahi towfiiq.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WIIL SACAD

Sunday, April 15, 2001 - 05:53 am
maxaa u diiday beesha sacad in ay yeeshaan mucaarad...?ma qabiil aan mucaarad lahayn ayaa jira?. mise qabiillada kale mucaaradkoodu waa waxba yahay? maxaa loo eedeeyaa mucaaradka sacad oo keliya? loona yiraa cacad ayaa dkmg ah ka soo hor jeeda, iyadoo la wada ogsoon yahay in 95% beesha sacad ay taageersantahay dkmg ah.....? arrrintaa anigu waxaan u arkaa gardaro cad oo ay wataan dad doon-doonaya xumaan, iyagoo isku maleeya in ay maanta isku diri karaan beesha h/gidir balse dareemay in ay iyagu god dheer isku qodeen, sidaa awgeed waan fahmi karaa marka beesha qaar ka mid ah ay yara feejignaadaan,haddaan u soo laabto caato iyo caydiid waxay ka mid yihiin soomaalida ka soo hor jeedda dkmg oo iskugu jirta qabiil kasta..magacyadoodana aad wada taqaaannaa.laakiin aan ka dhalan beesha SACAD......

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.