HERO | Tuesday, April 10, 2001 - 01:34 pm COLONELKA AYAA MAALMAHANBA BUUQASHO KUMARAYO GOBOLO OO SHEEGANAYAY MAAMULKA CIGAAL, COLONELKA OO KULAMO LAYEESHAY ODOYAASHA IYO WAXGARADKA. CIIDAMO ILAA KUN GAARAYO AYAA ILAAHADA LAGASOO URURIYAY MEELIHI UUMARAY. |
muse | Tuesday, April 10, 2001 - 08:17 pm Welcome to the new somali president in very soon, the hero is from the historically somali dominant leaders of The Darood clan who are politically and economically superior in the history of somalian existance, truly he belongs to the majeerteen subclan. let us see after six months. |
Agaal | Wednesday, April 11, 2001 - 02:25 am to: Muuse, Tanks for u tel that we`ve new president! |
imaqalhee , | Wednesday, April 11, 2001 - 03:14 am A & M. ofcourse.who did`nt know that... Doowlada soomaaliya waa mid hir gashay lgana yaqaan aduunka oo dhan,yaana lgaa maqlin qofkasoow in aad ka hadashid doowlada somaliya oo aad mucaarado oo ha isugu ceeboobin,umada soomaalida wexeey u baahanyihiin midnimo Gobaleysiguna waa xaaraan cad looma baahna in dadka lkala goo gooyo C/llaahi yuusufna wuxuu u raaxeynayaa Itoobiya oo ah cadoowga soomaalida, Anaga xataa waxaa hada naga jira itoobiya afar laga dhaa dhiciyay cudurka hesto reer C/yusuf IYO isma dhaantada reer CIGAAL,waxaad ku dhex arki doontaa mardhaw jeel ku yaala magaala madaxda MUQDISHO,yaa hor istaagi kara doowlad aay isku waafaqeen Lafdhabarta hiraab Abgaal & Habargidir,¨lacala hadii aad is weydiiso(MAXAA ABGAAL HADANE??)Nin dagan dhulkiisa dad & duunyana ka deeqtoon isma daaliyee Ogoow waxaana ilaalinaa wada dhalashada & danaha somalida waana layaqaan madaxweyne Qaasin inuu yahay nin DIINLEH oo uusan ku jirin daroogeesta yaasha kaganacsada dhiiga Umada, QOFKASTA U KAALAY NABAD & DOOWLAD SOMALIYEED,wafii amaanillaah...!!! |
xaamuud | Wednesday, April 11, 2001 - 01:09 pm imaqalhee walaalkeey ma run mise been- run waa tashan weenay in Darood uu soolaabto walax ay kudhaanto maleh aniga siday ilatahay! balfiiri 10 sano inteen ujeednaa? adeer xaataa waa kaa umugii walax isku hagaagaanbo igaar abgaal ama igaar iljeex eh (habargidir) aa ul dhagar eh lasooboodaa! xaan qabanaa dadkeeni waa isukeeni la'nahay halmuuqif aan yeelan la'nahay! xaan markaa ummada siwalax looxukumo taqaan uhorjoogsaneenaa? ilaa anaga waa is aragnay aduunkane waa nabartey! Aniga hadeer dowladaan taageero u ahay laakiin runta aan arkaa inay xabo kasoconeenin, marka walaalkey DAROOD IN SABEEN LAGUXIRO HALASOONAQO. |
Anonymous | Wednesday, April 11, 2001 - 04:58 pm HI TO EVERY ONE first I will like answer the son of yusuf yey was visitting LAASCAANOOD. if he could visit LA why he did not go before. Let me tell you majeerteen man if he try to go las he is a died man. I have a question why all majeerteen pple sound silly. How somaliland can claim lasanod and if they want what they are going to say?????????????. Let go back to the killed and criminal gay soon or later he will pay heavy price. So mr hero get stead where ina yey can visit and the place he cannot........ by to every one. |
Anonymous | Wednesday, April 11, 2001 - 05:05 pm HI TO EVERY ONE first I will like to answer the son of yusuf yey was visiting LAASCAANOOD. if he could visit LA why he did not go before. Let me tell you majeerteen man if he tris to go las he is a died man. I have a question why all majeerteen pple sound silly. How somaliland can claim lasanod and if they wants what they are going to say?????????????. Let me go back to the killed and criminal gay soon or later he will pay heavy price. So Mr hero get stead where ina yey can visit and the place he cannot........ by to every one. |
Imaqalhee | Friday, April 13, 2001 - 02:31 am to:xaamuud. sxb aniga isoo fiiri waxaa loo baahanyahay in la isticmaalo maskax caafimaad qabto, marka aad ileedahay daarood hanaxakumo Aniga wax ka sheegi maayo daarood oo waxeey leeyihiin dad wanaagsan laakiin ma ahan in aan qaadano waxa aay iyagu nagu qufulaan oo kaliya hana u qaadanin in aay somaliya ayaga kaliya ka talinkaraan,Isheegbal daarood taariiq intee la eg beey ku leeyihii wadanka?sida lawada ogyahayba madaxwenihii xasiliyay somaliya ee ugu horeeyay yuu ahaa?jawabta arag, AADAN CADE:SIYAAD BARE yaa markisii hore asagoo xidigle ah soo magacaabay ee siyay kursiga?jawabta arag, SALAAAD GABEYRE:marka la ogaaday dhagartiisa yaa aduunka la coleysiiyay ee ka kansalay lacagihii uu ku duban lahaa umada?jawabta arag,ISMAN CIIL JIMCAALE:mataqaan meesha aay balaayada uga timid dowladnimadii MAREXAAN?jawabta arag,waa markey GAALGALO hubeyeen ee aay dheheen waxaa tihiin MAJERTEEN ee ABGAAL ladagaal,kalmadii ugu horeysay ee uu soo faray waxay aheed ABGAAL ku dhaha, yaan lesku taaban tuulo NUUX!jawabti layiri iska fiiri(MAHA KATAGA TUMALTUMAAL DHASHAAD TIHIINE)Yuu ahaa ninka u dhintay calanka somaliya ee waraaqadaha liqay?jawabta arag,C/LLAAHI CIISE: Ogoow intii aay hayen kursiga waa lagu haayay ee siyaasad hamoodin waliba waxaa jira wax badan oo aanan soo koobi karine, WAXAAN KUU RAJEYNAYAA IN AAD OGAATAAN WAXA AAD TAHAY SI TAXADAR LEH WALIGAA YAAN WAX LAGUUGU QUFULIN!Macassallaama!!!! |
calas | Friday, April 13, 2001 - 05:28 am imaqalhee i agree with u 200% best leaders that we ever had were Hawiyye,, give u example: Cllaahi Ciise (Hiraab) iljeex Aadan Cade (Muduloood ama Hiraab) Generaal Daa'uud (Abgaal) Salaad Gabeeyre (Abgaal) Shiiq Cali Jimacaale (xawaadle) Cismaaciil Jimcaale Cali wardhiigleey Gaalaguul so let this daarood dudes stay where they are now believe me son, when they come, they come with problems and qabiil,,,,,,,,,,, we Abgaals were the one's who always helping them 4 everything, one good point, who gave the chance Cabdi Rashiid C. Sharmaake to won the election? and what is our reward ? dameer aa tihiin,,,,,,, so let habargidir deal with them,,,,,, from now we get nothing to with them,,,,,, |
xaamuud | Friday, April 13, 2001 - 06:44 am imaqalhee waxaan oodhan ani waa ogahay oo taariiqda cid dabooli karto maleh laakiin awal saas aan eheen xaa kafiican hadeer aan saan ahey, xaan kawadaa nimankaan darood xaga iidhig, hadeer waa anaga lee oo xamar maanta waxa aduun iyo aaqoro udiidooyo waa iljeex iyo odoyga abgaal, muraayadi oo soomaaliya dhan lagadaawanaa waa xamar hadii xamar hagaagto inta kale waa hagaage. marka aniga xanaag aa igakeenay inaan daarod ha looyeero dhaho sababtoo eh dowladii oo cali mahdi ceeydiid aa taraarka kudhuftay hadeer oo cabdiqasin madaxyahay ina suudi yalaxow iyo ina caydiid aa diyaar u eh inay aasaan, marka iisheeg markee dowlad naqaneenaa? lamadabo cabdullahi yusuf aay ka amarqaataan, soomaali inagee naguxiran tahay hadii hashiino inta kale waa hashiinee. marka aan arko fursadaha aan lumuneeno ayaa aad xanaagaa. |
BURCO-BOY | Friday, April 13, 2001 - 03:57 pm Daarood yaa wasa? hawiye & Isaaq hawiye yaa wasa? daarood & Isaaq so deal with it labadaba Isaaq baa wasa faqash yahay aamusa hawiye iyo darood waa dameer labadiisa dhegood |
imaqalhee , | Saturday, April 14, 2001 - 01:53 am to.Calas,WAAAW THANKS, that`s what they want to know becouse it`s realy,not our Opinion!! where are they now? |
Burcaawi | Saturday, April 14, 2001 - 04:45 am Dhammaan Xoolayahow bashar noqda. Dunidii waxay u guuri rabtaa Mars iyo Titan, adinna reer hebel baa dhaafi la'dihiin. C/lahi Yusuf maxaa ku jira haddow soo booqdo laascaanood? Sow dhul Soomaaliyeed ma aha? Burco, Hargeysa iyo Xamarba waa iman karaa. Aniga hadda haddaan Bosaaso tago cid ii diidaysa maa jirta? Dalkayga maan fiise uga kala baahnahay? Ciidan buu arurshay? Yaa ciidanka loo arurinayaa? Soomaali dhiigeed in mar kale la daadsho sow ma aha? Taas miyeynaan dhammaan arkin halka ay ina dhigtay? Waad cayday ninkan aad is lahayd ammaan haddii aad maanta tiri fidno ayuu soomaali ku wadaa. War kora oo basharooba. |