site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Qabaailka Somalida

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Soomaalinimo - Nationalism : Qabaailka Somalida
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

waayoarag

Wednesday, April 11, 2001 - 05:43 pm
Hadii Isaaq la odhan lahaa soo gal jannada
Intaaney galin janada waxey Malaga weydiinlahaayeen
"Meeshu Jaad mayaalaa aanu soo galnee"

- Hadii Hawiye la odhan lahaa soo gal janada
Intaaney galin janada waxey Malaga weydiinlahaayeen
"Meesha Musuq Maasuq iyo tuugnimo ma yaalaa aanu soo galnee"

- Hadii Ogaadeen la odhan lahaayeen soo gal janada
Intaaney soo galin janada waxey Malaga weydiin lahaayeen
"Meeshu Bustihii Qaxootiga iyo Caano-boodhe mayaalaa aanu soo galnee"

- Hadii Majeerteen la odhan lahaa soo gal janada
Intaaney soo galin janada waxey Malaga weydiin lahaayeen
"Meeshu Kursi iyo Miis aanu wax ku xukuno mayaalaan aanu soo galnee"

- Hadii Gado-buursi la odhan layaa soo gal janada
Intaaney soo galin janada waxey Malaga weydiin lahaayeen
"meesha Xan & Xaasidnimo mayaalaan aanu soo galnee"

- Hadii Dhulbahante la odhan lahaa soo gal janada
intaaney soo galin janada waxey Malaga weydiin lahaayeen
"Meeshu Khamri maleedahey aan soo galnee"

- Hadii Sheekhaal la odhan lahaa soo janada
intaaney soo galin janada Malaga waxey weydiinlahaayeen
"Meeshu magacayaga oo la khaldo ma na loo hagaajinlahaa ex:-( sheekhaas iyo sheekhaash ayey somalidu inta badan isku khaldaan)".

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, April 13, 2001 - 08:47 am
waryaa mid baad ilawday oo meeye kuwii dowlada haysan jirtay dhowr iyo labaatanka sano mise waadiga ka reebay iyaga ee malaha iyagaad tahay.LAGU GARAY NIN YAHOW EE WAXAAS OO KALE MEESHA MAR DANBE HA KU SOO QORIN.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.