site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Wanted((((((((live or dead)))))))))))) yaad ka garaneeysaa magacyadan?

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Siyaasdada Guud - General Politics: Wanted((((((((live or dead)))))))))))) yaad ka garaneeysaa magacyadan?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Samriye

Thursday, April 12, 2001 - 05:54 pm
Dadkan magacyadooda ay halkaan ku qoran yihiin
waa Wanted,geeri iyo nolol sidi loo soo helo
waa la keeni, waxaana lagu bixinayaa Madaxiba
0.001usd, qofkii keenaa, waxayna kala yihiin
sidan:
She, Shantaano,Kusseey,Kabeebeey,Jiijo,Warda,Xaali,
Badgal,Hebel,Xamardaye,Warta,Mowliid=macaane,
Gurey,Nefoow=Kaniini,Mim,Shangaani,Jamaal4,Gurey1,iyo muriidi.

Dadkaasi oo lagu soo oogay dambi ay galeen oo ah,
in ay qaawiyeen forumska,kana seexdeen dhallinta
cusub afka hooyo oo ay bari jireen qoraalkiisa.

Dadkaani oo horay u ahayd hooygoodi forumska, ma
si dhab ah beey uga maqan yihiin? mise.........
magacyo kaleh ayeey ku soo galaan? wax kasto
ka yaab, sibaa loo kala haaday wixi kala haatiyayba.

soo noqda idinkoo nabad ah waa la idin tabaye.

soo dhawaada hee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xumooooow

Saturday, April 14, 2001 - 06:22 am
Samriye,
kuwaad doon dooneeyso ilaah kaa samir sii saaxib,
af libaax ay ku jiraan, ee ka daba har baac yahoow.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.