site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

BAABA'A IYO DHIBAATADA HAWIYE MA SABAB SOOMAALI OO DHANAA MISE WAA SABAB HAWIYE DHEXDIISA AH????????

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Siyaasdada Guud - General Politics: BAABA'A IYO DHIBAATADA HAWIYE MA SABAB SOOMAALI OO DHANAA MISE WAA SABAB HAWIYE DHEXDIISA AH????????
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DANMAR

Saturday, April 14, 2001 - 12:24 am
MAXAAD KA DHIHI KARTAA DAGAALKII CALI MAHDI IYO CAYDIID MA WAXAA SABAB U AHAA IN CALI MAHDI U DOONAYEY SOOMAALI WEYN MISE SADBURSI U RAADIN QABIIL KALE???????????? IN HASHA MAANDEEQ LAGU QAYBSADO
CAYDIID MA WUXUU RABAY IN AY SHEEKADU NOQOTO SADBURSI HAWIYE MISE CADAALAD IYO SINAAN IYO WAX WADA QABSI???

AFEEF WALAAL DACAAYADU WAY REEBAN TAHAY HADAAD ARAGTI HAYSO SHEEG HADII KALE AAMUS.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Puntlander

Saturday, April 14, 2001 - 11:09 am
To: Mooryaanta oo idil

war waxbana meesha kuma heesaan xataa haduu idinka tegey Siyaad Bare ee meesha buulshidka kala taga
hawiye dabomadoobe waxaa awalbo wadada idin dhisi jirey waa Daarood

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.