site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Shadoor(waayeel Ceeldheer), Odey Cadaado, Wiil Ceelqoox iyo ilmo Hiraaboow soo aruura Afar qooblaan uleey rabaahe.

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics (Current): Shadoor(waayeel Ceeldheer), Odey Cadaado, Wiil Ceelqoox iyo ilmo Hiraaboow soo aruura Afar qooblaan uleey rabaahe.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hiraab

Saturday, April 14, 2001 - 05:17 am
Dadka intiisa kale raali ha iska ahaadaan, waxaa meeshaan loogu talo galey Hiraab iyo heridiid.
Nimaa nimoow uleey jiray raadihaa, kii la uleey jirayna ushiyoow diidey oo Soomaaliweynoow ku dhex dhuuntey.

Haye hala soo dhowaado hee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hawiyewoman

Saturday, April 14, 2001 - 05:59 am
HIRAAB-DAMA-GORGAATE

Waryaa goormaad irir samaale kale saartay...War kabax meesha Dayuusyahoo.

Warsida islu dhaan oo nin rag ah iska dhig ana kale saari.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

odey cadaado

Saturday, April 14, 2001 - 09:02 am
saaxiib hiraab
ma waalatey waa ku sidee waa maxey waxa aad noogu yeertey.
miyaadan ogeyn in hiraab uu yahay quwada ugu weyn ee afrika oo uu haatan qalqal ku hayo itoobiya
anagu libaaxyadaas ayaanu dooneynaa inaan la
xisaabtano adiguna dirxi baad inoogu yeertay oo aad ha la uleeyo leedahey
ma usheeydaaba qabata

saaxiib sharafta hiraab hoos ha u dhigin.
odey cadaado

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

runsheeg

Saturday, April 14, 2001 - 07:52 pm
hiraab eey habargidir utaliso
meelgaarimaayee yaan idinka
leeydin uleeyn.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Heridiid

Sunday, April 15, 2001 - 05:54 am
Sarkaalka siinka dheer koroow nimaan ka reey jiraay rabee ama iga reeb ama i ruqseey.

ninkaan ka reey jirey waa Hiraab.

Afkiina edeb u yeela waryaada kuwiinaan caaytamaaya.

Vivo Heridiid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nin Hawiye kabaxay

Sunday, April 15, 2001 - 07:21 am
mar meesha waxay isku badaleysaa goboleysi sida lasheegey

Somaliland waa Isaaq
Puntland waa Majeerteen
Banaadirland Dhamaan Hawiye
Jubaland Digil/mirifle
Hiiraanland Xawaadle
Baayland Maaymaaayda

marka waxaan layaabey dadkaan Hawiye oo ayaga dhan lasiiyey hal Gobol oo layiraa Banaadirland

waxaan maqli jirey lafo Maroodi ayagaa laysku jabshaa Hawiyena ayagaa laysku jabshaa

hooyadiin wasa Hawiye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, April 15, 2001 - 07:28 am
Arooy Wardhiigleey wabtii ka yeertey Abgaalbaa ku waano qaatey
Arooy Deeyniile Dalkaayni waaye Digirtii kabaxdana unukayskaleh
Arooy Deyniile Dalkaayni waaye Digirtii kabaxdana unukayskaleh

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, April 15, 2001 - 07:33 am
Ma anigoo Abgaal Cusmaana Heridiid hakaa horeeyo waa Harkaan halaysku hoogo
Ma anigoo Abgaal Cusmaana Heridiid hakaa horeeyo waa harkaan halaysku hoogo.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.