This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either... Go to Current Forums ...with millions of posts BOTROS KHALI iyo CAYDIID kee shacabka wax taray SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Soomaalinimo - Nationalism : BOTROS KHALI iyo CAYDIID kee shacabka wax taray baydhabo Saturday, April 14, 2001 - 07:31 am WAR MA WAALAN TAHAY ISUMA DHOWA.. Waxay ila tahay in ninka shisheeya shacabka u wax taray waayo ILAAHAY ka sokow botros waxuu samata bixiyey malaayiin dad oo u badan caruur iyo haween. balse caydiid waxuu dilay malaayin dad ah oo u badan caruur iyo haween. Anonymous Saturday, April 14, 2001 - 08:36 am abees! Waa la idinku yaqaan naagnimada. gen caydiid oo kale soomaali uma dhalan umana dhalan doono......soomaali geesigeeda iyadaa iska disha.....laakiin caydiid dunida oo dhan ayaa gacanta u taagtay WADDANINIMADIISA.... Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.