kamal | Unrecorded Date Dear brothers and sisters in somali if you like somalia, why do not you study petroleum engineering field so you can help your country to become rich and eliminate the poverty.look, most arab countries are rich because they have oil.to tell you the truth, somalia has unlimited oil and natural gas.it is the oil window comparing other african countries.finally, do you know why americans went somalia 1992 because they wanted our oil. |
colonel | Unrecorded Date colonel.s To kamal salaam!! waryaa waad riyooneysa ninyahaow batroliyam ha la bartaad leedahay!! marka hore yeelo xoog iyo midnimo aad isku difaacdo waayo maanta adduunka Ninba ninka uu ka xoog roonyahay ayuu cunayaa marka la soco waxa caalamka ka socda intadan dadka la talin. |
MissShilabo | Unrecorded Date rayigaada ma xumo laakiinse su'aashu waxay tahay NABADGALYIDII AAWAY??? |
Xamardaye | Unrecorded Date kamaal, wadanka wax ha loo barto, maxaa qalad ah oo ku jira, haddii wadanki dagaal ka jiro, ama doowlad la'aan aan maanta nahay, miyeeynan ilaah agtiis aynan rajo ka qabin in ilaah uu inoo hagaajiyo, miyeeynan wax u sii baran karin mustaqbalka, maanta qofki fursad u helo wax barasho, ha u barto wadankiisi,maxaa ceeb ah oo ku jiro? intaan rabi tuugi lahayn,ayaan jikaartan iskula nimid. nabad iyo caano |
kamal | Unrecorded Date Dear brothers and sisters in somali I think that if many somalis study petroleum engineering, we will become powerful and at the same time get permament peace.Oil will make us rich like arab countries.Look, arab countries do not fight because they are rich and they do not worry anything.we are fighting because we are poor and every warlord want seat, money and life. |
BLACK ROB | Unrecorded Date WHOA bawth kamal we got oil,gold and minerals in our country it aint no secret, so have Yeman yaman can never take advantage of there natural resources coz of civil war,(basically fighting over land). and we've got the problems as yeman at the end of the day its just gonna be another thing for us to fight about. peace p.s. and we dont wanna GET like nigeria WHOA |
ABCDE | Unrecorded Date We got no oil. We have to rely on our knowledge and culture. And to be honest with you, I don't believe that we (Somali ppl) have neither knowledge nor culture/religione to sort out our real problem that is the civil war. Till every Somali person will undersand that he or she has to cooperate to get a peace and order, we will be there fighting each other in next 50 years. ABCDE |
Anonymous | Unrecorded Date kamal its ill-advised conclusion what u r saying. we should not love somalia simply oil or gas but as a land of our ancestors bro, so next time make logic argument |
Mike | Unrecorded Date Kaalaya hadii nilla dhahana wax u siibarta wadankiina maqaladbaad u ragtaan . WArnabada yaalaga sugaayaa hadaad cilmi laheen sida kuwa hadoo kale aad hadhoow xukunka lees kudagaalaa ee wax barta jaahilnimada aan ka bax nee aqyaarta odeyaasha soomaaliya joogana tobansano kabacdi wax iskuma haayaanee. Marka arinta kamaal maxamuu dhalinyarooy aan dadaalno lacala hadii oil ba aan laheen wadankeena aan ku dadaalno sidii wadankeena aan u horu marinlaheen Brothers. |
baabuujii | Unrecorded Date FAARAX GOLOLEY ALAHA U NAXARIISTEE, AYAA WUXUU YIRI HADAANBA HADAL KU HESHIIN WEYNEY SIDEE HANTI UGU HESHIINAYNAA! KAMAL ADVISKAAGA MAXUMO LAAKIIN WAXAAD LEEDAHAY SAR TAAGAN KORKA HALAGA FUULO JARANJARO LA'AAN. SOMALIA IS SO WEALTHY BUT WE AINT HAVE REAL THINKERS EXCEPT MAGECIANS. |
Manaxe | Unrecorded Date FAARAX QARAACUUD ALA HAWGA DABA NAXARIISTEE, AYAA WUXUU YIDHI, HADDII QURBAHA LAGU HESHIIN WAAYEY SIDEE SOOMAALIYA LOOGU HESHIINAYAA! BAABUUJI ADVISKAAGA MA XUMA LAAKIIN WAXAAD LEEDAHAY SARTA HA LA KIREEYO, IJAARKANA HA LAGU LAHAADO. IF YOU DON'T RESPACT FOR YOUR SELF NO ONE SHOULD NEVER RESPECT YOU! |
hanadyare | Unrecorded Date WE LOVE OUR LAND SOMALIA . IT DOESN'T MATTER IF WE GET PETROELEUM OR NOT BUT IT'S GOOD IDEA TO STUDY THAT KNOWLEDGE BUT WE LOVE AND WE WILL LOVE FORVERE WHAT EVER IS. SOMALIA IS FOR SOMALIS. |
Ayman | Unrecorded Date Waan idin salaamay dhalinyaro S/kadib: waa mahadsan yahay walaalkeen in isaga & ku wo kaleba ay petrol inoo bartaan sidii aanu wadankayaga uga soo saari lahayn balse sidoo kale kuwo iyaguna sidoo qeybaha kale ee ay bulshadayadu u baahan tahay buuxiyana waa in la helaa sida nabada. kulanti dambe oo xiiso leh |
SOMALIGIRL | Unrecorded Date SI DA HAND YARE DHAY SOMALIYA WAA WADANKEENI HOYO WAXALA WAXII KADHACA IYO WIXII AAN LENAHAYBA WAA WADANKENI HOYO DOKN'T FOKR GET THAT. WAXA UU WALALKEEN SOMALIGA AHNA NOO SOJEDIYAY WAA ARIN AAD UFICAN. WAX'AAN BARANO SI MUSTAQBALKA SOMALIYA UU ISKU BADALO (INSHA ALAH)SO PLEASE BRO AND SIS DHAGEYSTA HADAL KA UU IDINLEYAHAY WILKA WALALKA AH. DON'T BE NEGATIVE GOD WILL HELP US ONE DAY.INSHA ALAH. |
eng. Shaafi | Thursday, June 15, 2000 - 02:17 pm somali way riyoonayaan wadankaa badrool ka aad sheegaysaan kuma jiro taasina aniga ayaa soo ta'kiiday whether you like it or not... waqtiga ha isaga luminina shaqaysta beeraha fasha wax yaanbada inay qaataan raba idin kuma jiraan? waxaad sugaysaan inaad si dhib yari ah aad wax ku heshaan you know waxa wadan ka burburiyay |
Wadani | Tuesday, June 27, 2000 - 03:41 am Morning everybdoy to dhamaan i think what our brother kamal is saying, is true and possible but where are the advice takers u know what i mean, we are fighting or arguing 4 nothing as far as i concern, u get me, so wake up guys and try to pick up what you have droped yeterday u know what i mean. listen each other and respect, people are three parts 1 some people who are campaining to learn and cought the time, giving advices, reuniating and do care of thier culture and land 2 some people who are critizising those people who are giving advices, 3 Spactators i mean fans who are no where just listening and ignoring, and some fans who are blaming both of them, and wrong doers those ones who are in the wrong way. i hope u undrestand what i mean. |
jiijo | Thursday, July 20, 2000 - 04:31 pm to kamal dear kamal i am 100% whith u caze u are the first somali guy who got advice to somali sisters/brothers i believe since people left their beloved country it seems to me no one wants do something for their country believe me guys my advice is if you are somali sis/bro is to be well aducated caze we need some young generation who would be able to take care to our beloved country u may said well she crazy or she is dreming staff like that,but the reality is out there only us can make the future to look diferent,believe me peace will came along sooner or letter.......................so u guys out there take the advice and get aducation.......... believe me the young generation are the hope ofsomali right now........................... so advice is sweat guys...........and mosly we like to see soli peace and beuatiful once and forever....................... sis who lives somalia peace and love.............. |
jaajuumoow | Sunday, July 23, 2000 - 07:38 pm TO JIIJO well done sis caze u care about somali people what can i say u said every thing that i wanted to say well done again............u are amazing somali girl who made a great advice to somali people out there................. keep up the love of somali.........caze we need someone like u....................by the way i tooked your advice and it is working babe thanks to u.............. peace and i'm out |
mursal | Tuesday, July 25, 2000 - 04:23 am HELLO THERE I think what our broth said is true. most ppl who put their point of view are very short sighted and i believe we have always look positive side and try to encourage ourself to be independand to stand our feets. whereever we locate now it isnot like home and that is where is waiting for . The only thing we will take here is to educate ourself and our young generate. please forgive me if i offend anyone and insha allah as my broth said we will reach our target. |
Anonymous | Wednesday, July 26, 2000 - 10:06 am MR awil waxaan umalaynayaa somaliya waan meeshii aan ku dhimanlahaa wadankeena hooyo ma aha mid aan iloobikaro waan kaxumahay dadka u maleeyo inay masuul qaadikaraan waxay maanta namarsiiyeen aniga waxaan waligayba usheegaa dhamaan somalida aan is aragno waxaan u baahanahay wajicusub oo ay dadweynaha somaliyeed ay aaminaan ku maanta somalia fadhiyo oo sugayo iany wadan hogaamiyaan iyo kuwaraacsanba waxaan idin leeyahay ilow waligeed madhacayso inaad qabiil somalia ku hogaamisaan waxaana ogaataan waanimankii siyaad bare kursiga kulafadhiyay makuwaas ayaa wadan lagu aaminikaraa somaliwayn waan katashanay waxaad namarsii seen waligayna ma iloowayno waligay ma aan cabsan runtiina waxay tahay qabiil halkuu kayimid yaase og inaan qabiilkaasnahay tariiqdeese kuqorantahy maskaxdayda waligeed qabiil masogalin somali waxa nag dhaxeeyo ixtiraan walaalnimo iyo iscawinid iyo hal calan kabaxa waxa layiraahdo habarjini baan kadhashay iyo wax aan la aqoonin waxaanu nahay somali waligeena waxaanu nahay somaliwayn mar marka qaarkood markaan dawado fimodii lagaduubay somali 1954-1962 iyo kuwa gadaal lagaduubay qof walba oo somali ah waa iska oynayaa marlabaad waankaxumahay walalahay somaliyeed rag iyo dumar wayeel iyo dhalinyaro waxaad ogatiin dhamaantiin dhibaatada idin sogaartay inuu qofwalba oo ufakarayo somalinimo uu malin iyo habeenba idinka fakarayo kii dibada jogay iyo kii wadanka jogayba |
sigar | Sunday, August 06, 2000 - 11:22 pm somalia |
SOOMAALIYAD | Friday, August 25, 2000 - 03:15 pm Dear Annonimous, I couldn't resist to respond to your openion of what Kamal has said. You misunderstood brother or sister what ever you are. Kamal didn't say he loves somalia because it has petrol. He said it is good for us in the foriegn countries to study how to develop our country while we wait for the peace and I agree with him... Kamal I gave you five stars. Keep the good work bro. SOOMAALIYAD. |
Anonymous | Friday, August 25, 2000 - 04:04 pm WHETHER POOR OR RICH, SOMALIA IS MY COUNTRY..I LOVED IT . IT'S MY WHOLE SOUL AND I DIE FOR IT. NO MATTER WHAT HAPPENED I LOVE ALL SOMALIS AND I HAVE THE UTMOST RESPECT FOR ALL OUR ELDERS, RELIGIOUS PEOPLE AMD MOST IMPORTANT OUR MOTHERS AND GREAT GRAND MOTHERS. I LOVE ISLAM MORE THAN ANYTHING ELSE AND I BELEIVE WE COME BACK TO OUR RELIGION AND FOLLOW IT WE WILL SUCCEED WITH THE HEL P OF GOD. GOD HELPS THOSE WHO HELP THEMSELVES. LET'S ALL LOVE EACH OTHER AND REALISE WE ARE ONE FAMILY. LET'S FORGET THE SELF DESTRUCTIVE MENTALTY AND ALL THE NEGETIVITY THAT IS PREVALENT NOWADAYS. WE ARE ONE AND WE SHOULD NOT DIVIDE OURSELVES WITH THIS PRIMITIVE BACKWARD TRIBAL BULLSHIT. INSHA- ALLAH WITH THE NATURAL RESOURCES THAT IS IN OUR COUNTRY.. WHATEVER THEY ARE.. AND WITH MASSES READY TO REBUILD SOMALIA ... I HOPE WE WILL ONE DAY BECOME THE LEADERS OF ISLAM AND AFRICA . WE HAVE SEEN WHAT WAR AND CHAOS HAD DONE TO US. WE ARE MORE EXPERIENCED AND WE ALL DETERMINED TO INCREASE THE PEACE. THIS IS A GROUP OF CIYAAL WARTA. WE LOVE U AND MAY ALLAH BLESS SOMALIA AND SOMALIS |
Khadiija maxamad | Saturday, August 26, 2000 - 01:21 am walaalayaal wxaan maqlay Jabuuti madaxweyne cusub ay dooratay ee goormaa xilka lagu wareejinaa, ninkaan jabuuti loo doortay waxaan u maleen jiray inuu soomaali yahay waligeeyba uma heesan inuu yahay jabuutiyaan, walaahi aniga waan jeclaa ismaaciil guuleed abtidoon laakinse haddii laga doorasho batay waa inuu iskiiga dagaa oo ninkaan cusub CabdiKhaasir Salaado uu ku wareejiyaa, waakaas jabuut oo naga yar madaxweenaheeda si tartiib ay u doorteen, kuwa soomaalina saas camal aa fiicneed inteey qoriga isu heestaan inay iska dhaafaan oo sidii jabuuti camal ay madaxweene doortaan, laakin aniga welli magaciisa madaxeega uu ku wareegeeyaa, haddana waxaa dhaheesiin maxamad siyaad barre eey dadka isla dili jireen iyo ceediid, see jabuuti madaxweene uugu noqonaa ama jabuutiyaanka maa maadaxweene laga waayay, |
Axmed | Sunday, August 27, 2000 - 10:28 am Re: Petroleum! There is no doubt that there are various natural resources in Somalia, however, you have to remember that Somalia is lacking the foundations which is a stable government. At the same time, over 70% of our population are nomads who can't read and write. Therefore it takes knowledge to understand what resources we have and the possibilities. Somalia needs education and lots of it since we have been brain dead for the past 20 years. A ten year old child in 1990 has reached 20 now and has been through too much pain...they need a lot of help. So I would suggest, to those who 've studied in the west...please volunteer some of your time to help rebuild Somalia. |
AHAPPYSOMALI | Tuesday, August 29, 2000 - 08:06 am FOR RICHER OR POORER I LOVE SOMALIA. THERE IS NOWHERE ELSE I WOULD RATHER BE. NO OTHER COUNTRY CAN REPLACE MAANDEEQ, NO RELIGION IS NEAR GOOD ENOUGH AS ISLAM, WHAT I LIKE THE MOST ABOUT SOMALIA IS THE UNIQUE AND COLLECTIVENESS THAT LIES WITHIN EVERY INDIVIDUAL. LOOK OUT WESTERNERS HERE COMES SOMALI. WWWWOOOOOOOOOOOW. |
Spectator | Wednesday, September 13, 2000 - 04:54 pm I believe Kamal is right in his idea about expoiting the natural resources of our countries to improve the standard of living and the lives of our peoples.(We can no longer talk of a single Somalia given the current political reality). I am not sure if oil is a CURSE OR A BLESSING for those who have it; look very closely at those who posses it and you will see what I mean. I think that broadly speaking that Kamal has touched on a second important point namely that those Somalis in the Diaspora could help their countries if they get an education -assuming that they will return to participate in rebuilding the counties. I would like to add that this talent will only be optimized if the INSTITUTIONS of the OUR countrie are rebuilt. |