site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Kitaabka quraanka aan isku xukuno

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 16, 2000): Kitaabka quraanka aan isku xukuno
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdirahman

Unrecorded Date
Asalaamu calaykum waraxmatu laahi wabarakaatu

salaan ka dib, maxaa hor taagan in aan kitaabka quraanka isku xukuno, waxay ila tahay waxa hor taagan waa shaydaano,gaalo iyo munaafiqiin, marka aan iska qabano,sidoo kale dadka maanta aaminsan in aan quraanka la hirgalin karin maxaan ku tilmaanaa, hadaba waxaan idinleeyahay soomaali weyn soomaalida waxaa ka maqan oo la wareersan tahay cadaalad la, aan cadaalada waxaa laga heli karaa kitaabka quraanka oo laysku xukumo. taas haddii la waayana wareer laga bixi maayo, waxaa taas ka sii daran dadka yiraahda waxaan isku xukumaynaa kitaabka quraanka oo aan hadana ku dhaqmayn,waxaa loo baahan yahay camal wanaangsan oo daacad laga yahay. Soomaali maanta haday isku raacdo aan kitaabka illaahay isku xukuno, oo aysan ku dhaqmin,waa halaag sii siyaadso, marka waxaan rabbi ka baryaa in xaqa uu na waafajiyo,aamiin. kuwa hortaagan in kitaabka quraanka aan ku dhaqano rabbi hanaga qabto. aamiin.Waxaan u sheegayaa kuwa diidan in kitaabka quraanka laysku xukumo in ay yihiin shaydaano,gaalo, munaafiqiin. marka halayska qabto. tan kale wanaag iyo horumar gaari mayno intaan soo hormarinayno dadka xun xun oo aan dib u dhigayno dadka wanaagsan.kuwa hada ku shiraya jabuuti haday wanaag u soo wadaan soomaaliya rabbi hala garab galo haday xumaan iyo dhagar wadaana rabbi hanaga qabto aamiin. waxaan hadalkayga ku gabagabaynayaa in soomaali loo duceeyo in illaahay xaqa waafijiyo inta xumaanta iyo dhagartana la damacsan rabbi ka qabto aamiin.


sidaa iyo nabadgelyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
WAA LAGU SALAAMEY WALAAL,
INTAA KADIB WAA KU MAHADSAN TAHAY TALADAAADA HAGAAGSAN. WAXAA HUBANTI AH IN KITAABKA QURAANKA UU YAHAY MID CADAALAD HORSEEDAYA LAAKIIN QOFKA ISTICMAALAYAA INUU SI SAX U ADEEGSANAYO YAA HUBIN KARA WEEEYE SU'AASHU.
MAANTEY WADAMA AYAA SHEEGTA INEY KITAABKA QURAANKA KU DHAQMAAN IYAGAANA UGU CADAALAD XUN MARKA KITAABKA HALAGU DHAQMEE SU'AASHU WAXAA WEEYE SI WANAAGSAN MALOO ADEGSANAYAA MISE WAA LAGU DANEYSANAYAA MARKAAS AYAA DADKU DIINTA ILAAHEY NACI DOONAAN MARKA AY ARKAAN KUWII DADKA UGU YEEREY OO CADAALAD XUMO IYO DULMI HORSEEDAYA.
MIDDA KALE SOOMAALIDU WAA UMMAD REER MIYI OO AAN WAXNA AKHRIN WAXNA QORIN INEYSAN DIIN WAXBA KA OGEYN , SHUQULNA KU LAHAYNA WAXEY CADAATEY WIXII DHACEY XILIGII DAGAALADA SOKEEYE DALKA KA SOCDEEEN OO AY DAD BADAN OO SOOMAALIYI KU KACEEN WAX AAN HABA YARATEE QOF WAX RUMEYSAN WAXEY DOONAN HA NOQDAANE UU SAMEYN KARO MARKA UMMADAAS SIDAAS AH AYAA WAXAAD LEEDAHAY ISLAAM HALAGU DHAQO , SOO MA HABOONA MARKA HORE IN ISLAAMKA LA SHEEGAYO HABA YARAATEE AYNU MACNIHIISA FAHAMNO OO AYNU BARANO ILEEN CAWAAN BAYNU NAHAYE.
MAHADSANID

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sahal

Thursday, September 07, 2000 - 10:32 pm
Bismillaahi Raxmaani Raxiim. Ninka qariyey magaciisa oo ujawaabay c/rahmaanow waxaan hadal kaaga ka dhadhansaday inaadan diyaar u ahayn kitaabka qur'aanka isla markaana aadan ogalayn inaad qirato. Come on, be a man. you either wanted or you don't. let's be honest here. Waxba saaxiib qiic ha isku qarin. Tusaale hadaan hadalkaaga usoo qaato waxaad tiri Soomaali waa caamo aan diinta wax ka ogayn. Marka ruux sidaas ah oo aan diinta waxba ka ogayn malagu xukumi karaa diinta? I'll ask you the same question: Isla qofkaa malagu xukmin karaa xukunka Shuuciga ama dimoqraadiga oo uusan midkoodna waxba ka aqoon.Qof dambi kuleh majiro wuxuusan garanayn. Tusaale qofku haduusan garanayn inay khamradu xaaraan tahay oo uu cabo; lama jeedalaniyo. Waa loo sheegin oo labarin.That's Islaam. a complete religion. Hadaba su'aal: Dadku ma yaqaan Sharciga Shuuciga ama Dimoqraadiga ee aad adigu raali ku noqotay? Runtii su'aasha dhabta ah waxay tahay yaa kitaabka toosan xaqiisa marsiin kara. Cause that is the only way. I don't know if you'll agree with me or not? The only option we have is Kitaabulaahi wa sunatihi. No democracy, No Communism and No Bullshit. got it? I hope so. Halays cafiyo Brother.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kutubka u noqda allaah kabaqa diintiinana barta.

Friday, September 08, 2000 - 03:30 am
AAMIIN ALOW HANUUNI DADKAN AAMIIN

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.