site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

The new meaning of "SOMALI"

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 16, 2000): The new meaning of "SOMALI"
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ykhaliif

Wednesday, June 28, 2000 - 04:51 am
DADWAYNOW SOOMAALIYA MAXAA HORTAAGAN OO HAYSTA?
FADLAN JAWAAB IGA SOO SIIYA:

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hodan

Friday, June 30, 2000 - 07:25 am
to ykhaliiif
by hodan
walaal wan ku salamay.......... lakin ku man fah min maxad ka wadaa hortaagan oo haysta
adigoo raliya af somaliga i jilicii mahad sanid han ila yabin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mayna

Thursday, September 07, 2000 - 10:08 pm
dadweynaha soomaaliyeed waxaa hor taagan oo haysta waxey tahay marka hore waxbarasho la,aan iyo aqoon daro.Marka waxey u baahanyihiin dayac dir aad u weyn oo dib wax loo baro iyo aduunka sida uu ku shaqeeyo.from mayana

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ahmed

Thursday, September 07, 2000 - 10:14 pm
to Hodan.
Hodaneey wuxuu ula jeedaa ninkaa sida ay soomaalida isku dilayso iyo fahan la,aanta haysato
inkastoo maanta aan haysano madaxweyno iyo calankeenii oo dib loo taagay aduunkoo idil.
marka ninkaas waxbaa si ka ah markuu lee yahay maxaa haysta som.isma oga ee asigaa wax haystaan.
from Ahmed

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Aweys

Friday, September 08, 2000 - 02:01 am
Soomaalida waxaa hor taagan QABYAALAD IYO NINJECLEYSI ee soomaalidu taas ha iska deyso ee soomaalinimo iyo waddaninimo ha u soo jeesato.

MAHADSANIDIIN!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, September 09, 2000 - 06:29 am
All somalis need is remember their God , repent to God then agree unanymously to get ruled by the Holy Qur'an and abide by it and finally the will find no room for tribalism, clanism, qawilism, rer-hawalism, laandeerism and bloody blaa!! blaa!!.I am very serious forget all these nonsence somalis and u will stand together inshallah.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.