site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

SOOMALIDA SAX IYO QALAD MA KALA TAQAAN?

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 16, 2000): SOOMALIDA SAX IYO QALAD MA KALA TAQAAN?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AA

Tuesday, June 20, 2000 - 07:29 pm
To: RA'YIGA DADWEYNAHA
By AA
walaal suaashan ah soomaalida sax iyo qalad makalataqaan, marna waa haa marna waa maya. Hadaan kuu kalasaaro marka hore mayaqaanaan sax iyo qaladka waayo haday kalayaqaanaan maanta isma ay xagxagteed boholhadima iskuma ayqodeen, marka 2aad ilaahay wuxuu maskaxda inoosiiyay inaan xumaha iyo samaha ku kalagarano. markaa qofkii maskaxdiisu shaqaynayso oon waalneen oo ay maskaxdiisu taam tahay ayuunbaa kalayaqaan sax iyo qaladku waka aykalayihiin, markaa ilaahay maskaxda nagamaqaadae dadka waalan iyo kuwabadka qaba kasaara oo dadka iskumid hakadhigina inkastoo kawaalan ilaahay waalay oo ilaahay anagaba sidaa oo kale nagadhigi karo hadana ilaahay oo nawaalin anagu yaanan iswaalin ee ilaahay haloosoonoqdo
salaama calaykum.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, July 03, 2000 - 02:45 am
to aaaa


walaal wan ku salamay wan run taa somalidu sax iyo qalada makal yaqanana ee adiagu makala taqan taa.......... mise ma dhan taaaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AA

Sunday, July 09, 2000 - 09:47 am
To Anonymous
By AA
walaal ilaahay baa mahadleh anigu waan kala aqaan sax iyo qalad waxay kala yihiin ilaahayna wuu ikalabaray waanan dhamahay maskaxdayduna waa taam ilaahay baase og intaan maskaxda caafimaadka qabta ku gaari doono ilaahay hanoo gargaaro dhamaamteen soomaalida oo dhana ilaahay maskax caafimaad qabta oo waxay isku yihiin dareensiisa hasiiyo Amiin Amiin Amiin Amiin.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.