This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either... Go to Current Forums ...with millions of posts SOOMALIDA SAX IYO QALAD MA KALA TAQAAN? SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 16, 2000): SOOMALIDA SAX IYO QALAD MA KALA TAQAAN? BAKOOL Tuesday, July 18, 2000 - 07:30 pm RAALI AHOOWNA MATAQAANO WAXAAN WAAY DHECEEN EE SEE WAX LOOGA QABTAANA MATAQAANO WAAD MAHADSANTAHAYNA MATAQAANO samia Saturday, September 09, 2000 - 03:12 am a/caleykum. somalida waxaa ku jira dad fiican iyo dad xun! waxaa jira dad yaqaana wixii qaldan iyo wixii saxsan,raali ahoowna wey yaqaanaan somalia waxaa weligeed ka jiri jirtay arin la dhaho faataxu ayaan isku mareynaa oo wixii dhacay waan ilaaweynaa. somalida fiic fiican ee wax garadka ah raadso iyagaa aya kuu sheegi doona wixii xun iyo fiican Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.