Friday, June 16, 2000 - 12:36 am SOOMAALIYEEY WAAD SALAAMANTIHIIN MEEL KASTE OOD JOOGTAAN, RUNTA FIICAN BEEN ALLA CAAYEY EE. ANAGU DAD AAN NAF LAHEEYN BAAN NAHAY, OO IN EEY AFKA KA DAL DAL MAAN MOOYE AAN FICIL AQOON.
Saturday, June 17, 2000 - 02:50 pm maxaad ku oogatay in an afka aan kahadalo waxaad ubahan tahay iin lugu baaro somali waxay aniiga ilatahay iin aad ubahan tahay ? tacaliin iyo talo biixin good bye see you ???????