site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Reer Waqooyi maxay doonayaan?????

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 16, 2000): Reer Waqooyi maxay doonayaan?????
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, June 27, 2000 - 01:27 am
Reer Waqooyi waxa ay doonayaan, annaga garan
meyno, iyagana ma garanayaan. Waa dad
jahawareersa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, June 27, 2000 - 01:33 am
Qofka isku sheegay (Anonymous) waxaan ku
raacsanahay, inaysan Reer Waqooyi garanayn waxaa
ay doonayaan, Somalida inteeda kalena sidoo kale
ayay u garan la'yihiin waxa ay doonayaan Reer
Waqooyiga. Sidaa awgeed, waxan walaalaheen Reer
Waqooyi leeyahay, walaalayaal waan garanwaynay
waxaad doonaysaan bal inoo sheega waxa aad
doonaysaan, si aynu idiin c

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mike

Wednesday, June 28, 2000 - 03:52 am
REER WAQOOYI WAA DAD SOMALIYA LANA MIDAH ANGA
REER KOONFURTA AHBA WAXAAN RABNO MA NAQAAN OO
WAXAA NA WAREERIYAY QABYAALAD EEY KU DANAYSTAAN KUWO AAN MASLAXADA WAQOOYI IYO KOONFUR MIDNA DAN
KA LAHAYN OO TUUGO AH WILIGOODANA DHIIGA UMADA
KU NOOLAA SIDA CIGAAL OOKALE.
ANAGA XITAA MARKII SHIRKAN JABUUTI FURMAY WAXAA
MARKIIBA BILAWDAY XUKUN KU LOOLTAN RAGA ISA SOO
SHARAXAYNA WAXAA KAMIDA CABDULAHI AXMED CADOOW
WASIIRKII MALIYADA EEAFWEYNE GABADHIISANA WAXAA
QABO CABDULAHI MAXAMED SIYAAD.
CABDULAAHI COSOBLE SIYAAD OO20 SANO WASIR AHAA
XASAN ABSHIR OO AHAA AFWEYNE GACANYARAHIISA IYO KUWO KALE OON WAXBA DHAAMIN MARKA REER KOOFURBA
WAXEEY RABAAN MA YAQANAN EE CUDURKAAS WAAN WADA QABNAA DANBIGANA WAXAA LEH TUGADAAS NA DULEYSATAY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

beter

Wednesday, June 28, 2000 - 04:40 am
Saaxiib reerwaqooyi afkaad ka tidhi laakiin aqoon
buuxda uma lihid,intaadan reerwaqooyi wax ka--
sheegin bal marka hore wax aqoona ma,uleedahay waadiga afka dheer ee huurda soo taagayee,waxaan kuu sheegayaa noocaaga oo kale reerwaqooyi waxba
laga waydiin maayo sababtoo ah waxaad tahay qof
warba ka hayn reerwaqooyi waxa ay yihiin.
waxaan kaloo kuu sheegayaa qokka marka uu mowduuc
ka hadlayo waa inuu ismagacaabaa laakiin adiga-
waad baqatay oo fulay ayaad noqotay xaar wayn-
mardanbe waxaas oo kale haku hadaaqin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOOL

Friday, June 30, 2000 - 12:19 am
Anonymous;

Reer woqooyi waxay doonayaan ma iyagaan garanayn, mise waxay doonayaan ee ay kor iyo hoosba dunida ugu sheegeen ayaan dhagahaagu rabin inay maqlaan??????
'
waxaa hadlkaaga ka muuqata inaad aad ugu hanwayntahay koonfur, markaad hadalkaagan qoraysay, laakiin kama maqal wax wanaag ah oo lagu faani karo koonfur tobankii sano ee u danbeeyya bal hadalkaagan dib u akhri marlabaad "Reer Waqooyi waxa ay doonayaan, annaga garan meyno, iyagana ma garanayaan. Waa dad
jahawareersa"

Markaad eegto xaalada soomaaliya ay ku sugantay maanta, hadaan si kooban isu barbardhigo reer koonfureed iyo reer woqooyi, reer woqooyi waxay awoodeen inay mashaakilkooda xal u helaan oo ay maamul ay u dhanyihiin samaystaan taasina waxay keentay in xasilooni iyo nabad galyo ay ku wada noolaadaan dhamaan beelaha reerwoqooyi, balse koonfur way awoodi kari waayeen inay mashaakilkooda xalilaan oo qoloba qolada kale ayay bursanaysaa. Bal labadooda is barbar dhig oo sheeg midka jaahwareersan oo waliba aad ugu hanwayn jaahwareerka iyo mugdiga uu ku suganyahay.

Woqooyi intaanad isku qaadin adaa jaahwareesan ee khayaaliga aad naftaadak ugu sheekaynayso ka soo bax oo riyalistik noqo, dadkaaga u sheeg dhaliisha ay leeyihiin iyo talooyinka ay u baahanyihiin waxkhtigana ha iskaga qaadin waxaan dani kuugu jirin ee taada ka tasho.

NABADEEY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, July 03, 2000 - 03:21 am
Reer Waqooyi waxa ay doonayaan ma garanayaan, waxa
afkooda soo qabtana way ku dhawaaqaan. Taasi waxaa
daliil u ah. Sicirbarar ka kaco koofur waxaa ugu
horeysay, markii ay reer waqooyiga soo galeen
Koofur. Laaluush, qayilaad iyo majlisyo lagu
dhilaysto ayay waddanka soo galiyeen. Diinta oo la
caayo iyo waalidka oo lagu af celiyo ayay noola
yimaaden. Haddii aad dhan ka eegto waa dad waxa
xun ilbaxnimo u qaato. Mar yahuud bay sheegtaan,
marna carab. Sidoodaba dadka halkebay ka
yimaadeen. Waa tii Sayidkana uu yiri
- Lama arag ••••• nimoo dhaloo Aabbe laayahaye,
Idoorba, iidooridii inanta weeyaane-

Waxaa kaloon la yaabay, reer Waqooyiga waxa
jecaysiiyay gaalada. Taariikhda waxay xustaa inay
iyaga ahayeen, kuwii ugu horeeyay ee gayiga
Somaloiya soo galiyay gaalada.

waa tii uu horey u yiri Sayidka.

--Ina walan iyo wiilkuu dhalaba gaaladay weheshan
doonaane- Ina walanwal waxuu ahaa nin u adeegi
jiray Gumaysigii Ingiriiska markii uu daraawiishta
la dagaalayay. Waana Siilaanyo awoowgii.

Waxaa intaa ka sii daran, gabay uu horeu tiriyay
ninsomaliyeed oo ka yaabay dhaqankooda.

--Waa taan maryama Luul iyo magacya sheegaaye.
--Waa taan middaan dhalay, idhaa, meyran yaa
gadani.
-- Waa taan Malooliga calilay, macasha jiidaaye.
-- Waa taan makhnuud iyo noqdaa, mukhawal Iidoore.

Waxaan xuusuustaa yaraanteydii, in koofur looga
yaqiinay " Somali Qaldaan ama waalaa " Waxaabaha
la sheegayo haddii aysan wax ka jirin, maxay
dadkan dambena ugu bixiyeen " Somali Qaldaan ama
waalaa. " Kuwii horene ay gabayadaa ugu tiriyeen.

Qaruumahii naga horeeyay, ayaa dadkaa sidaa u
sifeeyaye, naga daaya yaynan waqtiga naga lumine.
Waxaa taa ka sii daran, ninkii yiri.

1. Aqoonta ay sheeganayaan ma Badmaaxnimadaa. Mar
kastaba waxaan aragnaa nin reer waqooyi ah oo
badmaax ahe.

2. Hantida ay sheeganayaan ma dawarsiga
Khaliijkaa. Waxay hoosta kaga jiraan Shuyuukha
Khaliijkee.

3. Ilbaxnimada ay sheeganayaa, cabbitaanka
khamriga, geerisheynta iyo laaluushkaa.

Nimanyahow waagii hore la idinma aqoon, iminkase
la idin baraye, ceebtiina aamusa.

Anna haddaan reer koofurnahay idinma naqaano,
laakiin waxaa idin yaqaanno, nimanka aad aad
qarniya

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

colonel

Monday, July 03, 2000 - 05:25 pm
colonel

Alleyle waa leysu Dhiilo dhaansadey!! Allow kii roon reerka u reeb...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

burco

Monday, July 03, 2000 - 11:57 pm
sxb nin ka magaciisa qariyooy
afnooli wuu hadlaa eyna wuu ciyaa
bal eeg xaalada soomaaliya maanta ku sugan tahay
waxba ma ogaad tahaye hadaad soomaali tariikhda reer waqooyihayso sidii gabadh baad isku xishoon lahayd laakiin wax ma garte waa sidii ey iska ci
reer waqooyi way garteen dantooda 20 sanay ciqaabtii koonfur ku jireen oo macalin u noqotay
10 sanee u denbaysena dhulkooday dhisayeen adna waa is cunayseen
sxb gaal markuu yimi soomaaliya reer waqooyi heshiis bay la galeen ah inaanu soo dhex gelin oo goonuu ka joogay. koonfurna intuu soo dhexgalay ayay hablohoodina ku casuumeen imisuu garacyo idinkaga tegey . imisuu webiyada idinkaga talaabay
waryaa hadaad ceebtiina ogtihiin maydaan qorteen hadal mataatac ah sxb dan kama se lihi waan is hubaa waxan ahay ee bal been iyo ikhyaali car ka weynaada iyo turufo.
sxb waa lays bartee afkay idinkaga haday ana sxb hadal iyo hawl iskuma dar ee orodoo diric gashoo xishood dhegool waaxid waa DAWACADII HILIBKA GEEDKA SAARAN GAADHI WEYDEE MARKAY KA QUUSATAY UF TIRI AWAL BUU QUDHUN AHAA Idina markaa reer waqooyi gaadhi weydeen baad cay biloowdeen iska wada. reer waqooyi inaad 0 tihiin marhorey u cadayde. oo idin baranay qudhinkiiniye waxan idin nidhi uf yaa saliid maca saro yaa canbuulo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, July 05, 2000 - 01:53 am
Horaa loo yiri, Burco yaa ka qurmuun weyn, Qariib
yaa uga leeto.

Ninka ree Burco isku sheegay, waxaan u qaatay
uinaad tahay Reer Burco. Haddii arrinta sidaan u
qaatay ay tahay. Reer Burco ma ka weynaadeen
hinaasihii. Waa iyagii yiri, Dayuuradda Amcaarada
maxay Burco la duqeyn la'dahay, maxay u maleysay
Hargeysa oo kaliye inay ,magaala tahay.

Tan kale, Haddii gaal la guursanayo. Wax guursada
idinka ayaa ugu horeeyay. Iminka markii dibadda
loo soo qaxayna, dumarkiinii intay raggii iska
fureen ayay gaala wada guursadeen.

Ku faraxa ama ka nax. Markii hore la idinma ogoon,
laakiin waxaa la idin bartay markii Khaliijka la
isugu yimid, iyo markii la soo qaxay ee dunida
qaxooti lagu noqday.

Waxaaban marmar is iraahdaa. sababta ay
soomalinimada u diidayaan, waa barashada la
bartay.

Intaa haku

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

YAAHUU

Thursday, July 06, 2000 - 12:17 am
anonymous,

saxiib waxaad iila eg tahay qof jahli lagu manaystay oo game qayaali ah meesha kawada.hadaad dan moodey dad isla dhashay oo walaalo ah (souh&north)in aad isku dirto,waxay sheekadu noqonaysaa (SHALAAD DHALATAY EE HORTAABAAN SHUBI JIRAY) toobiga aad furtay iyo maskaxdaadu waa kala darajo sababtoo ah topicgu wuxuu iila muuqday mid cilmiyeysan laakiin markaan arkay hadaladaada waxaa ii cadaatay in aad jiran tahay oo caadifadi kaa buuxdo ood joogto heer aad darbiyadada xagato ee ninyahoow ALLAH ka baq oo su'aalbaa ku sugaysee

salaamu calaykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, July 06, 2000 - 03:08 pm
Waa yaab! Waa yaaboo, waligey ma moodeeyn in war-suuqeedka la soo qorayo, oo la keenayo Bogga Ra'yiga Dadweynaha. Waxaanse ma leynayey, haddiiba laga maarmiwaayo in la qoro erayadaan oo kale, in lagu qorayo gidaarada musqulaha iyo meelaha la midka ah.
Anyway, Reer Waqooyi iyo Reer Koofur waa magacyo ka yimid deegan lagu nool yahay ee dalka Soomaaliyeed, dadkuna waa wada Soomaali. Haddaba, keenii midka kale caayaa, asagaa iscaayey ee wax kale ma geysan. Ninkiise doonayaa in uu wax naqdiyo(critic) ama wax xifaaleeyo, foorjeeyo, waxaa jira hab ama nidaam loo qoro- asluubta qoraalka, kanaana ila xannuun badan anniga.
Ugu danbeyn, waxaan rajeynayaa in boggaani soo reysto, hadda iyo wixii ka danbeeya, Insha Allahu!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

burco

Friday, July 07, 2000 - 03:13 am
ninyahow magacaaga soo qor hadaad rabto inaan kula sii wado waynu is baranay maxaynu se isku baranay inaan soomaali nimo ka cararo i aan lanagu kiin sawirin
saaxiib runtaad ka fogtahay bal eeg dunida aad dul joogto saaka halkay kala taagan yihiin reer waqooyi iyo koonfur yaa sharaftii soomaali haya weli yaa xishoodkii ku danbeeyey.
imaaraadka aad ka hadlayso sagaashanadii baad timaadeene soomali waa laga jeclaa dad sharaf leh bay ahyeen ee markaad timaadeen bay kharibantay

sxb waan is baranay dhib se igu ma haysaanoo mardanabaanaydaan soomaali nimo noo gu soo gaban
hadana hawl iyo dhismaan ku jiraayee meelahaa ka qayli.
burco sxb markaad askariga ahayd ka weyn saakaa dadkii lahaa hantay oo burkaagii baa laga dhisayaa
qiudhun iyo qadhmuun iyo naago uraya koonfur baa loogu yimaada ma ilowday kuwii xaajiyadaha raaci jiree uuuuuf ma dewadii dukhsigaa.
qadhmuun kaama foga
hinaasaha burco sxb hablahayga quruxda badan u ma ogoli kuwii foosha xumaa ee dhuxusha u eekaa maxay ii dhali qof aan u eekayn reer shiikisaxaaq
miyaan rabaa inaynu isku dhiig noqono marna.
ka naxoo nafta waa waqooyi hilaac
waxan ku soo gebagebeeyey

waxaad ciidan weyn lahayd waraysoo xagey jiraan waqooyi se yaa xukuma , xamrse say tahay saaka?
fadlan qor magacaagaga

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Guuled

Tuesday, July 11, 2000 - 12:53 am
Ninka Burco isku magacaabay iyo midka aan
magaciisa sheeginba, waxaad tihiin laba qof oon
meesha laaga baahnayne, fadlan daka rayiga
wanagsan figradooda ha is dhaafsadanae meesha ka
b

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mike

Wednesday, July 12, 2000 - 01:17 am
KU SOMALI DHAMAANTEED

WAXAA WAX LAGA XUMAADO AH ANAGOO FURSAD U HELNAY
INAAN INTERNET KU XIRIIRNO ANGOO QARADA KALA FOG
JOOGNO INAAN MAANTANA AAN IS AFLAGADAYNO INTAAN
IS WAANIN LAHAYN OOAAN DANTEENA KA HADLI LAHAYN
RAGA QURBAHA SOO GALAY OO LAGA YAABO INUU QAXOOTI MEEL KAHAYAY OO WELFER LASIIYO ISUNA HAYSTO INUU ASAGA UGU WANAAGSANYAHAY WAXAAN DHIHI LAHAA WAXAAD
KA DARANTIHIIN KUWA WAX DILO OO DHIGYACABKA AH
MARKA REER WAQOOYI RAALI HAKA NOQDAAN AFLAGADA GARTAY ANIGA WAXAAN AMINSANAHAY IN REER WAQOYI IYO
KONFUR COLAAD KA DHAXEYN DHIBATADANA WAXA ABUURAY KUWA ISKU SHEGAINEEY YIHIIN SIYAASIYIIN AMA KAABO
QABIILO SHACABKA SOMALIYEED SIDOODA BADAN WAA UMAD
NADIIF KA AH XUMAANT EE AAN IS FAHAMNO KANA HADALNO DANTEENA HADII KALE WAXAAN NOQON DOONAA
KUWA QASARAY HADALKA WAXAAN KUSOO GABAGABEYNAYAA

INTAAN ODAY KU FAANIYO KALA ANA GUDASHIYO
QABIIL URURINENAA ASAGEEN NA DHAFEE
AQOON NALAGU CAAYIYO CAWINAAD AJNABIYOO
AFLAGADO DABA TAAL QARAN KUMA AFLAXAYEE
NA TAGEER ALAHAYOOW.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xogogaal

Wednesday, July 12, 2000 - 01:55 am
Mike waad mahadsantahay.

Waxaad magaca uga ektahay fanaanka weyn ee caanka
ka ah waddanka Somaliya. " Mike Xaaji Banaadir ".
Magacaada maraan arkay waxaan soo xusuustay gabay
uu ka tiriyay shirka hadda ka socdo dalka Jabuuti.

Taasi haddii aan intaa kaga gudbo.
Waa runtaa oo Somali waa mid kaliya, in la iloobo
waxii horey u dhecena way fiicantahay.

Ree koofur wey kala qeybsamaan, qaar xun iyo qaar
fiicanba wey leeyihiin. Laakiin qoladan waqooyi
tegta ee duriyadda sku magacaawdo, iyaga ma aha
kuwa kala qeybsama. Sidii ariga ayay meel u wada
yaacaan.

Waxaan u maleynaa ceeb ma aha haddii tooshka lagu
ifiyo oo ceebtooda la tuso, si ay mar dambe khalad
u galin.

Iyaga la hadal oo somalinimada ha laga helo, amam
Jamhuuriyadda ••••• ha la baxaanoo magaca somalida
ha iska

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mr. A.

Wednesday, July 12, 2000 - 12:51 pm
Talo wanaagsan, Mike. Waa nasiibdarro in lagu daalo qoryaha dhiga, haddana Mike oo danbeyey ku xabeebsadey in la joojiyo af-lagaadad la isku dhaafsanayo Internet-ka oo si kale looga faa'ideysan karo sida, waano isdhaafsiga.
Ugu danbeyn, akhristayaal cadeeya codkiina, oo waa halkii Cabdulle Raagee, "U dhaqaaqa qorrax ka soo bax ama qorrax u dhac, xaa dhexda idin taagey dhulku ha idin la ..'..!" Ogaadana, aamuska ka danbeeya akhris waxuu sheegayaa in aad ka raali tahay wixii aad akhrisey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anisa

Friday, July 14, 2000 - 06:48 am
Taleex

Walalayal ma manta keenteen war cusob.anigu waxaan ahay gabar somaliyeed oo dholbahante eh.Nasiib wanag loqadaaydi hooyo sii fican oma garanayo ee Mogdhishu ayaan ku dhashay.Waxaane ka soo qaxaay 1990 waxaane ahaaa 7 jir.marka waxaan idiin sheegi lahaa iniinan is waydiinin reer woqoyi waxa ey donayaan.north somalia is the best.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dhuulo

Monday, July 17, 2000 - 02:14 am
Naaga dhaadheer oo Dhulbahanta ah baa dhulka soo galay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BAKOOL

Tuesday, July 18, 2000 - 07:26 pm
reer waqooye aa waaban ka cabsadaa indhaha farahA
ha iga mudinbo waraa dadkaas waa laga cuudi bileestaa hada yeenan diimo caay nagu bilaabin bo wadaayoow warkooda tuur waa la iloobay dadkaas mar horay ...................

waxeey rabaan ma naqaano............acuunkiyoow reer waqooyi aa acuudu iga dheh bo yurna ku dar
hirig hirig na ku dar wixii kalena ku dar bo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kuusow

Monday, July 24, 2000 - 01:34 am
Bakool aa runta sheege, laakiin walaalaheen waayee ha loo fuutiyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BURCO

Tuesday, July 25, 2000 - 02:49 am
war bal ha cawdi bilaysinee saaxiibayaal reer koonfureed maxaa idinka reer waqooyi idin daba dhigay bal dib isugu noqdoo is weydiiya
teeda kale maxaa idiin diidey nabadgelyaday heleen walaalihiin reer waqooyi inaad kaga dayataan hadhowna inagoo wada fiyoow aan wada hadalo idinkoo weli xabadii isku eryanayaa umad nabad ka shaqaynaysa afka kala bixi ladihiin hadii kale maad iska cadaysataan oo tiraahdaan xaasidiin baanu nahayoo inaad is dishaan sidayadaa jeceshihii
ANIISA waad mahad santahay aniisa hadaad waqooyi amaantay waa dhulkaagi oo nabad ah oo dagaal magaciisaba la iloobay laakiin walaalahayo koonfureed oo horena dagaalka noogu bilaabay dhulayagii naga dudumiyay ayaa wel na daba taagan waa ayaan daro.
WAR DHULOOS GABADHA INOO DAA SAAXIIB

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

omar

Unrecorded Date
asalaamu calaykum,

waxaan u arkaa Mr. Anonymous iyo Mr. Burco in u yahay rux keliyo, oo rabo in u abuuro naceeb koonfor iyo woqooyi. taas hora loo waayey.
nasiib daro waxaan aad uga xumahay dadka aan dersayn mowduuca kuna daysanaayo, waxaan loo bahneed ku hadlaayo.

waa ka baxay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, August 01, 2000 - 07:16 pm
reer waqooyi are somali's foolass!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CAYNABA

Wednesday, August 30, 2000 - 10:36 am
dADKA QAAR IN LOO JAWAABO MA ISTAAHILAAN
NIMANYOHOW WAQOOYI MIYAAD UQAADAN WEYDEEN
RAGANIMADA IYO WANAAGA AY GAAREEN
REERKOONFUROOW MARKII HORE MAJEERTEEN AYAA
WAX GARAD IDIIN AHAA IYANA IDINKA TAGE OO INAAD
XOOLA TIHIIN AYAY IDIN ARKEEN,WAATAA AYDUN WELI
IS CUNAYSAAN,ILAAHOOW USAHAL MASAAKIINTA.
ANAGUNA HADDAANU REER WAQOOYI NAHAY WAANU TASHANAY NABAD BAANU KUWADA NOOALAY
IYO IS QADARIN NINKU MARKA UU NIN RAGA YAHAY
NIN KALOO RAGA WAX WEY WADA QAYBSADAAN
LAAKIIN REER KOONFUROOW RAG BAYDAAN AHAYN.
{SISTER;ANISA FARIID BAAD TAHAY HADYAD AYAAN
KUU SOO DIRI LAHAA, DHULBAHANTE WAA RAG
••••• HADDAANU NAHAY WAX WAANU WADA QAYBSAN
KARAA}
BYE.
BY THE WAY ANISA EMAIL MALAGUGULA XIRIIRI KARAA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ax

Wednesday, August 30, 2000 - 11:16 am
salaan

waxaan aad ula dhacay hadalka uu yidhi YAAHUU oo ah in tobigga marka hore loo malaynayo mid cilmiyaysan, balse marka la akhriyo uu ninka bilaabay yahay nin afdillaacsanaya oon garanaynin waxa uu doonayo inuu ka hadlo inuu dad isku diro mooyee.

saaxiibayaal ha iskaga luminana wakhtigiina qaaliga ah inaad dhaandhaankaas oo kale u jawaabtiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mr Layaab

Thursday, August 31, 2000 - 12:14 am
Sheekadu waxay ka bixi laadahay waqooyi iyo koonfur ana mar mar waxaan ku fikiraa ma dafirtaaba soomaalinimada waayo? waxaan joogaa wadan qalaad marka ay i weydiiyaan waxaa qaxootiga iga dhigayna ama iga soo eryey wadankaygii hooyo waan ka xishoodaa inaan runta u sheego oo aan idhaahdo qabiil baa i keeney laakiin waxyaalo kale oo aan been abuurtay ayaan ku maaweeliyaa waxaana igu kaliftay nin reer Yurub ah oo ilbax ah ama da diisu yar tahay wuu kula yaabayaa haddii aad ku tidhaa wax Qabiil la yidhaa ayey dadkaygii ku dhamaadeen intiisii kalena aduunka qaxooti ku tahay.
Ala dhulkayga hooyo macaanaa ala wadaninimadu macaanaa ala xoriyadu macaaanaa ala wada shaqeyntu macaanaaa ala is af garashadu macaanaa ala is jaceylki macaanaa ala wada dhalashadu macaanaa.
Ma waxaad aragteen umad isku af ah isku diin ah isku dhaqan ah oo hadana iyadu is xasuuqeysa, haddi maanta dawalad shisheeye ina soo weerari laheyd sidii Itoobiya 77 kii aduunka idinkaa isugu jeclaan lahaa in kastoo aynaan wax iska celin karin maanta 12 saacadood gudahoodna la iangu qabsan karo wadanka oo dhan hadana waxaa kaaga sii daran cilmi la,aanta meel kasta oo aduunka ah inagu haysta iyo sida aynu aduunka ugu ceebaysa nahay .waxaa kaaga sii daran isla weynaanta iyo sidaynu isula qab weynahay, dhalinyaroo waayaha aduun iyo cilmiyada horu maray weynu ka hurud naaye sidaas uun isku caaya oo isku colaadiya intaad nooshahay ee aad wax qori karto ama hadli karto.

SOOMAALIDU MA HURUDAA OO WAA LA MUDEY MISE ANAA MOODEY?

Mr Layaab

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, August 31, 2000 - 04:06 am
CAYNABA WAAD QALDANTAHAY HADII AAD KOONFUR OO DHAN MAJEERTEEN AQLI KA SIISAY WAA NASIIB DARRO HALKAA WAXAA IIGA MUUQATA INAANAD REERWAQOOYI AHAYN EE HA SHEEGAN DADKA AANAD U DHALAN. WAAYO REER WAQOOYI IYO MAJEERTEEN WEY KALA FOGYIHIIN, AMAANA WARKEEDBA DAA, MARKAA GABADHAN MAJEERTEENEY UMADAHA ISLAAMKA AH AMAAN HA KAA HELAAN U MALEYNMAAYO REERWAQOOYI INAY XITAA REER ABTI KUU YIHIIN. DANAHAAGA GAARKA AH RAACO MAJEERTEENA HA ISKU DAYIN IN AAD SHAATI NADIIF AH U XIDHO. WAAAN KA BAXAY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mahad

Thursday, August 31, 2000 - 04:09 am
Marka hore iga Gudooma Salaan, inataa hadaan ka gudbo,,Anigu waxaan aaminsanahay soomaali meel kasto ee joogto in ay yihiin dad wada dhahay oo walaalo ah, oo isku diin,iyo isku dhaqan ah. Isla markaasna ay yihiin dad aan kala maarmin, Lakiin hadii ay reer waqooyi rabaan in ay gooni u go'aan waxa ay aniga ila tahay in loo ogalaado.
Aniga waxaan ah wiil reer xamar ah, oo qaran doona ah...
Soomaaliyeey ku dadaala qaranimada.

Qarandoon

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

woq/kon

Thursday, August 31, 2000 - 04:51 am
waa cadaatee ma calaad tahay(ma doqon) sidii uu u sheegay Omar baa weeye arintu.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Awbustaale

Thursday, August 31, 2000 - 11:50 am
Duf ku baxa intiina hadalka xun

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Lii

Thursday, September 07, 2000 - 11:20 am
Heey Anisa waxaan ka xumahay inaad afsoomaaliga aad xoogaa iloowday marka kawaran hadii aan kaa caawiyo barashada afka hooyo iyo inaan,,,,,,,,,,,,,,, si kastaba wax soo qor okey?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xiis

Friday, September 08, 2000 - 07:32 am
To Dhuulo:
Aan kuu saxo ina adeer;
Naago dhaadheer oo dhuuniyaal ah,oo dhilooyin ah oo dhulbahante ah ayaa dhulka soo galay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Laas Qoray

Friday, September 08, 2000 - 07:57 am
To xiis;
Waryaa adoo iidoor ah oo reerxiis ah,naagihiinu jareeran yihiin qarmuuna badan yihiin qodobweyna kadilaaco sideed hablaha dhulbahante ahna one of the cutes ppl sharaftana ha uga dhicin ee orodoo buurkaroolayaasha ku yaala xiis soo dudumi.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somali dhalad ah not gadaal ka gaar

Friday, September 08, 2000 - 06:36 pm
TO;NINKA SOOOL ISUGU YEERAY/////

saxiib wax somaliland la dhaho majiraaan ee sool na ha sheegan ee waxaa tahay habar awal sheego wax soowlad la dhaho majiraaan ee waxaa jira jabahad habar awal dhulbahante,warsangali,habarjeclo,gadabiirsi waxay raac san yihiin somaliya waxayna lee yahiina somaliya ha is raacdo.

markaan usoo laabto dadkiina reeeer koonfureed oo kalay miyidaaan hayn historyga somaliya mise dameer sidaad uraacayseeen unbaad maqa sheen xornimo been been hadaba dadka kala saara umad si kale ayaad tihiin aaaan siyasadna waxba ka aqooon reeeer somaliland mawada diidana somalinimo ee mid mid dhaama ayaan jirin koonfur iyo waqooyi midna waxaaba la qaatay dowlad isku sheegyada habar awal iyo puntland somalida inteeda kale waa burcad xornimo doon ah oo ciday iska xoraynayaaan aaaaan la aqoooon oo taloow dadkaa reeeer konfureeedka ma waxay iska xoraynayaan darood baw baw soo dhacyeeeeey yaaa waaa saaanbuuus laga adamay, yaaaah ha biri biriq layso jaw waryeeee just kiding guys you have to know sometime what you talking

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, September 09, 2000 - 04:15 pm
what is this obsession with somaliland?
you all know we were oppressed for 30
years.we had half the seats of our share,
just look at every ministry that existed
in somalia(look at now-22 for •••••).What
a choke.You guys have proofed time and
again that you shouldn't be trusted.For
the first time we have hundreds of schools,
universities built or under construction,
telephones at every home that can afford,
etc.WE are better than many African states

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, September 09, 2000 - 04:36 pm
forget somaliland.
What is wrong with you guys.The way you are
whinning,you believe you can't live without
somaliland.I'm beginning to believe too,
because of the way you are centered on it.
You guys tell us all the time that you have
a bigger country,two Rivers,more popolous,more
fertile land etc etc.SO WHAT THE HELL IS THE
PROBLEM.Be somebody first.Stand up.Why you are
obsessed with us is not you love us.It is
you'r jealous & you want to stop us from ever
developing.NEVER AGAIN.IT'S A KISS OF DEATH.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, September 09, 2000 - 04:57 pm
Jubuuti wants to close BERBERA port.that
is the thing behind all of this.It is the
all connection of Darood & Issa.Remember
when somalilanders were fleeing from Siad's
murderous army,they went to Ethiopia.Jubuuti
had and electric barb wire at the border and
those who slipped in were sent back &
machine gunned at the border by Siad's DOGS.
After Siad fell we were nice to those who
slaughtered us.This time with your provocation
it will not be the same.YOU WLL GET WHAT
YOU DESERVE.Somalis have prooved the bigger
your stick is the better they behave.That
is why you chose Habargidir as president.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, September 09, 2000 - 05:09 pm
forget somaliland.
What is wrong with you guys.The way you are
whinning,you believe you can't live without
somaliland.I'm beginning to believe too,
because of the way you are centered on it.
You guys tell us all the time that you have
a bigger country,two Rivers,more popolous,more
fertile land etc etc.SO WHAT THE HELL IS THE
PROBLEM.Be somebody first.Stand up.Why you are
obsessed with us is not you love us.It is
you'r jealous & you want to stop us from ever
developing.NEVER AGAIN.IT'S A KISS OF DEATH.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, September 09, 2000 - 05:11 pm
what is this obsession with somaliland?
you all know we were oppressed for 30
years.we had half the seats of our share,
just look at every ministry that existed
in somalia(look at now-22 for •••••).What
a choke.You guys have proofed time and
again that you shouldn't be trusted.For
the first time we have hundreds of schools,
universities built or under construction,
telephones at every home that can afford,
etc.WE are better than many African states

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.