site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

MAXAA KALA HEYSTA 911 IYO 999 IYO DUMARKA SOOMAALIYEED?

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 16, 2000): MAXAA KALA HEYSTA 911 IYO 999 IYO DUMARKA SOOMAALIYEED?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Da rOCK

Tuesday, June 27, 2000 - 03:58 am
Dhamaantiin waad ku mahadsantihiin, qodobada aad soo jediseen ee kal du duwan ta labaad waxaan idinka codsanaaya inaad topican so qadaa dhigtaan idinko aan waxba uga kala tegin. waxaa weyee MAXAA KALA HAYSTA DUMARKA SOOMAALIYEED IYO RAGGA SOOMAALIYEED IYO 911 IYO 999KA?


ALL THE BEST AND AVIOD DA DIRTY.

DA ROCK

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

miss somali

Tuesday, August 01, 2000 - 07:10 pm
maxaa kalahaaysta all the somali men iyo donutka?
have U ever asked ur self why?
i would call 911 on my man 2 if he sets at the donute 24/7 and ask me to take ceeyr iaght? somali guys suck wallaahi actually not all but 75% which is alot. and hey don't say dumarka somaaliyeed coz they'r all not the same....
iam out......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, August 13, 2000 - 08:57 am
From:Sagal.
To:Da rock.

Walaal wan kugo racasanahay waxyabaha qaladk ah ay
dumarka somaliyeed samayaan manaha dumarkadhan ee
waa kuwa aan aqon waxa nin yahay ama oo taro ama
kuilbaxay wadamad kale ona moday ilbaxnimo 911 ka
mark halayaben taas.Waxaan kaloon halkan uga jawabyaa Miss somali walaal waxan ku dhihlahaa
in aad marka horaba iska dhaftid ama ad kuhaysatid
sida oo yaha sabatoah wad kugashay dunadka kumana
fiicna shaqsi ahaan in aad uwacdid nin aad jacashaha polis wayo waxaad lumisay aytiinkisa
ugan cayartay magacolahaa mark kafiirso waxyabaha
qarkood. nini waa kula dhashay wan kudhalay .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LAJECEL

Monday, September 11, 2000 - 01:20 pm
TO DA ROCK,SAGAL AND SOMALI GIRL
WAAD SALAAMAN TIHIIN DHAMAANTIIN

D,ROCK) UGU HORAYNTII WAX WAYN BAA KALA HAYSTA DHAMAAN SOOMALIDA MEEL WALBA AY JOOGTABA RAG, DUMAR,WAAYEEL IYO DHALINYARABA TAN QAAS AHAANEED EE AAD KAHADASHAY WAXAY KU FIICAN TAHAY IN AAD ADIGA BAARTID OO AAD U DHABA GASHID SI AAD U XALISID TAN FAMILKA ADIGA KUU QAASKA AH WAXAANA AAMIN SANAHAY IN QOF WALBA TIISA XALIYO KADIBNA DHAMAAN WANAAG AYAY KU DHAMAANAYAAN.

SOMALI GIRL) WALAASHIIS WAXAAN KAA ARKAA IN AAD CARAYSAN TAHAY CARANA WAX LAGUMA DHISO TEEDA KALE WAAD KU SAX SANTAHAY QOF QALDAN LOOMA DULQAADAN KARO MANA QURUX BADNA IN AY GAARTO HEER AAD POLICE ISKUGU WACDAAN HADII UU KU DHIBO WAXAA JIRO SIYAABO BADAN OO LOO WADA HADLO XUSUUSNOW ARIN AAD ADIGA XALIN WEYDO POLICE AMA CIDKALE KUUMA XALI KARTO, AMA DHAQAN AMA DHIGMO IDINKAY IDIIN JIRTAA,

SAGAL) MARKA HORE ADIGA IYO D ROCKBA AF SOOMALIGIINA WAA UU QALDAN YAHAY SIDA AAD U QORTEEN OO SI FIICAN LOOMA FAHMAYO,

WALAAL WAXAAN KALOO KU WEYDIIYAY SAWABTA KUGU KALIFTAY IN AAD WIILASHA DIFAACDO RAG IYO DUMARBA WAA LAGA HELAA DAD QALDAN TEEDA KALE WAXAAD DHAHDAY KUBA POLICE KA RAGA U WACA WAA KUBA AAN OGAYN RAGA WAXA UU NOO QABTO ,MAXAY NOO QABTAAN BAL II SHEEG OO AAN DUMARKA QABAN MISE WAXAAD KU JIRTAA DUMARKII MASKAXDA LAGA QABSADAY OO LOOGU SHEEKEEYAY NINKIINAA IDIIN IDIIN NABI AH OO JANO IYO NAAR ASAGAA IDIIN HAYA,SORRY BUT YOU SOUND LIKE THAT
lajecel1@yahoo.com

REGARDS
LAJECEL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sagal

Friday, September 15, 2000 - 03:09 pm
To; lajcel marka hore waad salamantahay marka labat inta aad waxkashegin qoralkayga ufiirso kaad kusoo jawabtay markaa ishag siwaxloqoro.
mida kale waxaan kaga jawabayaa sababta kantay in aan difaco wilasha waxa aan arkay rag badan oo dhalinyaro ah oo fican, shaqayst, waxbarta, dadkudan waxuqabsa ee micnolan uxiran mark walaal qof loobanayay majirto in oo lomiyo qofdhan nolshiisa.
mida kale waxaan kaga jawabayaa waxtark raga mark hore rag woo kudhalay waana kuladhashay woona kudhaqaa waxa aad kamarantidna maha oo xag dhaqan ama xag dii wad u bhantahay.
mida kale maoran anigo gabdhah oo dhani way xonyihiin sabab too ah anigaba wan kamid ahy. sagalgare@yahoo.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xaqsheegto

Sunday, September 17, 2000 - 12:08 pm
As/caleykum.ninkii reerkiisa dhaqan waayo ama xaqeeda gabo ama aan wax iyada uroon kashaqeyn waayo ama intaa uu reerkiisa kamaqan yahay oo caruurtii silciyey waxna aan reerka ku siyaadin karin naagtana aan dhaqaneyn fureyna waa la burinaa 911 aa loowacaa aa la,leeyahay kan aqalka dibadiisa iga gee (guriga iiga saar) laakiin in aan rageena xirno maaha tankale aad isku heysataan waa run ninkaaga janada waa ku tagi kartaa laakiin waa haduu waxa uu dadka u jeedinaayo uu kudhaqmaayo caruurtiisana lakorinaayo xaaskiisa dhinac walbana ku qan cinaayo ee diintiisu ay fiican tahay oo ay daacad katahay garanayana gabadha xaqa ay ku leedahay inaan caruurteena daadino maaha gabdho ragow anagana hadaad nawanaajisaan allaah janadiisa ayuu idiinku abaal marinayaa qofwalbana mas uul wuxuu ka yahay haka soo baxo As/caleykum.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.