site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

SHIRKA JABUUTI

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 16, 2000): SHIRKA JABUUTI
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

A.SALAD

Thursday, July 13, 2000 - 11:21 am
Waad salaamantihiin dhamaan walaalahayga soomaaliyeed ee soobooqda bogaan.
Waxay aniga ilatahay walaalayaal in shirkasta oo soomaaliyeed oo laguraadinayo nabad iyo dhismo soomaaliyeed inlataageero, maxaayeelay kulanku wuxuu suurto galinayaa inay dadku kawada hadlaan dhibaatada ay wadaqabaan guud ahaan iyo gaar ahaanba, Waxbaana kasoobaxaya haba yaraadan hadii ladoonee.Ninkii kamaqan shir dad isuguyimaadaana waxa uu kaqadayaa waxyaabo uu ka ogaanlahaa oo uu ubaahanyahay.
Waxaan halkaan ogamahadnaqaya Maamulka Pagekaan oo fursad noosiiyay Anaga qudheena inaan fikradeheenaa kahadalno ama isku dhaafsano.

Waxaan kaloo umahadnaqayaa Maamulka SOMALINET oo noosuuragaliyay inuu nasiiyo fursado kalagadisan sida CHAT,WARAR ,IYO FIKRADO ISDHAFSI.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

A. AADAN

Thursday, July 13, 2000 - 12:52 pm
Shirka Jabuuti ugu yaraan wuu shaqo galayaa, haddii uu mid ku darsado sidii lagu bilaabey oo waafaqsaneyd dhaqankii hore ee Soomaalida. Soomaalida waxaa dhaqan u aheyd in markii wax dhacaan sida dagaalka oo kale, ey markiiba gudi isku dhafan oo odayaal ahi kulmi jireen si ey arrinta u dhammeeyaan, dhiiggana u simaan isla waqtigaas oo wali dadkii isku colleysnaa eysan raali ka noqon shirka maslaxadooda-ee kala celintoodana lagu jiro. Balse, wax kasta waa dhammaan jireen marka go'aanku gaaro beelaha oo dhan, kuwii colleysnaana wey qanci jireen oo ugu horeyn jireen fulinta go'aankaas. Haddaba, Shirka Jabuuti waxaa jilibka loo duugey ayadoo kuwii colleysnaa iyo taageerayaashoodaba ey biyo diidsan yihiin shirka, waxuuna soo gaarey hadda ayagii oo ka qeyb qaadanya. Tani waa hal tilaabo horey, waxeyse ku xiran tahay sida go'aanku u dhaco, taasoo ninkasta maslixi doonta haddii loo gooyo sida ugu saxsan ee ey qabaan gudigaasi kana fogaadaan in ey qaar ku maslaxaan, ayagoo isleh wanaagga badiya. Haddii tanna la helo arrintu waa labo tilaabo horey, waana tan aan rajeyneyno dhammaanteen. Haddii kale, ha la ogaado arrintu waxey noqoneysaa hal tilaabo horey, labo tilaabo dib, waana midda aan ka walwalayo, waayo rag badan oo aan la qadin karin baa iskugu tagey goobta. UGU DANBEYN, GUDIGOW OGAADA GO'AAN-CADAALADEYD OO KALIYA BAA DEEQI KARA SOOMAALIDA OO DHAN. SOOMAALIYEY DHOWRA OO SOO DHAWEEYA WIXII IDIIN WADA ROON OO KALIYA, TAASAANA MASLAXDII AH. EEBBOW WADDADA TOOSAN NAGU HAGAAJI!!! AAAAAMMIIN!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, July 13, 2000 - 07:21 pm
Aabow Aala tahay,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dacar

Thursday, July 13, 2000 - 07:23 pm
Aragaani walii reed ka kooyaaw???????????


dacar-dacar-dacar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DrWho

Friday, August 18, 2000 - 05:57 am
Dear Members,

Salamu Alaikum

I am quite new in this place; in fact today is my first day to post a message in this forums.

Since the hot topic is the Arta conference I pondered whether I should participate or not, contemplated for while I have predetermined that I should write an article " this is a merely article but let just call it that, shall we".

When I have heard that there was going to be Somali reconciliation conference in Djibouti, I was overjoyed, I thought to myself this is going to make difference " this was after I have examined the pros and the cons". I was elated to hear the method that Mr Galleh is going to employ. It was somewhat dissimilar to whose procedure, which has been utilised in the other musters.

Furthermore, I suspect this reconciliation conference is once more failing. Let us just examine what is taking place in Arta.

Couple weeks ago, when the people decided that they are going to set up Somali Parliament, there was a huge disagreement as to how they are going to appoint the members of the new Parliament. A lot people put forward that we should adapt the universal way of electing the member's parliament, hence for a constituency " based on regions". Other group was so sceptical about this way, since they knew that one tribe will be the dominant one, they felt this is utterly cheating. Other clans thought they would lose out, because they do not reside a confined region. This was the major dispute; some clans walked out of the conference because they thought that it was immoral for them to be participated such thing.

I regard this sort of discord is utterly fruitlessly futile, it is something that can be solved quite facilely.

Considering I am not specialist in this field, I shall attempt to rationalise and resolve this problem without compromising the parts involved.

First of all, we have been out of government for nearly a decade " some of us feel they were out of one 12 years". We will not have a problem if we remain without a government for another 2 years. This is my proposition: -

We shall base the constiuncy on merits of how populated the regions are. We shall locate every MP for 10 thousand " or any other number agreed". We shall say for example, if there is 100 thousand people in sanag region whose are eligible to vote then Sanag will have 10 MPs. And if Banadir, have 1 million people whose are eligible to vote, then Banadir should have 100 MP, and this should apply to the rest of Somalia. In this scenario the system will be 1 man 1 vote. It is fair and sound. But question may arise, that is: there minority people in Somalia don't they deserve to be represented in the house of Commons, surely that is a equitable inquisition, and my response will be this: even though we have to allocate a certain seats for those groups whose numbers are not suitable enough to gain MPs.

We have to bare in mind that this so called affirmative action, or positive discrimination is thoroughly non-existence in both Europe and USA when it comes to politics. I live in England, there is no such thing, and It should be mentioned that you can find it in textbooks, but they are not implemented. What even made me chuckle was to see ladies allocated certain seats of the Parliament!. This is strange, which country does this. We live in a liberal countries and do we see such thing taking place in these countries! The answer is evidently No. This is of course an assay for Somalis, and it seems they have delivered what the examinees wanted! Bravo people, you passed the test. I am not announcing that I am to some extent male chauvinist, but I am solely exercising my thoughts.

Now, what is the situation in Arta?. We are all aware the fact that number of tribes feel that they have been deceived and also cheated by Mr Galleh. They believe that they did not procure their share of the doe. These clans include: Leelkase, Hawadle, Murursade, And most of all Dhulbahante and Abgaal.


The above named tribes whose reside different regions in Somalia and they feel that this was utterly fraudulently counterfeit thing, and they are not partaking any of this.

What I even find more startling was to see the list of the MPs and among those were the blood aficionados, whose murdered hundred of innocent Somalis in Somalia!. Where does this take us.

I give credence to the fact; this conference would not be more then the previous gatherings, even may be more dangerously venturesome!. God forbid but I fear a fresh imminent civil war that will engulf once more the country I love.


I prospect that you the reader may not fathom this article as one which is provoked by a tribe wrath. I assuredly tell you that this is from the base of my grey matter in the skull.


DrWho

London.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Aadan

Friday, August 18, 2000 - 09:51 am
Shirka Jibuuti maahan mid wax walba hagaajinaya, waase shir soomaaliyeed oo looga hadlayo Soomaaliya iyo sidii lagu furdaamin lahaa. Runtiina, dhammaan inta wanaag doonka ahi waa soo dhaweysey, waxaase hadda soo badaneysa in badan oo gurdan raac ah, oo ey ka muuqato nin jecleysi, iyo saluug xagga madax qeybsiga ah. Annigu waxaan ka cabsanayey in Soomaalidu weydo nin eyba soo doortaan oo u qalma ama lagu aamini karo xaalada walaacsan ee Soomaaliya, mase fileyn in la isku mari waayo Keena iyo mayee Keena. War iyo dhammaantiis, dhibkuu wuxuu saaran yahay ummad weynta Soomaaliyeed ee hayinka u noqontey sidii dhiigooda loo cabbi lahaa. Ogaadase, Illaahbey leeyihiin!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

colonel

Saturday, August 19, 2000 - 03:37 pm
colonel

Haa!!! Horaa loo yiri"Xuunshoy goorma wax garataa sey tiri markii leebka iyo qaansada leysu key saaro,adna Tukow markii laba qof is eegto"markuu bilaabanyey isku dirka jabuuti ayaan saadaaliyey in kani dib u heshiisiin ahayne isku dir yahay marka haddeynu Himbiriirsannay miyaa?! ALLow na bad baadi Aamin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

A. AADAN

Friday, August 25, 2000 - 01:33 pm
TEEGEERO
MIRADHALKII SHIRKII JABUUTI OO EY KA HARTEY IN LA YIRAADO C/QAASIM AMA C/LLAAHI (ISKU SOO HARAYAASHA U TARTAMAYA HOGAANKA SOOMAALIYA), IN KASTOO AANAN WAXBA KA AQOON C/LLAAHI,BAAN SOO DHAWEYNAYAA KII LA DOORTO OO AAN LEEYAHAY, ALLOW MID KHEYR NOOGA DHIG.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Khadiija maxamad

Saturday, August 26, 2000 - 01:11 am
walaalayaal wxaan maqlay Jabuuti madaxweyne cusub ay dooratay ee goormaa xilka lagu wareejinaa, ninkaan jabuuti loo doortay waxaan u maleen jiray inuu soomaali yahay waligeeyba uma heesan inuu yahay jabuutiyaan, walaahi aniga waan jeclaa ismaaciil guuleed abtidoon laakinse haddii laga doorasho batay waa inuu iskiiga dagaa oo ninkaan cusub CabdiKhaasir Salaado uu ku wareejiyaa, waakaas jabuut oo naga yar madaxweenaheeda si tartiib ay u doorteen, kuwa soomaalina saas camal aa fiicneed inteey qoriga isu heestaan inay iska dhaafaan oo sidii jabuuti camal ay madaxweene doortaan, laakin aniga welli magaciisa madaxeega uu ku wareegeeyaa, haddana waxaa dhaheesiin maxamad siyaad barre eey dadka isla dili jireen iyo ceediid, see jabuuti madaxweene uugu noqonaa ama jabuutiyaanka maa maadaxweene laga waayay,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Saturday, August 26, 2000 - 02:21 am
,,,,Kadib kolkii la doortay Madaxweynaha baa waxaan telephone ii soo diray Nin aanu saaxiib ahayn oo deggan Amesterdam haatanna ku sugan magaalada Carta, Jabuuti.


Kolkaanu xoogaa is wareysanay oo uu iiga sheekeeyay Shirkii iyo sida ay wax u dhaceen iyo in isaga uu meesha ka soo helay Xubin Golaha Shacabka ee ku meel gaarka ahi baan aad ugu riyaaqay uguna hambalyeeyay jagada meesha uu ka soo helay si kaftan ahina ugu sii raaciyay !!!!! macallinka immisaa Land Cruiser baad meesha ka soo xasilisay!!!!, xoogaa kaftan ahi dabadii baan waxaan wareysi ugu dhaqaaqay bal iney asxaabtayadii kale ay meesha isku arkeen, markaasuu ii warrammay Hebel shirkii Sodare baa na isugu kaaya dambeysay, Hebelna Shirkii Qaahira baa na isugu kaaya dambeyysay Laakinse Hebel iyo Heblaayo iyagu waa ay joogeen oo waxayna noqdeen Xubno ka tirsan Baarlamaanka,,,Whoa Awguuriyo aan iri,,Markaasaan weydiiyay bal hadduu Hebel iyo Heblaayo ay is arkayaan Markaasuu wuxuu iigu jawaabay tii iigu cajiibka iyo qosolka badneyd oo wuxuu yiri " Maya walaahi Hebelna Canada ayuu aaday kadib kolkii uu jagadiisa helay Heblaayana iyaduna waxay qabatay halkaa iyo Australia, oo waxaa laga yaabaa inaan dhawaanahan aanan is arag oo Shirka kan xiga ee Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed baanu isku arki doonaa, oo aan u badinayo Nairobi, Qaahira, Addis ababa middood in lagu qaban doono"...Cajiiiiiiiiiiib iyo amankaag ma waxaan la ii keenin,,,oo maxaad tiri Shirkan kan xiga ee dib u heshiisiinta Soomaalida!!!!!!oo sideey wax u jiraan,,,,,ma anigaa waalan mise cadan baa laga heesayaa!!!!!!Sow tanaad Madaxweynaha doorateen!!!!!!Malaha wuxuba waa riwaayad!!!!!!isaga ayaan iri ka warran adigu hadda maxaad qabanaysaa se si sahal eh iigu yiri waxaa laga yaabaa week-gan dhamaadkii inaan halkii ku noqdo,,,Halkee ma carriggii,,,Carrigee inta igu yidhi buu yiri halkii iyo caruurtii oo Cayrtii baa islaanta lagu yara qabqabsaday iyo maqnaashaheyga oo halkii Amesterdam ahayd baa sii cagadhigan!!!!!!Waxan la wad wadana haddeey hirgalaan waanu arki,,,yaabaye kuwannee baas ee la wada doortay ma waxaa loo doortay Amesterdam iyo Australia!!!!!Suaasheyda iigu dambeysay waxeey ahayd Goormaad u malayn in shirka kan xiggee dib ushiisiintu Soomaaliyeed uu dhici doono,,,Jawaab sahlan buu hoosta iga gashoo iyiri "maybe next summer but i dont sure, Laakinse maccallinka Bal meesha iska soo xaadiri, ha lagu arko".....

NeefoowKaniini

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.