site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Guddiga Ilaalinta Xuquuqda Macaamiisha

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 16, 2000): Guddiga Ilaalinta Xuquuqda Macaamiisha
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, July 22, 2000 - 10:58 am
Guddiga Sare ee Ilaalinta xuquuqda dheegashada (Copyright) iyo tan macaamiisha Soomaaliyeed, oo hawshoodu tahay : guud ahaan dhawritaanka sharafta
iyo karaamada bulsho-weynta Soomaaliyeed iyo ilaalinta xuquuqda asaasiga ee ruuxkasta oo ka mid ah macaamiisha soomaaliyeed, waxa uu hadafkeeda kowaad yahay in dagaal cad oo aan waxba loola kala hadhin lagu qaado kooxkasta ama qofkasta oo isku daya inuu ku xad-gudbo shuruucda arintaa u yaala.iyada oo uu hal-ku dhageena aan ku haw-galeynaa uu "XUQUUDAADA OO AAD HESHAA WAXAY KU XIDHAN ANIGA OO DHAWRA TAN WALAALKA AMA WALAASHAA', waad mahadsan tihiin wixii talo ah noo soogudbiya. Mr. XAY , The Netherlands.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAYAAT

Saturday, July 22, 2000 - 12:42 pm
Guddiga Sare ee Ilaalinta xuquuqda dheegashada (Copyright) iyo tan macaamiisha Soomaaliyeed, oo hawshoodu tahay : guud ahaan dhawritaanka sharafta
iyo karaamada bulsho-weynta Soomaaliyeed iyo ilaalinta xuquuqda asaasiga ee ruuxkasta oo ka mid ah macaamiisha soomaaliyeed, waxa uu hadafkeeda kowaad yahay in dagaal cad oo aan waxba loola kala hadhin lagu qaado kooxkasta ama qofkasta oo isku daya inuu ku xad-gudbo shuruucda arintaa u yaala.iyada oo uu hal-ku dhageena aan ku haw-galeynaa uu "XUQUUDAADA OO AAD HESHAA WAXAY KU XIDHAN ANIGA OO DHAWRA TAN WALAALKA AMA WALAASHAA', waad mahadsan tihiin wixii talo ah noo soogudbiya. Mr. XAYAAT , The Netherlands.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.