site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

SOMALILAND REPUBLIC

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 16, 2000): SOMALILAND REPUBLIC
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somalilander

Monday, July 24, 2000 - 04:53 am
MY CONGRATULATION SOMALILAND

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ali

Tuesday, July 25, 2000 - 02:47 am
KUWA TUUGO AH OON MASLAXADA SOOMAALI AAN DAN UGU
JIRIN AYAA SAMEEYAY WAXAA IS WEYDIIN LEH UMADA DAGAN WAQOOYI MASKAXDOODADA MAKA TIMID INEEY KA
GOAAN SOMALIDA KOONFUR DAGAN?JAWAABTU WAA MAYA
NINKII KU DHAWAAQAY MAGACAAS 91DI MANTA INTUU JOGA
HADII EEY DACADNIMO KA AHEYD NINKA TUUR LAYIRAHDO
MUXUUSE XAMAR UGU CARARAY MARKII CIGAAL LA DOORTAY
CIGAALNA XAGUU JOOGAY MARKII MACAGA LA BIXINAYAY
SOOW CALI MAHDI WASIIR UMA AHEYN HADIISE CIGAAL NIN KALE LAGU BADALO MUXUU SAMEYNDOONAA?
UMADA WAQOOYI DHIBATADA HEYSATAA WAXEY TAHAY RAGA
MATALA WAA RAGII AFWEYNE SAXIIBKA LA AHAA OO DHIBTADA SOOMAALI OODHAN HAYSATO QEYB KAQATAY HADII EEY DACADYIHIIN MAXEEY U DORAN WAAYEEN RAG
NADIIF AH OO LA AAMINO KARO.
TAN KALE MAGACA SOMALI INTEEY WATAAN CID AQOONSANAEYSO MA JIRTO EE MAGAC KALE HA BAXSADAAN
WARSANGELI IYO DHULBAHANTANA MAOGOLO INEEY WALALA
OODA DAROOD KA GOAAN,GADABIIRSINA IDOOR INUUSAN
AAMINEYN WAA OGNAHAY CIISE MADOOBANA MIDNIMO AYUU
RABAA EE SIDEEY IDOOR WAX YEELAYAAN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

manaxdo

Thursday, July 27, 2000 - 09:50 am
ali afkaaga malab lagu qabay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

••••••

Friday, July 28, 2000 - 03:13 am
KU MANAXDO

SHEKOYINKAAS WAA LEYDINKU YAQAAN HADAAD QALDAMIN
TIHIIN JAHIL MUTACALIN KHANIIS SHARMUUTO KULI
ISKU CAQLI AYAA TIHIIN EE WIXII DABADA IDINKA WASI JIRAY RAADSADA,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Akhriste

Friday, July 28, 2000 - 08:13 am
KU: AKHRISTAYAALKA WANAAGSAN
Fadlan, waa in aan dacwad ka qornaa dadka ceyda iyo aflagaadada qayaxan soo qora, oo aan u gudbinaa SOMALINET.COM si ey 1) uga saarto qoraalkaas xun INTERNET-ka 2)Digniin ama tilaabo sharci ah oo ku haboon qofkaasna u siiso.
In arrintaan la sameeyaa waxey u roon tahay: qofkaas, Soomaalida oo dhan iyo Somalinet-ba.
WAAD MAHADSAN TIHIIN!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sanyare

Monday, July 31, 2000 - 02:45 am
CALI

Soomaali wadaniyiin ah haday jiraan waa dadka reer somaliland, waxaa tihiin dad aan albaal lahayne waxaa idinku waa jib ah inaa u mahad celisaan dadka reer somaliland hadaa tihiin reerkoonfureed, laba arimooda waxay ahayd inaa uga mahad celisaan hadaa wadaniyiin tihiin.

1- waa marka horee somaliwayne waxa layidhaa dadkii idin baray ayaanu nahay, inkastoo soomaalinimadi imika wax la kala sheegto ay noqotay, markii aanu fikradaa reerkoonfureed ulanimi waxaa la haydeen "somalileen baa lasoo wadoohaayaa" markii jabuutu xornimadeeda loo halgamayayna waa ka soo horjeesateen oo waxaa tidhaahdeen "soomalileen kalaa la soo wadoohaayaa"
labadii soomaaliyeed ee is raacay soomaalinimadoodiina idinkaa aasay oo qaranimadii qabiil ku badalay.

2- Afwaynena dadka reer somaliland ayaa idinka xoreeyay isagoo xaaraan idinku haysta oo kacaankiisii iyo reerkiisa aad u sacaba tuntaan una rabaysantihiin, miyaanay reer somaliland idin barin sida hororka la iskaga rido, waxaa la yaab leh maanta soomaali kasta oo aad aragtaa wuu caayayaa dawladii afwayne, balse intii ka horaysay 1990 intaanu wadankii soomaaliyeed burburin ee boqolaalka kun ee qof aanay dhiman, nin qudha oo koonfur u dhashay muu dhaleecayn jirin, balse waxay ahaayeen in qabiil ku taageerta, oo uu khayraadka dalka u daldalo iyo in ka cabsatay oo uu bahdii ka saaray, maantana waxaa la taagantiin gidaar walba soomaalaa la kala goynayaa idinkoo wadaniyiin inaa tihiin sheeganaya.

Maskaxdiini siday u dhamayd waxaa isugu geyseen reerwoqooyi inaa ka daba shaqysaan oo burburisaan sidaa taa uga fikirayseen ayaa ilaahay idinkii isku kiin saliday oo qabiil waliba isagii shan haamood isu dilay.

Haku daalina wakhtigana ha iskaga qaadina ee danihiina raacada reerwoqooyi way idin barteen waxaa tihiin idiinmana soo jeedaane.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KU ;CALI

Thursday, August 03, 2000 - 12:31 am
cali cali,, marka hore hadalka aad ku hadashay waa waxaad idinka qaldaamiin aad aaminsantihiin,
kumaa keenay GUMASITAYAASHII INGRIISKA WADANKA kalaNA qaybiyey soomaliA'
waa adiga reer waqooyi ,, midayta iyo isku raadinta soomaliyeed waxaa hormood u ahaa xisbigii SYL, kumaa aasaasay xisbigaas waa reer koonfureed,,, mida kale xukunkii siyaad bare,
markii kooxdi qaadwalayaasha aheeyd SNM UU MINGISTU ka soo eryey ithoobiya ayey si suecide ah u soo galeen magaaloooyinkoodii, halkaasna ay qayb weeyn ka qaateen burburkii dadkooda soo gaaray,,

kumaa xureeyyey waqooyi?,, ururka USC MARKII ay siyaad bare xamar ka bursadeen, ayey cidankii
joogay hargeysa ugu baqeen inay u ogolaadaan, fulaydii SNM inay soo gali karaan hargeysa, marka

whit out USC weli waxaad fadhin laheydeen xiryihii qaxootiga ee xarshin iyo meelihii jini ee aad u qaxdeen,, marka waxaan ku oran lahaa soomalinimo aha wadanka soomaliyeed wax aad u qabateen ma jirteen oradoo qaadkiigii meelaha ku cun,, diintii ilaaheeyna ee aadcayn jirtayna cay,,

ee qaldaan,, weligaa waxaad ka sheqeyn jirteen burburka iyo wax ala wixii lid ku ah soomalinimada


Somalia ha noolaato,,, so call qaad rbubclick somaliland go to hell

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sanyare

Thursday, August 03, 2000 - 03:55 am
Ma istaahishaan xitaa in la,idiin jawaabo walawaytiinan beenta ku nooli, BECAUSE YOU'R STUPID ENOUGH TO SAY "reerwoqooyi ayaa gumastii ingiriiska keenay soomaaliya" iyo waxyaabo aan taariikhda sal iyo raad toona ku lahayn.

waxay cadaynaysaa jaahilnimada idinka haysa taariikhda soomaalida intaan aduunkale la gaadhin, waxay sidoo kale cadaynaysaa taariikhda beenta ah iyo brobagaandada maskaxdiina laga buuxiyay ee idinku abuurtay cadaawada iyo nacaybka aa u qabtaan dadka reer woqooyiga ah.


{http://www.somaliainter.com/history.htm" halkan ka baro taariikhda somalida, sidii uu ku yimi gumaysigu somaaliya iyo afrika oo dhan.

Remember next time, taariikhdii kacaankii af-wayne ku baray fooramka ha la imanin, taariikhda runta ah la kaalay CIYAALA KACAAN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ku QALDAAN SANYARE

Friday, August 04, 2000 - 02:37 am
Sanyare,, waxaad tahay qaldaan hadlay... waxaad dadkiina qaldaamiin aad iskaga sheeekaysiin inaad tihiin dadkii ka danbeeyey ama keenay israacii
labadii gobol ee gumaysigii ingriiska iyo talyaanigu ay kala qeybiyeen, horta waxaad ogaataa
halyeyadii somaaliyeed ee xisbigii SYL IYO WAX QABADKIISII, fikrada isku doonista gobooladii soomaliyeed ee gumaysayaashii ay qaybqaybiyeen waxaa lahaa halyeeyadii xisbigii SYL,, MIDA KALE
qaldaankan ku qoray meesha inagaa ka erinay siyaad bare somalia,, waan la soconaa in qadwalaashii la macbaxay SNM 1988kii markuu mingustu ka soo eryey ithoobiya ay weeraro naflacaarnimo ah ay ku soo qaadeen magaalooyinkii ay maatidooda deganeeyd,, anya waxba tari waayeen ilaa dhamaadkii 1990kii uu ururka USC MAGAALADA XAMAR KA QABSADAY SIYAAD BARE, markaa ayaa iddaacada xamar loogu baaqay in ciidankii dawlada joogayna hargeysa ay u ogolaadaan snm inay soo galaan magaalada, qofkii idaacada xamar kala hadlayna wuxuuu ahaa qaldaan cumar carte qaalib,


marka taarikh iyo soomalinimo wax aad ka ogtihiin ma jirteee na dhaafa diin caytiina iyo qaad cunistiina ayaa laga raysan!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QANIINAAYE

Friday, August 04, 2000 - 01:05 pm
SANKA,

SAAXIIBOOW HEER WAQOOYI MA DHAAFTIDOO WAXAY YIHIIN WAAN NAQAANAA ADIGA TURJUBAANKAAGA MA RABNO EE KA LEEXO DADKAAS WAA DAD QIIMO AGTAAYADA KU LEHEE!
HADII DAAR'OOD PROPOGANDO LAWAREEGAYSANAYO AA TAHAY USC FILIMAANTAADA HORAY U SOO ARAGTAY. HEER WAQOOYI INII WADANIYIIN YIHIIN ANAA KA MARQAATI EH LAAKIIN ADIGA OO AFTARTAN SANO LUUQLUUQ MARAAYEY HADAANEEY LAAMIGA AA KU SOO DHACDI EE INTA KUU HARTAY HA ISKA QUBIN HADII KALE(OTAANGA AA DHILQO KUGU GALAA)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOOMAALIYAD

Friday, August 25, 2000 - 04:07 pm
Waar ragiinan sanyare ku taaganow isagaa idin caqli dhaama kuligiin oo la isku geeyo. anigu reer koonfur oo dhan caayimaayo laakiin usc da aad sheegaysaan maxay dawlad iyo xornimo ka taqaanaa, miyaanay ahayn kuwii laayay ragii maanafestada qoray ee xukunkii siyaad barre ka soo horjeeday, ( anigu afwayne odhan maayo nin dhintay oo danbi baa iigu jira wuxuu ahaaba ) miyaysanse ahayn kuwii dumarka cawradooda qaawiyay ee suuqa mariyay. Iska aamusa waxaad ku hadlaysaan garanmaysaane reer waqooyina fartooda ma gaadhaane ha noqonina lugtii faraska raacday ee hadana luunku gawracay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gueddi

Friday, August 25, 2000 - 04:33 pm
Walaal Yaal>
Waxan ahay nin Reer waqooyi ah laakiin aan ahayn marna noqonayn Soomali diid ama Somaliland.
Ingiriiska waxa keenay waqooyiga soomaaliya Qabiilka Isaaqa ah siiba Habar-Yoonis oo Yaman ka soo kaxeeyey. Ilaa intii xornimada la qaadanayayna gadhwadeen u ahaa. Waayo haddii taariikhda dib loo raaco Reer waqooyiga qaar ka mid ah ayaa muddo dheer la dagaalamay gumaysiga oo ku baaba'ay, askarna adaa u ahaa oo xasuuqayey Soomaalidii wadaniyiinta ahayd ee diidanayd gumaysiga, tarrikhda soomaaliduna waa wax qoran ee maaha wax nin kastaa siduu doono u badalaayo. Waxa idinla gudboon inaad dambi dhaaf ka codsataan Soomaalida kana noqotaan gafkaa foosha xun ee ku kacdeen, dawladda cusubna dacalkaaga qabso oo kala soo qayb gal dib u dhiska hoygaaga.

Geedi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shadiya

Friday, August 25, 2000 - 05:25 pm
Waryadha mooryan iska daaya reer waqooyi ma gaadhane waxaa tihiin dad iyo dad la,aan idinku koonfurey heshiya siba kuwa xamar isku cunayasida xoolaha woqooyi iyagoo qabiiloyin kala duwan ahbay nabd kuwada degan yihiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Beezani

Friday, August 25, 2000 - 11:14 pm
Waryaa war soomaaliyeey waxaan ku dhashay koonfur waxaana maqli karin koon fur hada oo la iga bililiqeystay Laamiyeeriga gurigeyga saarnaa eeyna dhoofsadeen U.S.C aaminsana in aay xorooween kana xorooween somali kale hadana wataan ninkii u shaqeynayey dawladii dhiibyacabka aheeyd marka soomaaliyey in taan la oran ha is fiiriyaan hana iska sooqabtaan kuwa ka socda U.S.C oo ku gambanayo Qabiilada ka tirsan U.S.C taa ayadoon lasameeyn wax hagaagayo majiraan kii kudhashayna iman mayo oo waxna ku darsan mayo xataa u soo dhawaan mayoo ilaa iyo Baydhabo in ta u jirta. ilaa •••••• is ka qabto kiisa xun iyo kiisa fiiqday jaqafyadii umad weyntii soomaaaliya...
ha filan Dawlad iyo hormar in aad gaarto in ta aad ka daba sheyneyso jaqaf xadid iyo ku taageeritaan burcada aad meesha aad ku haysid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Faadumo cabdulaahiILKACAS

Saturday, August 26, 2000 - 12:25 am
Hambalyo hambalyo diiran, waxan halkan uga hambalyeynaynaa Qolada habargidir ninkan cusub ay doorteen oo ay madaxweynaha ka dhigteen, waxaan u rajeynayaa in ilaahay ka dhigo kii reerkiisa iyo jifadii uu ka dhashay wanaag barwaaqo iyo bash bash ku hogaamiyo oo dhulkooda iyo dadkiisa kii nabad ku soo dabaalo, soomaalida inteeda kalana waxaan u rajeynayaa iyagana iney meesha iska qaadaan oo ay sida ay qolada ninkan ay si sharaf leh u doorteen oo kale iyagana waa inay dowlad daacad ahi sameystaan oo si sharaf leh isu soo doortaan, Haada shirkii habargidir waa dhamaaday oo si sharaf leh bey isku doorteen,


Muddullood qaasatan abgaal weyne asagana waa inuu sidaas oo kale shir ku qabsadaa jabuuti oo laba seddex bilood markuu socdo ayakana madaxweyne soo doortaan oo si daacad ah dadkiisa u hoggaamiyo,


Murusade isagana sidoo kale oo qof sharaf leh ay madaxweenahooda ay ka dhigtaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

elmi

Saturday, August 26, 2000 - 10:18 pm
war miyaadan ogeen in ay ceeb tahay maanta cidii sheegata hawiyeee sababtoo ah, marka la is dilo dhaqan ayaa jirey oo dadku raaci jireen ayagu wey ka weydaarteen dhaqankii oo waxey ku kaceen waxyaabo xataa diinta islaamka ka soo horjeeda, war waagii dalku dalka ahaa 1) miyeedan naago wasi jirin hablihii somaliyeed ayey kufsadeen ileen waa dad daaroood gumeesan jirey oo dhaqan iyo diin toona garaneyn, aleeleh inaaan daaarod idinka kicinaa mey wanaagsaneen oo sharaf idinla yeelaa, hadana sidii ayeeynu idinku celineynaa ee la socda futo madoobe weynu is naqaan hadaan nimankii reer galgacyo ee omar mahmuud u sheegayaa iney gumeysigii idinku celiyaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, August 27, 2000 - 03:15 am
Taliskii AF-WAYNE somali oo dhan ayuu dhib ugaystay kumana koobnayn dadka reer sh.isaaaq . waynu wada ogsoon nahay sida uu ula dhaqmi jiray dadka xukunkiisa dhalliil u yeela maxaa wacay nin dictator ah ayuu ahaa.
halaagii ka dhacay 88kii gobolada woqooyi snm iyo afwaynaba khaladka way lahaayeen. waxaana filayaa inuusan qofna igu diidanayn in snm markay magaalooyinka soo weerartay aysan afwayne ka filanayn gumaad waxaan ahayn.

iyadoo ummadda soomaliyeed aad u rafaaday xukunkii afwayne ayaa waxaaba tiisii ka daray oo qawaaniintii aadanaha iyo xeerarkii somalidaba ku dul kaajay niman dega koonfurta somalia oo ay hoggaaminayeen cali mahdi iyo ina caydiid oo aysanba u dhaadhacsanayn waxa qaranimo tahay, oo sida guduudanihii dib ugu soo jeedsaday dadkii somaliyeed. halkaana waxaa ku dhashay XUKUNKII MOORYAANTA.

dhibaatada somaliyana ilaa xorriyaddii nimanka kow ka ahaa, AFWAYNENA inuu dadka soomaaliyeed qabiilba qabiil ka horgeeyo ku kalifay ilaa maantana kolla cadawga dadka somalida hoos fadhiista maslaxad kasta oo soomaliyeedna lugta ku walaaqaya waa nimanka la yidhaahdo REER BARIGA.

dadka ugu wadanisan somalidana waa dadka reer galbeedka la yidhaahdo.WADANINIMONA KA DHEER NIN REER KOONFUREED AH.

SALAAMA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

bilan Mohamed

Sunday, August 27, 2000 - 09:14 am
bilan Mohamed

Waxaa aad ula yaabay dad weli qabil-qabiil ama waqqooyi iyo konfur isu caynaya, waxaase ka sii yaab badan gabadha Dawladda somali u dhalatay ee aanu rajeynayo inaanay mid qabiil u dhalatay noqon!!!
tidhi shirka Jabuti habargidir baa leh. Walaalay Illaahay xaqqa haku garaansiiyo, fikraddaas aad u qalddanna maskaxdaada haka saaro, waayo maanta qabiil looma bahnaa ee somaaliweyn ayaa lagama maarmaan ah!!!

Cabdiqaasim Saalad ILLAAH ka dhigo Madaxweyne Somaaliyeed oo Diinta Islaamka wad ku xukuma Aamiin! Amiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qalaaye jama

Sunday, August 27, 2000 - 01:04 pm
Waryaa dhagaysta huuro iyo wixii mqas ku feedhabow. Waxaad socotaanba maantaad latimaadeen inaad dibada lasoo istaagteen anagaa(reerkoonfur)keenay somaaliya, waar ama keena ama ha keeninee qaataba waataa qudhunkeediiye. intay isukeentay afar majeertoon dhaga hidhan bay tidhi dawlad baanu dhisnay. Waxa su'aal la is wayddiyo leh •••••• hurde goormuu baraarugi oo uu go'a u tuuri doonaa majeerteen iyo wixii ay cagaha ku qaataanbaa. Ogow hurdaayoow waxaa is waydiin leh. waayo uu majeerteen iyo afar afqadhmuuni ay isugu daba meeraysanayaan. Majeerteen waa naagoo kolba kii hogaanka hayuu hoos hurdaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KAYSE

Sunday, August 27, 2000 - 02:35 pm
JAMA RUN BAA SHEGTAY WALAAL WAA AFAR AF QADHMUUNE .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, August 28, 2000 - 02:33 pm
Waxan aad ula yaabay dadka boggan idiin furay why wax walba waad ku soo qorteen waxa wanaag sanayd inay ka saaraan wax aan qiimaha lahayn ee caydu ku jirto ee dadka maangaabka ahi kusoo qoraan boggan mafahamsanidin qaarkiin waxa ay tahay figrad dhiibashadu ama Opinionka waa in wax lakala faa iidaysto.

ta kale waxaan in yar u jawaabayaa qaar wax ku qoray halkan oo in badan ku hadaaqayey Somaliland iyo reer Waqooyi walaal somaliland ayaa keentay in shantii soomaaliyeed meel laysugu keeno laakiin waxay noqotay mid hirgali wayday markii Jabuuti xornimada ka qaadatay dawladii Faransiiska iyadoo ka shidaal qaadanaysay xasuuqii arxandarada ahaa ee loo gaystay dadka reer waqooyiga.
Somaliland waxay ku timid doonista shacbiga dega gobolada ee kumay imanin doonis shakhsiyaded
takale C/R tuur haddu ku dhawaaqay SL iminkana uu xamar joogo maha mid adiga kuu taal sakaaro laba tun oo la kala qalo malah.
Somaliland gooni isu taageedu ma aha mid laga noqonayo waa mid jirta jirina doonta.
waxan kusoo gabagabaynayaa mar nin aan u ilduufay marlabaadka ilwaad u ardaa dhiganmaayo
dantiina ka hadla idinkii baa kala quban markaasaa ku hadraysaan somaliland waad hurudaaye soo toos horta
by Amina

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, August 28, 2000 - 04:50 pm
Ninkan madaxwaynaha laga dhigay ma noqon doonaa mid ay ummadda soomaaliyeed ku farxi doonto oo ay ku iloobi doonto dhibaatooyinkii soo maray intay dawlad la'aan tu jirtay. Mise wuxuu ka mid noqon doonaa sidii kii hore?

by zuleg

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

soome jaamac

Monday, August 28, 2000 - 11:17 pm
soomaaluiland ha noolaato ka naxow dhimo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, August 29, 2000 - 12:57 am
soomaaliya waa mid!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, August 29, 2000 - 02:43 pm
Kaalay adigu isu keen oo isku khasab.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yiroowe

Wednesday, August 30, 2000 - 07:59 am
Cajiib,Cjiib.
waar ilayn doqoni maquusato,waar s/landta laga hadlayaa ma midkaloo dhawaan goosataybaa mise waxaanay weli kasamrin tii 10yrs ka hor goosatay.
waar saaxiibayal hala yaabina way is xukumi kari la'a yihiin reer koonfureedkuye, waxay layaaban yihiin sida akhyarta s/land u wada tashadeen ee danahooda u raacdeen.
saaxiibayaal s/land waxay soo martay marxalado badan waa khibrad idinka dhiman waxaad ku jirtaan marxalad aanu soo dhaafnay 15yrs kahor.
20 yrs ayaad ka dambaysaan s/land, dawladna, iyo nabad laguma helo buhuu bahaa iyo jabuuti ama meel kale oo laysugu tagay.
nin koonfureedoow inta aad ku hinaasantay horumarka s/land hafilin in aad nabad heshid.
sheekada s/land waa wax go'aan rag iyo ilaah oo usuurageliyay ku yimi, markaa saaxiibayaal isku level manihine meelahaa ku dagaalama anagu dunidaanu hiigsanaynaaye nacas dambe agtegi maynee.
raggii SNM weli waa noolyiin halkay fadhiyaan weliba iyagoo nastay oo faruhu cuncunayaan ayaanu idinka haynaa haddii hadalkiinu batana waanu soo dayn.
waxaad idinku kafekertaan weli sidaad nabad gelyo u heli lahaydeen anaguse waxaanu kafekeraa sidii aanu dunida wax ula qaybsan lahayn taad hadda ka fekertaan 20yrs ka hor ayaanu ka fekiri jiray.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LAJECEL

Friday, September 01, 2000 - 01:47 pm
DHAMAAN DHALINYARADA SOMAALILAND

HADII AAD DOONAYSAAN IN AAD GOOSATAAN OO LAIDIIN AQOON SADO WAA IN AAD NOOLA TIMAADAAN,

MAGAC CUSUB OO AANAN AHAYN SOMALI OO XOOGAA LA SHARCIYEYEY IYO LUUQAD CUSUB NO MORE SOMALI LUGUAGE NO MORE SOMALI NAME SORRY BUT THAT IS THE REALITY ,

TEEDA KALE WAQOOYI HADAAD SOOMALIYA KA QO'DAAN MA'OGTIHIIN IN AY ABAARTII DABA DHEER IDINKU DHACAYSO OO YAA IDIIN SOO GURMA NAYA RUNTA AAN ISKU SHEEGNO WAQOOYI MAXAA YAALO OO AAN AHAYN CIID IYO DHAGAXYO INDHAHA KAA GALAYO JAADKA XATAA ETHIOPIA AYUU IDINKAGA YIMAADAA

CALAA IYO XAAL IDINKAY DAN IDINKUGU JIRTAA HADII AAD MEESHIINA EDEB U JOOGTAAN,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nabad

Friday, September 01, 2000 - 09:07 pm
nin kaad meel ku qadaa nin baad kaga tagteen waxaan aqriyay dhamaantiin waxaad ku qorteen kuwa ka hadlaya somaaliya koonfur iyo waqooyi. sidaan qiyaasay dhamaantiin waxaad joogtaan dalka dibadiisa, waxaa maanta cajaaib leh in kii kayimid koonfur iyo kii kayimid waqooyi ay wada qaxooti yihiin oo la dhahaayo yaa noo keenay dad kaan lafaha yar yar oo aan waligood saro dheer dheer arkin oo la yaaban muraayadahaan dhal dhalaalaya. hadaba waxaa ilaaheey idin baday in aad ku wada dhaaradaan sharciga wadanka aad wada joogtaan si aad u qaadataan sharciga wadankaas. waxaa la yaab leh markii aad ku wada laabataan wadankii aad la wada tagtaan sharciyo kala duwan oo ay iskaga mid yihiin kii kayimid waqooyi iyo koonfur.oo ay leeyihiin Icome from canada what about you. are from America or london. ma la iloobay waqooyi iyo koonfur waxa saas idiin galay waa nin aan kaadida iska dhaqin nin ay buuryada ku taalo oo marka uu duqoobana loo xiro banbar. waxaad awood u leedahay adiga oo soomaali ah oo wax uu cuno la ama wax biyo ah ee u cabo in inta yar ee biyaha ah ee uu heesto uu iskaga dhaqo xaarka ee uu san u quurin naftiisa inuu ku seexdo xaar ee uuu ka xigo inuu ku seexdo oon...hadaba waqti aan ku sii qoro ma hayee waxaan rabaa in aan seexdo ....iga raali ahaada haddii aaan gafay oo aan wax qalada galay. marka waxaan qabaa in ninkasto uu san aaqiro u beelin qabiil or gobol, xasuus noow in aad dhimanayso laguuguna duugi doon caratabiil oon qof muslim ah uusan ku duugi donnin ee laguugu duugi doono sharciga qabuuraha ee wadanka aad joogto ...bye...

waa aniga oo jecel wax nabada ku jirto..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NFD

Friday, September 08, 2000 - 03:33 am
Ciil badanaa ma Cigaal baa nool!!! ?? Soo xira oo dila oo dal dala waa tuuggii waddankeenii Keynya ka iibsadey. Ma Somalinnimo buu wax ka ogyahey!! alla yaa la talsha walaalehey Isaacqa ku noo Hargeysa iyo Barbara iyo Burco. Iska soo dhaqaajiya dhiiggiisa yuusan idin gaarin. waa nin aan u dharsannahey oo la ciqaabi doono.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SAYID

Friday, September 08, 2000 - 11:12 am
Marka hore waa meeshii ugu horreysey een ku arko in cay la isku waydaarsanayo. Haddii cay la bilaabana anigu fili maayo in Iidoor cid ka ceebo badani ay carrada Soomaaliyeed ku nooshahay. Cigaalna, oday Soomaalliyeed oo ka sharaf xuni, kana shaqsiyad xun, kana caqli xuni inuu jiro fili maayo. Habar-Awalna, qooys ka qudhun badani inuu jiro fili maayo. Hase yeeshee, cay oo dhammi waxay ku dhammaataa WAXBAYAHAY. Markaa Somaliland iyo Habar-Awal, waa WAXBAYAHAY, wakhtigana ha iskaga luminina.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

true somali

Saturday, September 09, 2000 - 06:33 am
aduunka waxaa ugu yaab badan somali qoxoooti oon aan dhibaatadii gaartay soomali oodhan wax aan ka garaadsanin war heedhehaye soo magarataan in aan isku wada mid nahay oo caqli uu san jirin oo aan islaynay oo aan is ciqaabnay walina garaadsanin xitaa ubadku wuu barbaaraa oo wuu garaadsadaa. marka aan idiin sheego ilaa iyo 1988--1996 waxaa kudhimatay gacan qof soomaliyeed ah LABO MILLION oo somaali ah meel kastabo ha dagaan ee marka yaaqay xunnuun xun baa nahaye alaha nadaaweeyo soomali oo dhan. waxaad kahadasheen kali utaliye bal eeg soomaali buu ahaa kii udilayna waxa uu ahaa somali kan maanta dilayana somali kan dhimanayana somaali kanbaxsaday gaajo aayaa dilaysa .....kan qoxootiga galayna bukaan cuqdad iyo nacayb baadilaysa marka ilaahay yaa u maqan dadka somalia kunool north and south it does not matter we are in the game of sragle and break free is what we need not you sick falks you need help you don't represent nobady......don't you know baby mortality is more then 80% in somaLIA get that to your beloved south and north and give them your clean heart......or else you guess the rest

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, September 29, 2000 - 08:40 pm
Idoorland will never be free.
Long life Somalia.Idoors hate Somalia and its people.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.