site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

10 SANO OO DHIBAATO AH ( SIDEE U XALIN KAR NAA )

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 16, 2000): 10 SANO OO DHIBAATO AH ( SIDEE U XALIN KAR NAA )
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maxameddeeq

Monday, July 24, 2000 - 03:09 pm
Marka Hore iga gudooma Salaan dhamaantiin walaalaheyga soomaalida ahey.

Sababta aan ciwaan ka kor ugu qoray waxa ay tahay haddii aan nahay umadd Soomaaliyeed waxa aan ognahay in dalkeenii hooyo dhibaato ku habsatay aad iyo aad u xun. Dadka soomaaliyeed dhamaan tooda na ay ku farax sanaayeen dagaalada ka dhacay dalkee nii hooyo.

Markii qof walba uu xanuun ka gaaray ayaan ogaanay dhibaadata dagaalka sokeeye uu leeyahay hada dagaalada ka jira dhulkeenii hooyo waxaan u aa neyn nayaa dhuq yaasha ama odey yaasha u taliya khabiilada.

waxaa u baahan is weydiin sidee aan xal ku gaari karnaa soomaaliyey Xag diin, Xag khabiil ama xag democracy.

I'm looking forward to hear your ideas bro and sis.

Keep ya head up and try to build your country

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.