site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Yaan ladagalaynaa yaanse udagalaynaa somaliwaynay

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 16, 2000): Yaan ladagalaynaa yaanse udagalaynaa somaliwaynay
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mohammed

Friday, July 28, 2000 - 08:54 am
waxaa maanta iswaydiin ah dagalada sokeye ee 11sano kasocda somalia ee aan ilaa hada wax natija aan wali kasobixin ee dadwaynaha somaliyeed
dan ugu jirta anigoon halkaan aan taageera wayn sinaya dhaman dadka somaliyeed ee ka sooqabgalay shirka dijabouti kasocda waayo waxay kuyimadeen sidii ay oga heshin lahayeen mustaqbalka shacabkasomaliyeed waxaase nasiibdaro noqotay
inqabiil loo kalafaristay .waxaan halkaan aqristayaasha somaliyeed oo adunka kaljoga idinkacodsanayaa waxaa jirto indad badan ay waxkasoo gaareen dagaladan sokeeye taas ooy qasaaro wayn gaarsiisay caruurta somaliyeed oo aan11sano aan skoldhigan maskaxdoodane ay waxwayn sogaartay ilmahaas kiidhawacmay iyo kii maskaxda waxkagaareen waxay ubaahanyihiin waxlayiraahdo rehabilteshin si ay ugu sonoqdaan normal waxaa jirto oo kale diyaar ma unahay sidii aan wadankeena ubadali lahayn waxa layiraahdo qabiil aniga mahammed ahaan ma aminsani waxa layiraahdo qabiil hadaa ileedihiin waad walantahayna waxaan idiinshegayaa waxaan rabaa wax cadaynayo inaan qabiil fulaan kadhalanay tariiq qoraysa majirto inaan qabiil nahay ilaa maanta waxaan idin kahodsanayaa jawaab hadaan somali nahay waxaan umalaynaa waxa maanta nasogaaray waa mid aan waligeed soamliwayn iloobayn ha xumaato ama hafiicnaato waxaan iskuxukunay togasho hadaan sidaas kusiisocono waad mahadsantihiin aqristayaal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mr. A.

Tuesday, August 01, 2000 - 03:38 pm
Soomaalidu sida loo heysto uma jecla qabiilka, waayo cadaawadoodu waxey ka soo bilaabataa kala bah-bah, gilib-gilib ilaa iyo toltol iyo qabiil qabiil. Maantey qabiil walba colaad baa dhextaal, waxaase lagu qaboojiyaa, u kaadiya inta aan reer hebel isheyno yeyna naga faa'ideysane, ee laguma maslaxo, war soo walaal manihin iyo wax la mid ah.
Dagaaladaan ey isaga soo horjeedaan, ma ka aha qabiil jaceyl ee waa la iska bartey oo WXAA laga dhaxley isticmaarkii iyo kuwii la soo shaqeeyey, waa qeybi oo iska horkeen ayaga si aad u xukuntid oo aad uga faa'ideysatid. Midda kale waxaa hirgaley oo ey aamineen baad moodaa, hadalkan islaanimada ka fog oo ah, (CAR YAAN DILIN, OO SOOMAALI XUKUMA!).
UGU DANBEYN SOOMAALIDU WAA DAD FIICAN MARKA LOO EEGO DADYOW BADAN, EE WAX U SHEEGIDA HA LOO BADIYO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mohamed hussain

Saturday, August 26, 2000 - 01:55 pm
really iam gald to have the goverment and i realy appericate doolad waa noola xumo waa ku farxsnhay waan ku taageeri doon hadii ilahay oo yirahado dhaman waxa dowalad cusub waxaa uu hambalyeenyaaaaaan KIng HUSSEIN iyo saxiibidiis oo dhaan oo kala jogan PAKISTAN IYO USA in PORTaland waxaan leenhay dowalad waangsan sidaa ioy nabad galyo

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.