site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Yaa igu raacsan in maxkamad lasoo tago dhamaan dakii qaladka kagalay dadwaynaha somaliyeed burburiyana dalkeena hooyo

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 16, 2000): Yaa igu raacsan in maxkamad lasoo tago dhamaan dakii qaladka kagalay dadwaynaha somaliyeed burburiyana dalkeena hooyo
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mohammed

Unrecorded Date
waxaan idinka codsanayaa yaa jecel maanta in maxkamad lasoo taago dadka qaladka kagalay shacabka somaliyed iyo dalka somalia waxaa
farxad noo ah inaan aragno dadkaasoo maxkamad lasoo taago waxayqalad wayn kagaleen dadkoodii iyo dalkoodii hadii ay jirto waxlayiraahdo cadaalad kasoo bilaw siyaad bare xulafadiisii iyo
kuwa maanta qaska kawada somaliya oo aanrabin inay nabad kadhacdo somalia taas oy jeebabkooda aykudhacayso hantidii somaliwayn oysankudhacayn qasnada dawlada ee kudhisilahayd dalka dawladkasto ee somalia kadhalanlahaydna waxaa hortaagan dad iskusheegayo waxaanahay siyaasiyiin makuwaas ayaan ku aaminayaa dalka soamlia iyo dadwaynaha somaliyeed sxbayaal waa inaan runta isusheegnaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, September 01, 2000 - 11:36 am
Tuugada dadka dhiigooda cabay iyo kuwii xoolo dawlada
ka dhigtay mid shaqsi waa in maxkamad la soo taago UN Or Somali Tribunal.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xaali

Friday, September 01, 2000 - 12:48 pm
Mohammed, aniga waxaan aamiinsanahay in lala xisaabtaamo qof alaale iyo qofkii dil, xaasuuqa, dhac, iyo boobka xalaaleeystay.

http://www.geocities.com/CapitolHill/Rotunda/5233/petition.htm

Justice has to prevail or there will never be a lasting peace!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Aadan

Friday, September 01, 2000 - 02:15 pm
Wey fiicnaan laheyd, oo danbilayaasha xitaa u roon taasi. Waxaase su'aal ah, waa intee tiradoodu? Haddii saddexmeeloodow meel ey gaaraan ugu yaraan, soo markale carruur iyo dumar badan ilmada ha daadiyeen maahan.
Calaa kuli xaal waqtigeedii maahan, balse Tii Illaah beysan ka baxsaneyn, adduun iyo akharaba.

Haddaan rabnaa cadaalad naga badbaadisa tii oo kale iyo wax la mid ah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mohammed

Wednesday, September 13, 2000 - 04:50 am
To adan iyo xaali
walaalayaal waad mahadsan tihiin waxgarad ayaad tihiin adinkookalena waa yartahay sidaan ku arko waxaa tihiin dadkii ay ubahnayeen somali wayn markaan halkaan kuqoray waxaa jirtay wax aan ka ogaa majirto somalia inay dawlad kadhalanaysay waxaan a aad ugu farax sanahay jawaabtiina qaaliga ah waxaad igala soo xiriirtaan halkaan waxaan idinkacodsanayaa dhagaysta radio swedan halkaas oon kahadlay malintii axada 00-09-10

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.