site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Somalida iyo cudurka aydhiska

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 16, 2000): Somalida iyo cudurka aydhiska
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WAAYOARAG

Tuesday, August 01, 2000 - 02:39 am
Dalka sweden qaasAAtan magaalAda göteborg ayaa tirakoob lagu samaayey dadka ajnabiga ah ee qaba
cudurka aydhiska ama hív ayaa waxaa laashegay in ay soomalida ay yihiin dadka ugu badan ee qaba cudurkaas ,, waxaa kaloo magalada stockholm ka dhacday in yar daganaa xaafada rinkeby uu u dhintay cudurkaas aydhiska , ninkaas oo magaciisa la oran jiray "baryare" ayaa waxaa la sheegay isagoo is og inuu aydhid qaba mudo aad u dheer uu saxiib la ahaa gabdho badan oo soomali ah uuna qaad siiyey, ninkaas oo mar kasta naag raadin jiray, geeriyoodayna dhawaan, ayaa waxaa la sheegay inuu ku daartay cudurkaas naago faro badan oo soomali ah iskuguna jiray xitaa naago la qabo........


war is ilaaliya maryooleeey , macsida iska daaya,
ilaaaheey ha laga cabsooodo!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MHassan

Saturday, August 26, 2000 - 09:09 pm
Kadib markii aan akhristay ra'yigii qofkii ka waramaayey Soomaalida qabta cudurka AIDSka waxaan jeclaystay bal in aan u sheego inay aad u wanaagsanaan lahayd hadii aad waanadaada qiimaha badan leh ku dari lahayd wax cadayn ah oo xoojinaaya dadkaa Soomaaliyeed ee aad sheegtay inay qabaan cudurka AIDSka oo dumarka u badan xataa ay kujiraan kuwo la qabo, si xataa ay u ogaadaan ragga qabaa dumarkaasi si ay isga ilaaliyaan cudurkaas halista ah. Balse hadii waxa aad sheegtay ay tahay been abuurasho iyo war aan asal laheyn fadlan ilaahay ka cabso oo dadka ha fidnayn.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Aniga

Monday, August 28, 2000 - 04:28 am
Qayrbeele, beenloow iska dhaaf dadka dhintay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MOHAMED

Monday, August 28, 2000 - 09:32 am
ASALAAMU CALAYKUM KULIGIIN?


SALAAN KADIB NINKA ARINTA NOO SOO JEEDIYAY WAA UU MAHADSANYAHAY WAXAA AAD SHEEGTAY WAA WAXA JIRA SABABTOO AH CUDURKAAS AAAD BUU ADUNKA U WAALAY GAAR.
ANIGA WAXAAN JOOGA USA MN WALAAL MARKAAD EEEGTO RAGA SOMALIYEEY IYO DUMARKA WAXAAD ARKI KARTAA DAD BADAN OO ANAGA AH INAY RACAAN DADKA WADANKA U DHASHAY HABEEN IYO MALIN TAAASNA UMA BAAHNA CADAYN AMA PROOF MARKA IS ILAA LI WAXAAN DADKA SOOMALIYEEEY KULA TALIN LAHAA INAY XATAA ISKA BARAAN DUMARKOODA GAAR AHAAN DADKA QABA SUMARKA AAN ILAAH KA CABSAN SOMALI BEEYNU NAHAN WAYNU IS NAQAAN KULIGEEN HEERKA AAAN ISLAMCA KA TAAGAN NAHAY,
CANADA WAXAA LAGAARAY INAY NAAGA RAGA SOO CEERIYAAN OO NAAGTU NIMAN KALE SOO XARAYSTAAN BALSE WAXAAN GARAN WAAYAY RAGAA SEEY NAGAHA U QABAAN.
NIN WALBOOW WAXAAD OGATAAA IN NIN WALBA UUU HELO DADKIISA HADAAD NAGAHA DABA OR ORTO AMA AAD NAAG UN CAMAL KA DHIGATO NAAGTAADANA WAA LA MID MARKAA NIN YAHOW WAAN KA XUMAHAY DHAQAN SOMALIGA ANIGU KOLEEY SOMALI AYAAN AHAY LAKIIN DHAQAN SOMALIGA LA IMA MARIYO.
WAXAA AAD QABTO WAA NAAG NAAGUHUNA WAA XOOLA SHAYDAAN MACNAHA XUMAANTOODA AYAA BADAN .

WAANO:

WALAAL MARKA U HOREYSA ADIGA IS WANAAJI OO KU DHAQAN ISLAMKA XATAA ISKA DOON DOON DHAQANKA ISLAMCA WAAD LAQABSAN,WAXAA LAGAA RABAA ADIGA UGU HOREYN(1)STOP BALWAD OO DHAN,STOP PARTY,
STOP AROOOS ILAA WALALKAA MOOYEE MID AAN LAGAA MAARMIN,SAXIIB OO DHAN ISKAA DAAA SAXIIB WAXBA MA KEENO INUU KU LUGOOYE MA AHAN SAXIIB CUNUGAA CAANO USOO GADI MAAYO HADAAD DHIMATO,HADII LAGU XIRO SAXIIBKAA KU DAMIINAN MAAAYO ILAA MIDKAA CAQLI BADAN OO MOOYEE XAGA ISLAMKA NOT CILMI DUNYAA GALADUBA WAA CILMI DUNYAA BHD AH,
INAADAN GURIGAAGA AADAN KA MAQNAAN SHAQO AAD GURIGA KU SOO LAABO,GURIGAA RAG HA KEENIN ABAHAA MOOYEE DADKA KALE LOOMA BAAHNA GURIGAAGU WAA MEE SHII AAD CARUUR IYO NAAG WAX KU BARI LAHAYD THINK TWICE,TELEFOONKAAGA INUU SAN MID LA ISKA SOO WACO SIDA KAN SOOMALIDA TOO MUCH MA FIICNA,QOF REEERKIINA KA MID AH AMA REER XIDIDKA XATAA ABAHAA,SODOGAA AH HADUU XUMAAN LA IMAADO AMA
AADAN U BOGIN WAA INAAD WAA INAAD SI DAG DAG AH AAD WAX UGA QABATAA SABTOO OO AH KUMA HABOONA DADKA DHAQAMADOODA DUWAN INAY REERKAA KAA DHEXKEENAAAN HABA YARAATEEE, WAA INAAD NAAGTAADA XAQEEEDA AAAD ILAA LISAAA DHINAC WALBA AAAD IYO AAAD SIDA AAD ULA DHAQMAYSID WAA INAY AHAATAA SIDA AAD DONAYSID IN LAGUULA DHAQMO SIDA UGU FIICAN,DUMARKA INTAADAN GUURSAN KA FIIRSO DHAQAN WANAGEEDA ISKA ILAALI INAAD XAASKA INTAA ADAN GUURSAN INAADAN ISU TAGIN WALAAL QOFTA MARKAAD U BOGTID WANAGEEDA HA SUGIN WEEK WAX KA BADAN INAAD MEHERSATO SIDA UGU DHAQSAHA BADAN ISKA ILAA LI DHAQAN SOOMALIGA DAN MA AHAN ,ISKA ILAA LI BEENTA SOMALIDA AH NAAGAHA BEEN AYAA LAGU SOO XERA GALIYAA RUNA WAA LAGU DHAQAA TAA BEEN XARAAM,
GABADHA RUNTA USHEEG XOOLAHA MA AHAN EE DHAQANKA NIMAN WAXAA LAGU RAACA DHAQAN WANAAG KASOO AH ISLAM KAFIIRSO SIDII XUMAYD EE SOMALIDA LAGU SOO KORIYAY ISKA DHAL MIDKALE GUURSO DIINTUNA MANA OGOLA TEEDA KALE WALAAL INTAA IYO WANAAG FARA BADAN AYAA JIRA ISKU DAY ISKA DOON DOON WAAD LAQABSAN,NAAGTAADA HA U OGALAAN INAY CAYR QAADATO WAA INAAD SHAQAYSAA HADII LACAGTU REERKA KU FILNAAN WAYSO MARKAA CEERTU WAA OKEY IN LAGU CAAWIYO LAKIIN KALIGEED REEERKAY DUMISAA DHIBAATO AYAY REERKA UKEENEYSAA OO AAD U WAYN
(1)NAAGTA HADAY CAYR QAADATO ADIGA MA QABTID EE WAY KU QABTAA WAYKAA MARANTAA KUUMA BAAHNA ADIGAA U BAAHAN LACAGTA AYAAA LAGU DAGALAMAYAA OO DHIBATO XUN KEENAYSA,MARKAA IS QABATAAN WAXAY KU ORAN GURIGA II TAG WAA RUNTEEED,DOWLAD AYAA I BISHA MA ADIGAA WAX I SIYA WAA RUNTEED, INAY KU CEERISA OO NINKALE GURIGA KEENTO WAA RUNTEEEED, INAY 911 KUGU YEERTO WAA RUNTEED, NAAGTAN ADIGA MAQABTID MA AFKAAD KA QABTAAD WAA MAYA DEE HOREY USOCO HADAY KUTIRAHDO WAA RUNTEEED WAAA INAAD SOCOTAA,WALAAL WAA INAAD TUSTAA NAAGTAADA INAAD ADIGA MEESHA ABA KA TAHAY CAYAAR MA AHAN SHAQAY LABA SHAQO HADAAD AWOODAYSO HADII KALE DOWLADA AYAA CAFIMAAD KUGU CAAWIN,GURIGA WAA LAGU
CAAWIN XAQ AYAAD U LEEDAHAY NAAGTAA ISKU QOR
WAXBA HA KA CABSAN WAXBA LAGU ORAN MAAYO WAXAA DARAN INAY AYAGA KUSOO QABTAAN MARKAA WAXAA TAHAY TUUG LAQABTAY ISKA ILAALI WALAAL WAA TALO XATAA WAXAY KUU DIIDAYAAN INAAD SHARCIGA QAADATID,
CARUURTAADA INAAD ISKU QORTID AAAD BAY KUUGU FIICAN TAHAY WAXAANAD OGAAN MAALIN AAN HADA AHAYN HADAY ISLAANTA DHIMATO CARUURTAADA WAA LAQAADAN HADAY SHIL GASHO WAA LAQAADAN CARUURTA HADAY ISLAANTA CARUURTA SIFIICAN U HAYN WAYSO WAA LAQAADAN ADIGANA CIDNA KUMA TAQAAN WALAAAL MARKAA CUNUGAA HADUU XALAAL YAHAY OOO AAD AABE SAX TAHAY U TALI CARUURTAADA IYO REEERKAAGA NIN BAA ILAAH KAA DHIGAY MASUU ULIYAD BAAD QAADAY,
WAXAAD KALOO ISKA ILAA LISAA INADAN LACAGTA AADAN KU CAYAARIN XAG ALE WAA LAGU WAYDIIN LACAGTAN DAD BAA U BAAHAN WALAAAL MASAAKIIN AYAA JIRTA DAD MASAAKIIIN ULA DHAQAN SIDA ADIGA MASKIIN SIDA AAD JECESHAHAY IN LAGUULA DHAQMO DIINTA ISLAMKA WAA NAXARIIS, AROOS SOMALI ISKA ILAA LI WAXBA KAMA JIRAAN GABADHA WAA INAAD SI ISLAMI AH AAD UGUURSATAA INAAN QARASH SOMALI LAGALIN NOO TARTAN NOO FAAN DHAQANKA ISLAMIGA WAA INAAN LACAGTA LAGU CAYAARIN,AROOSYADAN HOTELADA LAGU DHIGAAYO,DADKA LACAGTA LAGU QASAARINAYO HALAGA FIIRSADO LACAGTAA U DIR DADKA MASAAKIINTA EE QARAABADA AH ADIGA IYO GABADHANA ADINKOO WAXBA IDINKA BIXIN GURI GALA TAASAA QAYR KU JIRAA BARIIS YAAN LAKARIN DADKAN BARIIS KAAGA MA BAAHNA WAA PAY CHECK QAATA MA ANIGAAD II YEERI WAABAN KAA LACAG BADANAHAY WAXAA SHOW BAA TEEDA KALE OGOW GABDHAN AAD WAXAAS OO LACAG AH AAD U QAASAARIANAYSO MIYAADAN OGAYN INAY BARI ISKA TAGI KARTO MARKAA THINK TWICE DOQON HA NOQON DUMARKA ULA DHAQAN SIDA HOYADAA IYO WALASHA OO KALE, INTA AADAN GUURSAN SCHOOL ISLAMI AAD KASOO AH MASAJIDKA DIINTA ISLAMKA BARO MARKAA GUURSO WAR AQWAAN NOQO OO KALE WAXAAN ULA JEEDA NIN MUSLIM AH NOQO GABAADHANA WAY ASTURNAAN GABADHA INTAADAN GUURSAN WAA INAY DHAQNKEEDA KA DHIGTA MI ISLAAMI AH WAA INAY AAAD ISU ASTURTAA UNA SHEEG HA INAGA DEYSO SAXIBADEED SAXIIB WAXBA KAMA JIRAAN SAXIIBTEED WA INAY NOQOTAA MIS ISLAMI AH HAKA YEELIN HADHOOW AYAAN ISBADI MARKAAN ISGUURSANO SAXIIB XAASKAAGA WAJI GEEDA HER FACE NAGA QARI SUBXANA LAAH WAR MIYAADAN OGAYN IN RAGU UU SAN FIIRIN KARIN LUGA QAAWAN WAJI GACMO IYO MARO KU DHAGAN SAXIIB NAAGTADA NAGA QARI HADAAD MUSLIM TAHAY WUXU WAA COWRO MAKE IT PRIVATE WALAAL INTAAA SAMEE HADAAD WAX KA GARAN GEYSO GIVE ME A CALL AT MY E-MAIL xaycali@gateway.net moha
MARKAA XAASKAAGA USOOO JEEDI INAYSAN GURIGA KA BIXIN ADIGA LA AANTAA INAYSAN AADI KARIN MEEL AADAN RAALI KA AHAYN
NINKII NAAGTIISA AAN KU DHAQI KARIN SHARCIGA ISLAMCA.

MARKAA REER KEEKU WUXUU NOQON REER CAFIMAAD QABA XARAANTA KA FOGOW HABA YARAATEE,XANTA,XASIDNIMADA,XUMAANTA,IYO WAXYAABO FARABADAN,
WAA INAAD SALAADA TUKATAAA WALAAL HADII KALE DIIN MAJIRTO SALAD MOOYE ILAHAY WAXAA YIRI QOFKII SALAADA KATAGA WUU GALOOBAY MARKAA HADAN DUKAN WAAD GALOOW DAY EE SOO MUSLIM INTA ADAN GUURSAN,
MARKAAD ALE KACABSATO XAASKUNA WAY KU XISHMEEYN WALAL WAA LAHUBAA HADII KALE MANAXDO AYEY NOQON MARKAA WANAAJI NAAGTAADA IYADANA WAY KU WANAJIN,
HADAAD WAREEG AAADO DEE IYADANA WAY AAADI LAGA BARTAA AYAA LAGA BADIYAA,

WALAAL HADAAAD NAGAHA LAHADASHO DEEE NAAGTAADA ISKA DAA IYADANA HA HADASHEE THAT IS HOW IT IS WALAAL YOU DO IT SHE WILL SOON OR LATER
ANIGA IYO NAAGTEEYDA SOMALIDA WAXAY NOO TAQAAN DAD QABIID AH,AAAN HADLIN,AAAAD UU AMUSAN,DADKA NA YAQAAN WAXAY NOO YAQAANIIN DAD AAN GURIGA KA BIXIN ILAA SHAQO AMA REERKEEYGA AAN LASOCONO.

WALAAL NAGAHA HA SALAAMIN OO HAB HA SIIN HADII KALE XAJIYADA IYADANA WAA SIDOO KALE WAXAA IMAN LAGU YIRAHDO CARUURTA HAY ANIGA AROOS AYAAN ADI,
KUU FAANI MAAYO LAKIIN WAA LAISKU DABA DAYDAA DHINACA WANAAGA MAYA XUMAANTA,
DAD I YAAQAANA WAXAY I YIRAHDAAAN WALAAHI NIN YAHOW SIDAA OO KALE AYAAN RABI LAHAA DHINAC DHAQAALE NADAAM SI WALBA,
NAAGTU HADAADAN DHAQAN SOMALIGA ISKA DAYNIN WAXAY KUGU WAALI DAHAB II GAD KANA CUSU DIRAC SARIIR, FADHI DARBIGA WAX LAGU DHAJIYO MIIC MIIC IYO WAX YAABO AAN LOO JOOGIN, KAN WAA INA ADEERKAY,KAN AABAHAY IYO AYEEY DIIIS AYAAA ILMA ADEER AHAAAAN JIRAY,HOYADAY IYO AWOOW GIIS AYAA ARI WADA RAAACI JIRAY, NIN AYAY HAB ISA SIINAYAAN MARKAAS AYAY WAXAY KU ORAN NINKAN WALAASHIIS AYAAN ISNAQAAN,HADA KAHOR AYUUU JID NAGA QAADAY ANIGA IYO CARUURTA SAXIIB INTAAS OO DHAN UMA ADKAYSAN KARTID, SAXIIB SAXIIB MARKAAD IS ARAGTAAN MANAAGTAADA AYUU HAB SII YAA AMA GACANTA AYUU MACKA SIIYAA ADNA SIDOO KALE AYAAD YEEESHA MARKAAD NAAGTIISA ARAGTO MASAASAA WAA YAHAY WAR ILAAH KACABSO WALAAL JOOJI WAXAA,

SHEEKO:
HADA KAHOR AYAA NIN FRANCIS AH LA WAYDIIYAY OO WAXAA LAGU YIRI OO NIN YAHOW HADAAD FARANSIS TIHIIN MAXAAD NAGAHA GACANTA UGA MAC UGA SII SAAN (KISS)WHY MARKAA WUXUU YIRI NINKA RAGA WAA INUU ARINTA MEEL UN UU KA BILAABAA,
MACNEHEEDU WAA MARKAAD GACANTA DHAMAYSO WAXAA KU XIGA ARIMAHA KALE MARBA MID ILAA MEEL ILAAH OGYAHAY.
DUMARKA WAA FEER QALOOCAN MARKAA WALAAAL,
WALAL DIINTA ISLAM NIMADA IYO REEER MAGAAL NIMADA MEEL WADA GALAAN,
MARKAA MAANTA LAGA BILAABO WADAAD NOQO REERKAAGA WADAAD U NOQO CIDNA HAKA XISHOON DANTAADA AYAA KU JIRTO ADIA ADAABTA ISLAMKA QAADO NAAGTAADANA USHEEG NAAGI WAA NINKEEDA MARKAA WALAL BE THE MAN I WANT ALL SOMALI WOMEN AND MEN TO BE REAL SOMALI MUSLIMS NOT REER MAGAAL, NOT GADAAL GADAAR I LOVE YOU AND YOUR CHILDREN LIKE MY CHILDREN WE ALL WANA BE COMMUNITY ONE NOT TWO.

FOR SINGLES:
SAXIIB DAR DARAN YAAN LAGAA TAGIN TAR TAN AYAA JIRA WAXAAD SAMAYSAA HADAAD RABTO ADUUN IYO AQIRA INAAD SHARAF ALE KU MUDAYSATO,
(1)NIN ISLAM SAX AH NOQO MARKAA GABAR ASTURAN OO LAGULA ARKAYN RAADSO GUURSO SIDA UGU DHAQSAHA BADAN QARASH BADAN LAMA RABO WALAL WAA INAAD SHAQAYSATAA WAX BARASHADA QASAB MA AHAN ADUUNKU WAA WAQTI YAR QASAB MA AHAN HADAAD DOONTO WAA KAA LAKIIN OGOW ILAAH WUU KU WAYDIIN CILMIGA ISLAMIGA AH MAY KAN ADUUNKA MARKA HOR MARI ISLAMKA THEN KAN KALE,

SOMALIYA BADIYA INAAD QURAN AQIRSAAN ,MACNIHIISA BARATAAN,INAAD KU CAMAL FASHAAN,AXADIISTA TARIISHDA ISLAMKA CAN JALADAHA SIDA BOQOL SOON SALADA KA HADASHADA,SIDA REERKA LOO DHAQO, SIIRADA NABIGA HAADAAD AQRISO WAAAD TAQAAN ISLAMKA WAX BADAN MARKAA DADAAAL

INTAAN SAMEE:::::::::::::::::::::::::::::::::::
CANJALADO QURAN:XADIISYO:KUTAAB:QAMIIS:CIMAAAMAD:
KOOFIYAD: TUSBAX;MISAAJIDKA BADI INAAD KUDUKATID HADAAN AWOODAYSO MAR WALBA"

NAAGTAADA AMA REERKIINA USAMEE INTAAN:::::::::::

JALAABIID;CANJALADO;SIIRADA NABIGA SCW AXAADIIS IYO WAX YAABAHA ISLAMKA UNA AQRI QURANKA AXADIISTA;

TAASA AH DAWADA REERKEENA WALAAAL MARKAA KA FAA IDAYSO WAXBA HA MUR MIN DOOD HA KEENIN WAX TIGAAGA KA FAIDAYSO ISLAANTA KALA HADAL INAAD WADANKII GURI UGA GADAYSO ARIMAHAAS WAA LAGA MAAR MAAN KAWARAN HADAAD DHIMATO MAAANTA ISLAANTA WADANKII CARUURTA KUMA CELINAYSO SABTOO AH WAXAY ORAN MADAAMA ODAYGII DHINTAY YAAA REEER BIILI MARKAA REEER KA WAD INTAADAN DHIMAN MAANTA AYAAD NOO SHAHAY WALAAL WAAAD OGTAHAY RAGII OO JOOGA AYAAA CARUURTII LAHAYN LA YAHAY TRUE HAAA ILAAAH WAAAA JIRAAA LAKIIN ILAHAY CAQLI AYUUU NASIIYAY,
ILAAH BAA NAQUUDIN LAKIIN ILAHAY SHAQAYSO AYUUU KUYIRI, ILAHAY MIDUU II CALFO HAAAA LAKIIN ILAHAY INDHO AYUU KU SIIYAY NABIGA SCW IYO ILAAH CASA WAJALA WAY NOO SHEEGEEN NIN WALBA NINKIISA AYUUU HELAAAAA WAXAA TAHAY UNBAY NAAGTAADA NOQON HADAAD DIINTAADA RAACDO IYADANA WAYRAACI,
CARUURTEEYDA WAY YARTAHAY MAYA MAYARA KAFIIRSO INTAADAN FALIN.

HADAAN KU LAABTO CUDURKII AIDS AHAAA NAAGTA AAAD GUURSANAYSO KA FIIRSO QOFKU CIDII UU DOONO HA AHAADO CADAAN MADOW SOAMALI KENYAN QOFKU HADUUSAN ILAAH AQOOON AIDS KALA DHAAMAAN MAYAAN SABABTO OO AAH NAGTUU DOONA AYUU TAGAA NINKAY DOONTO WAY UTAGTAA SOMALIDIINA DHAQANKAA KAMA MARNA WALAAL UMA ADKAYSAN KARTID OO WAA SILIC DHIMASHA AYAA DHAANTA,

OGEYSIID RAG IYO DUMAR::::::::::::::::::::::::::
HADAADAN ISKA DAYN KARIN DHAQANKA GALADA WALAAL WAXAAD ADAA MEELAHA DADKA AIDS KA QABA SOO FIIRI XALADOODA INTAADAN DADKA LA MURMIN WALAAL OO AADAN ORAN PROOFKEEN SOO CADEEY IYO MIIIC MIIIIIIIC TAG MEELAHA OO INDHAGA WAX KU ARAG ISHA AYAA MACALIN WALAL DADKAA SIDAAADA OO KALE AYEY ORAN NIREEN MANIR MURAN IYO QAR JA JAC GAB GAB IYO DOOD OO AAN LOO BAAHNAYN,
SOMALIDU WAXAY TIRAH DAAA I ARAG I ARAG WAXAA KU XIGTA I QARI I QARI,
I ARAG DHALINYARA AYAAN AHAY BEESAANI AYAAH AHAY REER MAGAAL BAAN AHAY HADHOW BAYNU ARKAYNAA INAY KAA SAAARTO.
UFIIRSO DUMARKA MARKAY FIICAN YIHIIN NADAAMKA KA MUUQDA MARKAY BILAABAAN REEEER MAGAAL NIMO ISU EEEG WAX YAR KADIB WAY QAYIRMAAN WAY IS BADAALAAAN WAY DHAMAADAAAAN,

FOR GUYS:::::::
MY FRIEDNS GABADHAN MATAAQAANID XAGAY
KA TIMID STATE JANAALE HADAAD ARAGTAY WAXAY TAHAY MATAQAANID XALAADAY KU SUGNEED MATAQAANID WALAAL ISKA ILAA LI,INAY CUDUR QABTO,INAY SHATMUUTO AHAYD,INAY AHAYD NAAGAHA SUUQAA UGU WAALAN,INAY CLUBS AAADI JIRTAY,INLASOO XIRAY, MISE WAXAAD KA HESHAY QAABKEEDA MISE WAXAA GU WAA WIXII CUSUB CAALAMKA AYAA JECEL TARTIIBSO INTAADAN FUDUDAAN WALAAAL,
MIYAADAN OGAYN IN RAG SOMALI OO FARABADAN INAY U XIRAN YIHIIN QAARKOOD UGU YARAAN 10 SANO OO LAGU XIRAY INAY NAAG KUFSADEEN WAR MIYAAADAN KA CABSANAYN INAY KU XARATO ;

WARNING:
WAXAAN MAQLAY IN MAGAALADA CANADA UU QOF SOMALI AH OO FANAANADA CANADA AHAA UU CUDURKAA U DHINTAY AIDS WAAN MAQLAY BALSE NINKAA WAXAAN KU ARKAY CANJALAD AQOONKALE UMA LIHI,
MINNESOTA WAXAA LAGU XIRAY WILAL SOMALIYA OO LAGU XIRAY GABSHO CADAAN KUWAAS OO AY SAXIIB AY AHAA YEEEEN WILASH MID KAMID WAANA GARANAYAA WAXAA LAGU XUKUMAY 10 SANO YARKAA WAXAA DHALAY CABDI BASHIIR INDHA BUUR SOMALIYA FANAAN CAAN AH KA AHAA,
YARKA KALE OO TAXISEEELE KA AHAA MINNESAPOLS MINNESOTA WAXAA LAGU XIRAY DUMAR UU WADAY AYUU FARA XUMEEYEY AYAA LAYIRI WALAAL ILAAH KACABSO JEELKA MARAYKAN UMA ADKAYSAN KARTID DUMAR AYAAD NOQON WALAL DIYAAR MIYAAD U TAHAY WAXAY ILA TAHAY MAYA,
MEESHAN WAXAA LAYIRAH DAA QURBE NACAS WAX WAX KA KEENAY AYAAN WAYAY ILAA HADA MARKAA KA TASHO WADAN AYAA ILAAAH KU SIYEY WADANKA OO DHAN MA XUMA CID KU DILAYSA MAJIRTO TAA WAA LAGA DALACAY QABYAALAD LA ISU DILO HADII KALE WAXAAD ORAN HADAAN SIDAA YEELI LAHAAA SIDAAN UGUMA DHACDEEEEEEEEEEEEN;

???????SAXIIB LAGAAAMA CAQLI BADNA EE WAX UNBAA LA IS XUSUUSIN WALAAL INTAAA UN ADIGA WIXII WAANO ISOO SHEEG MADAXA AYAAN KAA DHUKAN MAHDIN DARAADEEEEEN??????

KOLEEEY ANIGA SIDAA AAAAN SHEEGAY AYAAAAN U NOOLAHAY IYO SI KAFIICAN WAXAANA KU NOOLAHAY DADKA WAAANADOOODA MAR WALBA AYAAN QATAAAAAA??
HALA IS CAFIYO
ISMA DHAAFNO SAXIIBAYAAAL
ASALAAMU CALAYKUM; MY E-MAIL xaycali@gateway.net

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Moxamuud

Monday, August 28, 2000 - 10:37 am
salaamu calaykum

maxamad ilaah khayr haku siiyo
aamiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, September 03, 2000 - 01:01 pm
Dadka Qaban-qaabiyay dooddan waxan ujeedin lahaa talo yar.

Cudurka AIDS iyo Viruska dhaliya ee HIV maaha wax ku cusub Caalamka maanta. Sidaa daraadeed shaki kuma jiro in Dal kasta oo caalamka ka mid ah uu wada gaadhay, Soomaaliduna kama hadahana. Hase yeeshee waxa nasiin darro ah in Aduunka oo fahmay Cudurkan, an innagu wali ka danbaynno. Taasi oo keeni karta in Adduunka kale oo Cudurkani ku yaraaday ama ka daawoobayba uu Soomaali ku danbeeyo kuna sii fido. Waxa kaliya ee taa lagaga hor tagi karaa Doodo Cilmiyaysan oo la diyaariyo, aqoonta dadka oo loo kobciyo, iyo Hay'ado sama fal ah oo Soomaalidu samaysato.
Haku dheel-dheelina dhibka iyo Dhimmashada Walaalaheen. Haddii ad dhiig leedihiin oo Soomaali dhalada ad tihiinna u dhabba gala sida ugu dhakhso badan ee Dadkeenna loo baraarujin lahaa. Inta qabtana lagu dhiirri galin lahaa inay isa soo shaac bixiyaan dadkana wax u faa'iideeyaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ilhan

Monday, September 04, 2000 - 04:32 am
Aidska


waa jiro aad o xon ee ilahey ha naga khabto :(

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ing_mo

Tuesday, September 05, 2000 - 01:08 am
Aniga mardhaw ayaan Somalia tegey. Waxaan uga sheekeeyey dhibaatada faraha badan iyo culeyska uu baniaadamku ku hayo. waxaan usheegey nin u ekaa odey wax garad ah in cadom uu yahay ilaa iyo xad looga hortagi karo HIV ga iyo cudurka AIDS ka oo uu sababo. Waxaan wali la yaabanahey jawaabta uu i siiyey: Condomka isagaa AIDS ka laga qaadaa!!! waxaa taa u daliil ah buu yiri labo qofood oo isqaba ayaa isticmaaley oo aan qofkale soo dhexgalin cudurkii bey qaadeen!!! waan kadhaadhicin waayey ama raýigiisa waan badalliwaayey. Marka Sommalia aad bey udagtahey sidii looga dhaadhicinlahaa ka hortag.waana sida kaliya ee loogu joojinkaro booska uu joogo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sweden

Tuesday, September 05, 2000 - 03:48 am
mida ah somalida degan sweden waa run magaalada göteborg tirakoob la sameeyey dadka ajnabiga ah ee halkaas degan ee qaba cudrkaas hiv soomalida ayaa nr 1 noqotay aintaas waa xaqiiiq,,,,


mida kale ninkaas aad magaciisa sheegatay waa BARYARE
alaha u naxriisto,,, dadka oo dhan waa og yihiin inuu qabay aydhis , wuxuuna ku daartay gabar ay isla deganaayeen markii uu dhimanaayey,,

ninkaas ilaha u naxariisto waa nin dhintay, wuxuu ahaa nin naago raadis 24 saac ku jiri jiray,,,,

wuxuuna degnaa xaafada rinkeby,, xitaa dhalinyarada wuxuu u keeni jiray gabdho meeshaas ayaa saf lagu gali jiray gabdhahaas,,,,

dad badan waa ku dhacay cudurkaas, marka waxaa fiican in hadii aad guursanaysid inaad leys baaro labadiinaba , xitaa hadii aad afrika ka doonanaysid
gabar hadaa tahay nin, ninna hadaa tahay gabar, waxaa fiiican inaad isbaartiin,,,,


wasalaamu claykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ing_mo

Tuesday, September 05, 2000 - 06:11 am
To Sweden,
Arrintaas waa raýi fiican. halla taxadiro. Somaalidu wexey ubadantahey iney kafiirsasho la'aan wax usameyso. Iyo wexey balaayo ku dhigtey madax adeyg qaabdaran. war aqoonyahaniinta iyo xog'ogaalada warkooda maqla.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, September 05, 2000 - 01:09 pm
Maxay indin la tahay inaan abaabulno Hay'ado soomaaliyeed oo sama fal ah,caawiyana dadkeena Soomaaliyeed ee Cudurkaas qaba. Isla markaana baraaruja dadka oo dhan. Halkeen ka bilwnaa ayay idinla tahay. Ma, London, Ma Sweden, Canada, USA. Waddankee ugu fiican ee hawsha noocaas ah laga hir galin karaa ayay idinla tahay. Haddii anigu an shaqsiyan bilaabo abaabulka iyo qabanqaabada qorshahaas, ma igu taageeri kartiin, mase filaysiin inaan helnno dad badan oo dhabta usoo jeesta.
Waxan jeclahay inaan idin ogaysiiyo in Waddanka an dariska nahay ee ETHIOPIA uu maanta meel xun oo halis ah cudurkaas ugu jiro oo shantii qofba la sheegay inuu hal qof qabo. Sidaa daraadeed mar haddii soomaali badan u dhoofto, kana soo dhoofto, kuna dhaqan tahay Itoobiya waxa xaqiiq ah in an dhammaanteen halis ku jirnno.#
ALLAHA INNA ILAALIYO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ing_mo

Tuesday, September 05, 2000 - 11:55 pm
To anonymous,

Maadaama ay tahey Sweden meesha ay sheegeen in ay tahey in Somalida ay ugu badantahey dadka infectedka ku ah HIV ka, ka billow Sweden, heyad sama fal ah. Marka hore la xiriir hadaad tahey reer sweden, dadkii daraasada sameeyey, samey baritaan ah akhris adigoo aruurinaya dhammaan wax alla iyo wixii ku saabsan Somali qabta cudurka, iska ilaali in aad magacyo isticmaasho, ilaali privéga, usheeg heyadaha ay quseyso arrintan dhaqan xumida Somalida dhallinyarada ah ee hal naag matalan saf ka gala, oo sidaas isku qaadsiiya cudurka. web site sameyso, hadaadan sameysan kari waa lagugu saacidaayaa. Ka aruuri lacag cidalaa ciddi ururka xubin ka ah. kadib marka ay hey'adda iskeed isu taagto wexey macaawino ka codsaneysaa dawladda Sweden.
Good luck,
Ing_mo Holland

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.