site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Dhibaatada wadan shisheeye &wadan keena hodankaa.

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 16, 2000): Dhibaatada wadan shisheeye &wadan keena hodankaa.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

obokor

Friday, August 11, 2000 - 03:14 pm
Salaamu calaykum.
mawduucan waxaan kaga hadlayaa dhalinta ku dhibaataysan dhulqalaad,& ismaqal laàanta dadka
soomaalida.
waxaan filayaa in layla qabo dhibaataday haysata
dhalinta dagan wadan qalaad.
hadaan ka soo qaado wadan kan aan daganahay ee
switzerland waxa ka taagan dhibaato ah xaga dhalin taa,taas oo ah in iskuul lagu darayo in taanu gaadhin 15 sano kadib markuu gaadho in laga saaro wax barshadii lana yidhaa is dabar.wiilkii
in ay ku dhac do niyad jab markaa uu helayo kuwa
nolasha ka dhacay oo wax walba gala ee haday noqoto xashiish. khamri,daroog uu galo ama uu
disco ga galo oo naago cadaan raad sado .
haday markaa waayeelku isku tagi lahaayeen oo ay
samayn lahaayeen jaaliyad la dooda xukuumada,yagaan is maqlayn oo nin walba qabiilkiisaa u cad
hadaba walaalayaal siyaasiyiin ta wadankii qasaya ee leh wax baan ha gaajinay naa waxaan u sheegayaa in dalkii u baahan yahay dhalin wadan kooda sara u qaada intaad ka fikiraysaan maxaad cuntaa.subxaana laah..
laakiin soomaalay waxyaad ku qurux bad nayd wadakii dibada waxaad ka tahay WAX BA. sabab too ah nin walba waxa uu ku faanaa waxaan soo gashay intaas oo qof yaa wadan kii loo reebay intaad ka fikirayso wax tarkaaga ku faan.
qofwalboo soomaaliya oo akh riya waxa laga rabaa figradiisa. kiisa dheel u qaata alaaya arxamu...........Salaamu calaykum....?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ma Quuste

Monday, August 14, 2000 - 05:43 am
Walaal Obokor:

Waqtiga la joogo waxaa dhibaato badan Soomaaliya sababtoo ah amaan, waxbarasho iyo caafimaad loo simanyahay midna ma leh. Bani aadamku waxay u baahanyihiin caafimaad, shelter iyo aqoon si'ay nolol fiican ugu noolaadaan. Sheekadan ah qurbaha dhalinyaradii dartoogo ayey ku barteen waxaa ka badan inta Soomaaliya joogta oo isticmaasha daroogada. Wadamadan dibada badanaa dadka sharcigaa qabanaya qofkii lagu arko laakiin Soomaaliya waa lagu beeraa.

Suaashadu way fiicantahay laakiin waxaan si fiican isugu babar dhigi lahaa haday Soomaaliya joogto heer lala barbar dhigi karo meelaha kale oo aan ku nool nahay.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.