site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Yaa iska leh Muqdisho???

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 16, 2000): Yaa iska leh Muqdisho???
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Beesaane.

Monday, August 14, 2000 - 10:03 am
Waa salaamantihiin.
Intaas kadib waxaan arkaa dad mar walba ku dooday waa in Muqdisho loo suubiyo sharci gaar ah, maa daama ay tahay caasimadii Soomaaliya. Maxumo waa sax Muqdisho waa caasimada soomaaliya qof walba oo soomaali ahna xaq buu u leeyahay in uu ku noo laado ok. marka sida aad la,socotaan aduunka oo dhan waxa uu leeyahay caasimado, Caasimad walba waxaa ku noolaan kara dadka oo dhan, laakin caasimad walba cid ayaa leh!!!!!!!!!
1]Hadii aan soo qaadano USA yaa iska leh Washington DC? Cid walba waa ku noolaan kartaa, laakin waxaa leh qowmiyada madowga.aduunka oo dhan caasimad walba cid ayaa leh cid kalane maka noqon karto Governor.. Soomaaliye maa daame layire waxaa lagu dhaqmaa habka Federalka yaa noqonaya Governarka Muqdish???????? Jawaabto waa sidaan yaa noqonaya kan, Boosaaso, Baydhabo, Kismanyo, Hargaysa, Beledwayne, Garbahaarey? markale jawaab
waxaa noqonaya Governors dadka ka yimid deegaankaas, marka Muqdisho kuwaas ayay lamid tahay.Dad badan ayaa ku oranaya Muqdisho waa loo simanyahay taa waa hadii lagu noo laahaayo not hadii la,xakumaayo use your own brain.
Waxaa Muqdisho xakumaaya nin u dhashay bis bis bis bis bis bis....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gEEDI

Sunday, August 20, 2000 - 01:04 am
I AGREE ANAGAAN XAKUMEENO EE KASEEXO XASAN GEEDI ABTOOW

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warfaa

Sunday, August 20, 2000 - 05:13 pm
Salaan kadib.
Waa runtaa geediyow ee laakin xaad xaku maysiin adinka ayaa isku haysta Muqdisho..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LET ME HAVE MY JOB OR ANOTHER 10 TEN YEARS THINK

Friday, August 25, 2000 - 07:16 pm
TO:BESAANI YOU WRIGHT BROTHER YOU OWN IT:

HAA SAXIIB ADAA ISKA LEH YAA KUGU HAYSTA ADIGII BAA ISKUCUNAY OO IS HAYSTA YAA KUGULA DOODAY YAASA KUGU HAYSTA ADIGAA UNBAA IS AAMAY ME MY FAMILY WALAAAHI WAX NAGA DHINTAY MAJIRAAAN SOMALIYA DAGAALADII SAYIDKA IYO KAHOR MOOYEEEEE
WE HAD HOUSES IN MOGADISHU SIYAD TIME ANIGA IYO ABAHAY WALAAHI INAANAN UGA HADAL GURYAHAAAA LAKIIN DADBAA NASOO WACA OO EJAAR RABA INAAY NOO QAADAAAAN BUT WHO CARES YOU TAKE IT,
ILAHAY MARKUU DAD MEEL ISUGU KEENA ONE RULES MIDBAA TALIYA OO TALO FIICAN OO WAX MAA MULA THAT WAS MEEEEEE YOU FOUGHT WITH MEEEEE OKEY I LET YOU BE THE WINER SO WHAT, ARYAA GOOFKA GOOFKEEY WAA HAAA WAA RUNTAAAA EEEEE KAXAAB XAAAB HEEEEEE.
HALKAN MARAYKANKA MIYAADAN ARAG BLACK,INDIAN,IYO JAABO JAABO ANIGAAAA MAAA IGREEEEE MAYAAAAA HEEEEEEEEEEE MALA ISKU CAYAARAAA MACALINKA HEEE DHAAF RABSHADA.
NO FAAN WALI MA MAQASHAY WALIGAA WARSANGALI,DHULBAHANTE,MAJEERTEEEN TUUUG,DASHIISHE,MAREEXAAN,ORTABLE,LEELKASE, IYO KUWA KALE OO FARABADAN XAGAA IYO PUTLAND ISKU DAGAALAYA MATAXNIMO,XOOLO,GOBAL,LAKIIN ADIGA INAAD CAYAAL YAHAY IYO INKALE BAAN GARAN WAAYEY FIGHT ALL THE TIME,
SOMALILAND DAGAAL ALL THE TIME IT RULES ONLY HARGAYSA,BARBARA, OKEEY TEEDA KALE WALI MA MAQASHAY DHULBAHANTE IYO ••••• DAGAALAMAY AFTER SIYAD WAA DARIS MAY THEY DON'T LIKE EACHOTHER BUT STILL WAA DARIS,OKEY WARSANGALI IYO ISAAAQ MAY BE THEY DON'T LIKE EACHOTHER BUT THE QUESTION IS DO THEY FIGHT AFTER SIYAD WAA MAYA NOO XOOG IYO GAB GAB ARE THESE PEOPLE MAJURE I DON'T ASK, THINK.
SOMALIYEEEEY ME I DON'T KNOW ABDULAAHI YUSUF BALSE I DON'T SEE HIM ISAGOO DADKIIISA LADAGAALAMAYA SIDA WARSANGALI DASHIISHE,MAREEXAAN,SHULBAHNTE AMA MAJEERTEEN SHEXDIII, WALI MA MAQAL SHULBAHANTE DHEXDIISA DAGALAMAAYA AMA WARSANGALI ISDAAGALAYA AMA ANY QABIIL WHY WHAT MAKES THEM PEACE ILAHAY KA U SIYAADIYO IYO DADKA KALEBA,
NINKA MOGADISHO SHEEEGTAY CALI AYAA MADAXWAYNE LAGAAGA DHIGAY TEN YEARS AGO, NOW YOU GET PRESIDENT MAY BE ANOTHET TEN YEARS WHO KNOWS.
SOMALIYEEEY YOU KNOW WHAT MAY BE THAT IS MY JOB DO YOU THINK SO OR MAY BE NOT ANYMORE I AGREEEE WITH YOU WHATEVER SOMALIYEEEEY YOU HAVE TO COME WITH SOLUTION WIHT ME I WANA SEE WHAT YOU CAN DO I GIVE YOU ANOTHER TEN YEARS.
UMADA ILAHAY QOFBA WAXBUU KU FIICANYAHAY QOF HEESAHA,CILMIGA ADUUNKA,KAN AQIRADA,BEERAHA, GURI DHISIDA,BALWADA, QAADKA,WASMADA,XANTA,XASIDNAMADA,MUNAAFAQADA,
TUUGNIMADA, TOOKSASHADA,
MARKAA •••••• ADIGU XAMAAL KA YAAD KU FIICANTAHAY,••••• ADIGA HOOSAHA,SHEEKADA,IYO MAA WEEELO,DOOOD ILA MURAN,
DAROOD:INAAD TALISID,MUNAAFAQAD MAJEERTEENKA,DHULBAHANTE ASKARI DAACAD INAAD NOQOTID,MAREEXAAN ADIGA LANDCRUSER INTAAD SARANTAHAY AYAA ADUUNKII LAGU KAL TAGI OO WARBA MAHAYSID FAQRINO AYAAD KUDANBAYN WALIGAA,WARSANGALI IYAGU WAA DAD ISKA MAQAN GANACSI IYO QURBE NACAS AYAA WAQTIGII KAQAADAY WAXBABA MA OGA.

SEE YOU SOMALIYEEEEY I'M OUT EVERYONE HAVE FUN JUST JOKING GUYS DON'T BE SILLY,STUPID EVERYONE REPLY FOR MEEEEE DANBIGEENA ALAHA DHAAFO KULIGEEN CAFIS IYO MUSAAMAX.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, August 25, 2000 - 07:51 pm
WALAASHAA AA ISKA LEH XAMAR BAYZAANI HAWIYAHAA KU CUNAAYO HADAADAN AAMUSIN


N.B. ANIGA DAROD MA IHI LAKIN •••••• AA LASOO DHAQMAY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdi Gelle

Friday, August 25, 2000 - 09:36 pm
hadii la dhaho yaa xamar iska leh run ahaantii ma la dhahi karo qofkaas ama qoladaas ayaa leh. xamar waxaa iska leh qofkii ku dhashay meel kasta uu waaladkiis ka yamid. Haday xukumaad noqatano waxaa xukumay qofka danta dadka xamar dagan wada ha ka yimaado qabiilkuu rabee.Hadii qofkaas u wato arin dadkaas anfacda maxaa iiga jira meeshuu awoowgiis daganaa amd meesha qabiilkiisu degan yahay. Marka ugu horaysa soomaliya oo dhan waxaa leh soomali meeshay rabtabo ha ahaatee, inkastoo gobalada qaarkiis ay jireen gobalo ay beel gooni ah ay ku badan yahiin lagana yaabo in ay beeshaas doortaan qof beeshooda ka tirsan : tan taala meesha waxay tahay qofkaas beel ahaan lagu soo doortay ma wadi karaa ama masuul ma qaadi karaa, intaan wadno beeshaydaan dooranayaa ama kan ayaa i xiga meel aan gaari doono ma jirto waligeen; cadawnimo iyo colaad ayaa na dhex socanaysa, waxaana waqtigeena oo dhan aan ku dhuminaynaa sidaa ula tartami laheen beelaha kale iyo sidaan codkeena ku soo dhacsan laheen, waxaana taas ku dhumaaya nolasha guud ooo soomali oo dhan. hadaan ku soo noqdo yaa xamar leh , xamar soomali oo dhan ayay ka dhaxaysaa, qofkii soomali ah oo raba in uu wax u qabto dadkaa ayaana xukamaya, haday dadka xamar dagan doorta. marka walaalkiis waxaan ku oran lahaa ka bax dhalanteeda ah qolo gooni ah ayaa xamar is leh ( let the best man rule xamar).
Hadaad is leedahay anigu waxaan ahay nin meel kor ah ka yimid oo raba in uu xamar boobo ma ahi, ab ka ab waxaan ku farcameen xamar ayadoo saa tahyna ma dhahi karo anaa xamar ama beeshaydaa lah. hadaan hadalka soo gabagabeeya xamar soomali oo dhan ayay ka dhaxaysa qofkii rabana ayaa xukumaaya haduuba soomali yahay .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

huda

Friday, August 25, 2000 - 09:46 pm
xmar abagaal baa shegan jirtay hadana habrdigir galguduud ka timid baa ka xoogtay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mahamad

Saturday, August 26, 2000 - 08:13 am
anigoo maxamed xamar cida iskaleh waa layaqaan
hadaan laisxogeyn ama qori laiskugu faaneyn
ama qabiil iyo awood waxaa iskale xamar dad
laiskuyirahdho dadka cadcad oo kamid ah bandhabow
iyo morshe iyo Shanshiyo iyo reer Barawo.
Waxaiskaleh gobonlatoore gobolka banaadir
gobolkaasi mashegankaraan hawiya iyo •••••••
mitkoodna.taasna waxey ilatahay fikradeyda.
sidaa iyo nabad galyo,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somali-yaqaan

Saturday, August 26, 2000 - 03:13 pm
xamar waxaa iska leh moorshe,bandhaboow,dhabarweyne, hadaad taariiqda dib u raacdo waxaa xamar eey yimadeen dadkaan cadcad een u naqaano reer banaadiriga ama reer xamarka iyagoo ku guurayo doonyo oo ku wato ganacsi iyo caruurtooda dadkaas alaabada eey wateen waxaa ka mid ahaa SHAASH markii dadkii la weydiiyey waxa eey wadaan waxa eey dhaheen shaash,markaas ayaa dadkii u bixiyeen shaanshi, hadaba xamar waxaa leh moorshe,dhabarweyne iyo bandhaboow,ABGAAL & MURUSADE ayaga caano ayeey keeni jireen xamar oo waqtigaas xamar deed ayaa ku wareegsanaa.
Hadaba hadaan sii kala qaado qabiilada
moorshe,bandhaboow iyo dhabarweyne,

moorshe waa jilib ka tirsan qabiilka la yiraah LEESANTA oo ku jiro DIGIL oo waa RRA.

BANDHABOOW waa jilib ka tirsan OGAADEEN oo waa SPM.

DHABARWEYNE waa jilib ka tirsan XAWAADLE oo waa USC-PM.
Hadaba xamar waxaa leh DIGIL,XAWAADLE,OGAADEEN oo hadaba (HABIYE) xamar ma laha oo digil waa raxanweyn, xawaadle waa samaale,ogaadeena waa daaroed.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

M Hassan Haad

Saturday, August 26, 2000 - 09:50 pm
The fact of the matter is that Mogadishu is the one and only capital city of Somalia. Whose city it is and who can govern it? remains to be debated fairly. To answer the former, I'm not an expert of who belongs to which clan or a group of the soceity, laakiin dadka iyagu ku badan deegaanka magaalada Muqdisho iyo hareeraheeda ayaa milkiyadeeda sheegan karo inkastoo taasna doodo badan dhalin karto. tan ah yaa xukunkeeda iska leh sida duqa magaalada oo kale hadii si ilbaxnimo iyo aqoon leh loo wada hadlaayo oo qabiil u hiilsika iyo iyo qurun jecaylka aan ka gudubno waxaa maamuli karo shakhsi kasta oo Soomaaliyeed oo aqoon aduun iyo mid aakhiro ku darsaday khuluq, dulqaad, daacdnimo, iyo khibrad maamul sare kaas oo u suurto gali kara inuu fuliyo adeegyada kala gadisan ee caasimadu u baahan tahay ka dib burburkii iyo dhibaatadii weyneyd ee soo gaartay. Waxaad moodaa dadkiinaan iskula hadlaya bogaan inaad badankiinu ku nooshihiin meel kabaxsan Soomaaliya khaasatan America iyo Europe waxaadna isugu jawaabaysiin the mentality before the civil war some 10 years ago. Marka hadii aan nimid wadamadan ilbaxay waxaa roonaan lahayd in dadka Soomaaliyeed ee ku nooli ay kafaa'iidaystaan aqoonta iyo horumarka ay reer galbeedku ka gaareen nolosha ayna ugu wacan tahay inay ka tanaazuleen the life in the stone age era.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nabad doon

Saturday, August 26, 2000 - 10:00 pm
meeshan hadalada lagu qoray hal qof ayaan u bogay. Waana qofka yidhi Xamar waxaa xukumaya ruuxii u qalma. Aniguse waxaan soomaaliyay idin leeyahay, war hurddada ka toosa, oo qayrkiin halkuu gaaray higsada. Waxaadna ogaataan inta qabiilbba kan kale iska reeb isleeyahay in aynaan meelna gaarayn. Maamaah ayaana waxay tahay,"Balaanyana ma fiicna wax ku qaadashana ma xuma.: Marka sow dadka Ilaahahay oo dhan inagu uma xumin haddii wixii ina soomaray tonkii sano ee ina dhaafay aan wali taaganahay, XAMAR yaa leh?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ABDULI

Monday, August 28, 2000 - 06:18 am
Somaliyey waxaat is ku heysataan waxaan qeymo laheen,aniga raiyigaya waxaan ku raacsanahay,nin ka layirahdo M HASSAN HAAD walaal kheer Allaha ku siiyo, not only Mugadish also KISMAYO,BOSASSO,THE REST.Walaalayal somalida ku nool CANADA ayaa garaneyso DEGMADA LAYIRAHDO BRITISH COLUMBIA (PC)waxaa preimier ka ah nin ka emaadey ama u dhashay waddanka INDIA ,waxaan u malaynayaa inuu ka emaadey gobolka PUNJAB,maxaa kuu baxay? walaalayal
eynu maskaxdeenu furno Somali hadeynu nahay,taa waa iga waano.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kiikale

Wednesday, August 30, 2000 - 06:16 pm
xamar ninkii rabo ha qaato aniga mobilhomekeyga (baraako) waaberi iigu yaaley mar hore aan kasoo watay oo hada ohio uu ii yaalaa, ninkii rabo in baraakadiisa xamar looga soo dhaqaajiyo ha ila soo xiriiro anaa u soo wadaayee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Beesaane

Wednesday, August 30, 2000 - 06:41 pm
Waraa, baqtiag beenta iska dhaafa, miyaad waalateen, Mogadisho waa la yaqaan dadka iska leh, To: yaa kuu aqriyay taariikhda baadilka ah, xageedsa ka keentay Ogaadeen iyo Xawaadle, iyo Gibelcad ayaa xamar leh, Aqoon yare waxbaro first,
Mogadisho, waxaa iska leh, Abgaal Cusmaan oo qura inta kale waa yimaadeen, Fad ama ha fadin waa lagu fadsiin. Muqdishu waa caasimada soomaaliya, laakin ha inkirin cida iska leh, hadii aad inkirtane waxaa noo balan ah maalinta laga magacaabo, The Mayor.. Anagu waan ku dhalanay waa gooofkii awoowehay, inta kale way imaadeen, sida Majeerteenku u tegay Kismaayo in 19960s..
Mogadisho dad baa leh ee afkaaga ha ku taagin, xasuuso meesha uu ku dhashay awoowahaa, hadii aadan aqoon, well get lost,and get life...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

tooxow

Wednesday, August 30, 2000 - 07:16 pm
xamar waxaa iska leh abgaal cismaan, abgaal oo shen eh xaa somali shan ka dhigayne.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MAW

Wednesday, August 30, 2000 - 07:41 pm
Walaalayaal aniga rayigayga waxaan ku raacsanahay M HASSAN HAAD the reason aan ugu raacsanahay Muqdisho waxaa xukumaaya ninkii waxbarta second waxa wadanka qaribay waa dadka ku
dhaqmaaya QABIILKA kayimid MAHADAAY waxii ka xageeya ee waxaan idin leeyahay ILAAHAY ha idinka madoobeeya wa salaamu calaykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

samia

Saturday, September 09, 2000 - 03:43 am
a/caleykum
mudisho yaa leh waa su'aal fiican ee waxaad is weydiisaa sidee lagu dhisi doonaa oo loogu noqon doonaa?
muqdisho qabiil leh ma jiro oo kii lagu dhalay iyo kii ku weynaaday ayaa leh
su'aalaha xun xun inta aad weydiineyso dadka
ku feker sidii aad ku dhisi laheeyd

lol kiikaale mobilhomekaaga hadii aad soo qaadatay intee ku noqonee hee?

a/caleykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

amaal cabdi

Saturday, September 09, 2000 - 04:57 am
soomaaliyee waxaad tihiin jaahiliin
10 sanno oo idil ma quusanweydeen. ugu yaraan 2 million oo qofof waa la laayey , caruurtii oo idil oo yurubta loola soo cararey eey wada noqotey alkoliiste iyo drugiiste , ruguna ay noqodeen kuwa raga u dago,. intii aad dhihi weydeen alxamdu lilaahi wadankeeni weey noo nabadnoqotey ayaad hada bilaaweeysaan qabiilnimo. qofwalbo soomaaliye maanta dhibaato wey ka soo gaartey , taasi in aad ka waayo qaadataan ayeey aheeydeen. aniga soomaaliya waxaa la iga soo waday aniga oo jira 10 sanno oo 12 sano ku noolaa uk . ilaahey ha idiin soo hunuuniyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mudanaha reer xamar

Friday, January 05, 2001 - 09:17 am
ASALAAMU CALEEYKUM DHAMAAN'
TO:ALL--MARKA HORE AAN ADIIN WEEYDIIYO QOLO WALBA
WAXAA JIRA MAGAALO LOO YAQAANO MARKA WAXAAN SI TOOS AH ULA HADLAAYAA KUWA ISKU RAACAY XAMAR WAXAA XUKUMI KARA QOF WALBA OO SOOMAALI AH KA WARAMA NINKA HAWIYAHA AH EE KU DHASHA BOOSAASO MA XUKUMI KARAA? JAWAABTU WAXAY ANIGA ILA TAHAY MAYA NINKA DAAROOD EE KU DHASHA CALIYAALE AMA CADAADO MA XUKUMIKARAA? IYADA LAFTIGEEDA WAXEEY ANIGA ILA TAHAY MAYA NINKA: ABGAAL AMA NINKA MAJEERTEEN EE KU DHASHA HARGEISA MA XUKUMI KARAA? IYADANA WAA MAYA:MARKA NINWALBOOW HADII AAN KU WEEYDIIYO MAGAALADA QOLADIINU DAGTO IN NINKALE OO MAGAALO KALE KA YIMID UU XUKUMO WAXAAD IIGU JAWAABEEYSAA MA XUKUMI KARO MARKA XAMAR DADBAA WALIGOOD DAGANAA OO XITAA MAGACOODII NOQDAY (REER XAMAR)MARKA NINKII CAANAHA U KEENI JIRAY EE XAMAALIGA U AHAA HADII UU XOOG KU HAYSTO TAARIIQDU WEEY QORANTAHAY WAXAANA IMAAN DOONTO MAALIN AAN WAXBA XOOG LAGU HEEYSAN DOONIN MAALINTAAS BAA LAGU XISAABTAMI
INYAR OO KAFTAN IGA HOOYA)
ABGAAL WAXEEY YIRAAHDEEN ANAGA COWSKAAN U KEENI JIRNAY IYO CAANAHA DADKI MAGAALADA DAGANAA SOOMAALIDA KALENA MAXEEY KEENI JIREEN? WAA ARIN AAN MAR WALBA KALIGEEY IS WEEYDIIYO'EE SIDAAS IYO NABAD GALYO DHAMAAN

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.