site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Sidee kula tahay ..in ay u meel mari karto Dowladda laga samayn doono CARTA

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 16, 2000): Sidee kula tahay ..in ay u meel mari karto Dowladda laga samayn doono CARTA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ukur

Monday, August 14, 2000 - 11:25 pm
Asalaama alaykum dhamaantiin.

Walaalayaal waxaan halkan idinku soo gudbinayaa
mowduuc ku haboon in wax la iska weydiiyo.
Dad badan oo aan ka mid ahay ayaan aaminsanayn in Somalia iminka diyaar u tahay in ay dowlad dhisato. Maxaa yeelay waxaa weli ka muuqata in uu qabiil waliba doonaayo inuu awood ku yeesho dowladda oo ay reekiisu cad fiican oo ay ku qanacsan yihiin ku yeeshaan.

Haddaba haddii ay dhacdo in Carta dowlad laga dhiso maxy idin la tahay sida ay u meel mari karto oo ku taaba qaadi karto. maxaa yeelay waxaan ognahay in dad badan ay ka soo horjeedaan shirka carta.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, August 15, 2000 - 06:27 am
aniga waxeey ilatahay horta wax kasta ilaaha ag seey ku dhamaan.hadiise soomali maanta dad nabad wada raadin haya yihiin cadaaladna ugu dhan. waxaa hubaal ah ayagoo jabuuti iyo meelkalaba tagin ayeey marhore dowlad daaci ah dhisan lahaayeen oo diintoodana waafaqsan. shirka maanta carta kasocdo ee nabad raadinta ah hadii ay dowlad ka dhalato aniga waxaan saadaal ahaan u arkaa ineey noqoto dowlad umada somaliyeed midnimadeedi hore iyo mid kafiican usoo celiso ineey noqoto. aamiin.maxaa yeelay dadku wey bislaadeen saana xal uma aha. ishaa allah ilaaheeyna waan tuugeeynaa. asalamu aleykum . igana raali ahaada hadaan qalad galay.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.