site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

WHO WANTS BE A PRESEDENT OF SOMALIA??

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 16, 2000): WHO WANTS BE A PRESEDENT OF SOMALIA??
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Toxow

Friday, August 18, 2000 - 10:06 am
Asalaamu calaykum waraxmatulaahi.
Intaas kadib, somalia waxay dawlad la,ayd mudo 10 sano ah. Qasaaro badan ayaa soo gaaray wadankayna hadii aan is waydiino yaaka mas,uul ahaay? Dadku waa isku qilaafaan, qaar ayaa ku oran waxaa ka mas,uul ah Jaale Siyaad, qaar kalena waxay ku oran, the [Warlords] arintu si kastaba ha ahaatee, waxaa furmay shirwaynihii lagu qabtay Jabuuti, falaqo dheer kadib waxaa la,isku raacan baarlamaan soomaaliyeed, but we still have a big problems such as who wants be a presedent of our country? Ilaa iyo hada waxaa si cad isu sharaxay 13 nin oo ay kamid yihiin, golihii sare ee kacaanka, wasiiradii hore, dagaal oo gayaal, iyo qabiilaystayaal. Can they be our leaders? well it is up to you!!! I want to see your opinions..

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.