This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Friday, August 25, 2000 - 09:49 pm SOOMALIYEY RASALWASARIHII GORMA WAYE DORASHADISA????????????
| |
Saturday, August 26, 2000 - 12:43 am ,,,Caro ninka la doortay ee Madaxweyne noqonaaya magaciisu waa Cabdikhaasim OO waa nin soomaali ah oo cafar maahan, adigu kan aad sheegi ee magaciisu yahay RASALWASARIHI GORMA kolley waa uun danaakishaa Jabuuti degta Cali Sabiix iyo area-diisa,,,,......
| |
Saturday, August 26, 2000 - 05:15 am Neefoow......lol
| |
Saturday, August 26, 2000 - 05:57 pm What has transpired in Arta is indeed very sad for millions of an assuming poor Somalis in the South. Instead of a government built on the principles of democracy they have rotated 360 degrees by choosing a parliament and a president from the od guard, the very same people who caused such a mayhem and untold missery in Somalia in the first place. What you chose in Arta is the very same government you had 10 years ago, minus the devil himself. You might as well dig up Siad Barre from his grave and complete the picture with Guulwade Siyaad.
| |
Friday, September 01, 2000 - 05:46 pm Haaaaaaaaaaaa, Somalilander,,,loooooool runbadanaa afkaaga caano lagu qabay. ha wadh leeysee haw bixin sxb. riyay ku nool yiini haka dhabqin. sxb inaga albaabada inooga soo xir kollay qaxoodu dhawaan waa ina hayaaye.
| |
Saturday, September 02, 2000 - 01:02 pm Ra'iisal wasaaraha waxaan maqlay in laga dhigayo mohamed ibrahim egal,u malaynmaayo se inuu diidayo sababtoo ah ninkani abdulqasim salad horay ayay iskula soo shaqeeyeen oo dawladii mohamed siyaad barre ayay ku wada jireen. waxaana yaabka uu yahay horay ayuu abdurahmaan tuur u sheegay inaysan somaliland ku soo noqon doonin somalia aaway mawqifkiisii maxaa bedelay?.haddana aan aragno mohamed ibrahim cigaal? ,somaliland maxay tahay qudheeda ma meel lagu xil sugaa?. alloow sahal
| |
Saturday, September 02, 2000 - 01:33 pm halkan ka dhagyso qofka la siinayo rasal wasara nimada somaliya http://www.somaliainter.com/ ilaahaybaase og.
|