site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

DADKII SOMALIYA XASUUQAY BAA MANTA LOO SOO GALIYEY DHARKII CIDAMADA OO AAY KA MID YIHIIN "GAANI IYO XASAN ABSHIR AF JANJEEDH"

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 16, 2000): DADKII SOMALIYA XASUUQAY BAA MANTA LOO SOO GALIYEY DHARKII CIDAMADA OO AAY KA MID YIHIIN "GAANI IYO XASAN ABSHIR AF JANJEEDH"
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KAYSE

Sunday, August 27, 2000 - 05:23 pm
BAL IDNKU TAN WAX KA DHAH DADKII SOMALILAND MADHIYEY BAA LOO DORTAY HADANA INAY CIDANKA HOGAAMIYAN SIDA LOGU DOORTAY TUUGII INA BOOY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KAYSE

Sunday, August 27, 2000 - 05:35 pm
WAXAAN ILAABAY IYO GARACII MOORGAN EE LUGAHA YARAA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xeyga

Sunday, August 27, 2000 - 05:45 pm
Warmaxaa loola dagaalamay Maxamed Siyaad Barre?

Haddii uu musuqmaasuq waday,weli waxaa socda=====

(ARDAYDII UU TABABARAY AYAA WELI SOO TAAGAN )

marka macnaheeda waa (kud ka kud qanjo u kud)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesi

Tuesday, August 29, 2000 - 03:27 am
bala ka waran kana maanta adna kuu ah madexweyne muxuu ahaa ma taqaan, sooma ogid inuu siyaad barre uu dhihi jiray aabe siyaad, mida kale moorgan dad buu halyay u yahay ee iidoor yahaw qurmay dadka sharafta leh afkaada qurmuun ka daa"
moorgan wuxuu aarsanay ceelashii la sumeeyay iyo barkadihii la qarxiyay, iyo shacabkii la dulmay ee ay ka mas'uulka ahaayeen ismail ali abokor,ismail ahmed ismail, ina lax wase iyo waliba intii iidoor ahayd ee xukunka u nacablayn jirtay.
well done morgan long live

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Omar

Tuesday, August 29, 2000 - 04:34 am
Nimankaan aad uka nacamleyneysaan idin ma yaqaaniin, daraadiinna uma soo nooleyn ee ayagaa isu nool kana faaiideysta miskiin nimada idinku jirta. Tusaale, haddii Ina Ceydiin, Caato, Suudi iyo Qanyare u soo halgameen in ay qabaa'ilkooda heeryada gumeysi ka tuuraan ama horumar gaarsiiyaan, maxay maanta ku jawaabayaan marka dadkoodii leeyahay OK naga horleexda waxaan dooranay mid idinkoo kale ah oo nala dhashay oo aan isleenahay danteena ayaa ku jirta. Jawaabtu waa kolkii horena dadka uma aysan iman haddana dadka uma joogaan ee dantooda ayaa ka hadlineysa. Sidaa si la mid ah Ragga aad soo magacowdeen cidna ma matalaan ee yaan enerjigu idiinka dhammaan. Mr. Cigaalka saa u hadlaya hadii xoogaa ka roon inta uu hadda heysto uu arko shaki kuma jiro inta uu khilaafo rayiga dadka uu u taliyo in uu aadayo meesha calaf dheeraad ah uu kahelo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

geesi liqe

Tuesday, August 29, 2000 - 05:51 am
waaryaa geesi ilayn magac laga miskiin ma aha ma naagii isaga oo cagaagan laga soo eryay hargeysa ayaa halyayay kuu ah miskiin yaa daciif.
morgan markaad sheegayso ee ••••• ceelasha la sumaynayay xaguu joogay ????
miyuu wax idinka celiyay? ••••• ma xasuuqin majeerteen laakiin tolkaa ••••••• waydii iyagaa idin laayaye.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.