site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Muqdishu yaa iska leh

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 16, 2000): Muqdishu yaa iska leh
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, August 27, 2000 - 06:51 pm
Dad badan ayaa waxay isku mashquuliyaan inay ka hadlaan cidda iska leh Muqdishu.
Waxay aniga ila tahay inaanay muhiim ahayn cidda iska leh magaalo madaxda, waxaase is weydiin leh maxaa la samaynayaa hadii ay caasimadda iyo dadka sheeganaya inay leeyihiin ay ka soo bixi waayaan xilkii ummadda Soomaaliyeed saartay?
Intaa waxaan ku darayaa ninka maanta toosay ee sheeganaya inuu Muqdishu leeyahay iyo cidda ka noqonaysa gudoomiye xaggee jirey tobankii sano ee ina soo dhaafay?
Soomaalidu waxay sugaysey tobankii sano ee ugu dambeeyey in Muqdishu ay noqoto meel nabadi ka jirto oo noqon karta meel dawlad laga dhisi karo, taas oo ilaa hadda haysata dadka Soomaaliyeed.
Maxaa dhacaya haddii meel kale oo nabad ka jirto laga dhigo caasimad mise ummadda Soomaaliyeed waxay u afdoobnanaysaa Caydiid iyoo Yalaxow?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

caydiid

Sunday, August 27, 2000 - 11:56 pm
Anniga waxay ila tahay in mogadisho ay tahay goof uu nin falan jiray hadana uu kusoo dhaweeyay soomaali oodhan markii aad timid ee cid visa ku waydiisay aad wayday, ma waxaad u qaadatay muqdisho inay tahay meel aad muran ka abuuri kartid ciddii lahayd. waxay illa tahay inaad qaldantahay ee raadi gaarigii ku keenay kadibna waydii cida leh mogdisho.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiil reer xamar

Friday, January 05, 2001 - 10:24 am
TO:CAYDIID
SXB ADIGA LAFTIGAAGA WAXAAN KUU SHEEGAYAA IN SHALAY AAD KU SOO GASHAY ADIGOO COWS IYO CAANO GADAAYO MARKA HADII AAD TIRA BADNIDAADA AMA XOOLONIMADAADA AAD DADKA UGA CEEYRSATAY MUQ DISHO DADBAA LEH GOOFKA AAD SHEEGEEYSANA WAXAAD SOO GASHAY ADIGOO LUGAHA LAGAA CALAAMEEYNAAYO MAALINTI CADAALAD SOO NOQOTANA WAALAGAA KICIN INSHA ALLAAH XAGEED KU ILOOWDAY DADKA MAGACOODIIBA NOQDAY (REER XAMAR) WAXAAN KU ORAN LAHAA INTAAN WAQTIGA KUUGU DHAMAAN UNOQO GOOFKAAD SHEEGEEYSO OK? TAAS WAA BALANTEENA AAN WALIGEENBA KUKALA JOOGNAY EE HAKA BIXIN (YAA AHBAL)

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.