site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaan la yaabay dhalinyarada sacadka

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 16, 2000): Waxaan la yaabay dhalinyarada sacadka
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Said

Monday, August 28, 2000 - 04:40 am
Dad aad u badan ka dhashay khabiilka sacadka oo waxaan akhaan waligood inta dagaalka sokeeye socday isticmaali jirey magacooda, sida anagoo sacad ah, danaha sacadka, iwm. Waxaan hadda aad ula yaabay inta la doortay Abikhasim, wali kalimada sacad ma makhal, waxay ku badaleen magaca habargedir. Hooyaday oo sacad ahna waxay ii sheegtay in markay dagaaladu xumaayeen uu caydiid rabay inuu dilo abdikhaasim sababtoo ah wuxuu ogaa inuu soo jiidan karo soomaali badan. Marka reer abtigeyow haddii Cali mahdi la dooran lahaana waxaa hada isticmaali lahaydeen magaca hawiyee idinkoo tuuraya habargedir. Hadii nin isaaaq la dooran lahaan irir iyo something ayaa caruurtiina baro lahaydeen. haddii ddaarood ama raxanweyn la dooran lahaana magaca soomaali.

Goormaa Abdikhasin idinla tol noqday? soo tii dadka loogu necbaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SACAD

Tuesday, August 29, 2000 - 09:54 am
ANIGOO KU HADLAAYO MAGACA "SACAD" C/QAASIN S. BOOY MA JECLI IIMANA AHA MADAXWAYNE...SIDII AAN U NECBAA BAAN WALI U NEBCAHAY..MA TAAGEERSANI DOORASHADIIISA...UMANA MALEEYNAAYO INUU LABO DIIQ KALA CELIN KARO,,ILEEN WAA NINKAAN OGAAYE..

SALAAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gabar

Tuesday, August 29, 2000 - 10:09 am
salaamu caleykum.
hadaba ma diigyo cab baat rabtaa sida ceydiid iyo wixii lamida.

walaalayaaloow ilaah aan ka cabsano aduun waa afar bari oo bari nalaga jiidaayo, waxaana na horyaalo xisaab ee aan qabiil ilawno wanaag ma lahee oo aan fiirino waxaa aan hormarsaneyno.

soomaali wixii islaam ahi waa walaalo isagaana kaa xiga midka kula dhashay ee aan diinta lahayn
ee aan diindeena u soo noqano.

wasalaamu caleykum.
walaashiin ilaah hortiis.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil Sacad

Tuesday, August 29, 2000 - 11:15 am
To: Gabar..
Abaayo si fiican aad ula hadashay ninkaan isku sheekay, [Sacad] A/Qaasim waa nin Muslim ah waana nin soomaali ah wuxuuna taageero ka haystaa dhamaan soomaalida oo dhan iyo weliba caalamka..
hadii aan u soo noqdo tan Sacadka, waxaa si toos ah u taageersan dhamaan beesha Sacad oo dhan ina caydiid mooyee, tan kale sida aad wada ogtihiin reer Caydiid yaa u dagaalami jiray?? Jawaabtu waa sidaan waxaa u dagaalami jira Cayr oo qura...
So now Cayr get thier own presedent which mean Sacad clan has no fighters at all....
I hope we will have a real peace...
And Finaly:::::::: We love A/Qaasim as our presedent Alah may give you health....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sacad neceb

Tuesday, August 29, 2000 - 12:48 pm
qurunlayaashaan ku hadlaayo sacad baqti iyo waxaad ahaydeey waliba qurun maxaa yeelay ma ahan inaad magacaas sheegataan ha noo bilaabina 'qabiil hada maxaa yeelay ilayn awal hore umaanan jeclayne habargidirta waalane''magacaas wax lagu faano maahane,dhuunta;;;'inkastoo c/qaasim salaad xasan yahay madaxwaynaha///soomaali wayne''

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gabar

Tuesday, August 29, 2000 - 02:22 pm
Assalamu caleykum.
wiil sacad thanx aad ayaanan ugu faraxsanahay inta badan oo ka mid ah dadkeena in ay aqyaar waxgaraneysa yihiin ogna in aanu qabiil faaiido lahayn.

TO:sacad neceb.
walaashiis aad ayaan uga xumahay i in aad saas dareemeyso oo aad qabiildhan ku nacdo wax dad yar oo juhaalo ahi sameeyeen.Abaayooy qabiil kastaabo dad xun wuu leeyahay mana wanaagsano in xalka xun la arko, oo yeysan arintu noqanin oraahdii aheyt(hal kaluun ayaa bad dhan qurmiyo)
marka gabareey ilaah u soo noqo,rabina kabaq oo in qabiil la iskunacaa ma wanaagsanee muslinimadii iyo soomalinimadii qabiil yuusan ka xuugbadin ee iyadu hanaga dhexeyso oo yaan la is aflagaadeyn.Mida kale qof qof wax kaqaadikaraaba iska yare adigu danbiga uun ha badsan.
Ogowna koleey anigu inkastoo aanan ka dheerayn reerahaas aad aflagaadeysay hadana kuguma neceen qabiilkaaga, balse sida ii muuqatah oo aan qoraalkaagii ka fahmey wax kale oo aan kugu nicilahaa oo qabiil ka weyn ayaad qabtaaye ilaah caafimaad ha ku siiyo.

wasalaamu caleykum.
BY UQTI FILAAH.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CABDALLA & CAWAREERE

Tuesday, August 29, 2000 - 07:22 pm
Ku: dadka isku sheegay SAID, SACAD, IYO SACAD NECEB.

Waxaad tihiin sadex qowsaar oo loosers ah oo aduunkana beerta ku jira, aaqirana badbaada haysan.
Beesha Sacad si gacmo Soomalinimo ah (oo aaan QABIIL aheyn) ayeey ku soo dhaweeneysaa Madaxweyne A/Qasim.

Madaxweynuhu isagey u taalaa siduu ula xaajoonayo Hussein Aydiid, Osman Aato, Muuse Suudi, Hussein bood, A/LLahi Yuusuf iyo Somaliland. Ogow ragaani waa rag Soo halgamay oo qaranka Soomaliyeed awood ku leh, ha qumanaadan amase ha qaldanaadaanbe, balse mid beesha Sacad u taala ma aha.

Beesha Sacad waxey leedahay madaxweyne A/diqasim iyo dowladiisaba welcome, Soomaliya ha is raacdo, ilaahna nabad hana siiyo intii muslim ahba.

Wabilaahi Towfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

davidrobinson

Tuesday, August 29, 2000 - 07:36 pm
Goorteed markay sacad umada soomaliyeed kala qaybiyeenbaa, Habargidir raga fiican oo ku jira wali lama soo saarin. Tuugtii baa marba mid naloo soo caleemo saaray. Wakhti baa wali harsan baan fili mar hadii ina siyaad ragiis meesha lagu soo celcelinayo, dawladina ma dhalan, ee gumaad hor leh baa soo socda, salaama

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

diiriye

Wednesday, August 30, 2000 - 05:09 am
waxa aan la yaabanahay dadka wax ka sheegaya sacad
war doqomayahow dadka sacad wxaa ka dhashay waa ay iskala waynyahiin dadkiina isku sheegaya ilma A`Qaasim oo agteena wax uuka yahay ma jiro waa jaahilö mana laga yaabo in aan aqbalno

Sacad is the best as you know to jaahiliinta ku nool soomaaliya iyo dibadaba

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ilko yar

Wednesday, August 30, 2000 - 06:23 am
caydiid waa dhiigyo cab ee mesha ha keenin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yaanyo

Wednesday, August 30, 2000 - 06:32 am
Dadkiinaan Sacad wax ka sheegayoow get a life.
Haddii Caydiid uu sacad yahay, Sacad Ceydiid ma'aha. Ninkii caqli leh uunbaa taas garanaya.
Sacad waa Habargidir, Habargidir inteey Soomali dheer tahay maan ku ximineynaa? Wallaalayaal Xaasidnimadda aan iska deeyno.

Yaanyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FUAAD

Wednesday, August 30, 2000 - 06:35 am
War waa maxay dadkan qudhunka ah ee meesha Qabiil magacii keenay, war cidina idin dhageeysan meeysee meesha isaga taga, oo dadka islaameed magacooda u dhaafa.
Fu'aad

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KHADRA

Wednesday, August 30, 2000 - 08:00 am
Fad ama ha fadin waa lagu fadsiinaa. waa maah maah soomaaliyeed, si cadaalad ah ayaa lagu doortay cabdikhaasim aduunka iyo soomaali oo dhan baana taageersan markaa nimankiinad qurbaha mushakalka ka dhergow soomaalidu waa tan wadankii joogta ee garanaysa nabadu waxa ay tahay. markaa adinku qabiil ku hadaaqa oo isku daya habargidirta inaad cuqdad kala gelisaan taasi dhici maysee habargidir intaa way ka fiiro dheer yihiine ha habsaamina. sacad iyo saleebaan , cayr
wax la yiraah ma jirto waa habar gidir all ok cabdi qaasina soomaali oo dhan baa jecel. 100,000 in ka badan ayaa maanta muqdisho ku soo dhoweysay oo kooxdii ceydiidna ku jiraan markaa sida aad u fekereysaan sheeko ma aha HABARGIDIR WAA MID QURA. BYEEE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gabar

Wednesday, August 30, 2000 - 10:17 am
Waan idin salaamay dhamaan.
waxaan rabaa in aad uga digo habargida ama hawiyaha kalaba, walaalayaal waxa meeshaa wax ku soo qoraayaa maaha habargidir mana aha •••••• ee waa umad kale oo meesha ka ugaar sanayaan oo rabaan in ay •••••• ka dhex faaiidetsdaan oo ay isku diraan, hadaba waxa magaca sacad la baxaayo oo mucaaradka ku ah C/qaasim sacadmaahee waa reero kalee is ilaaliya ceydana aad iska ilaalino xitaa cadowgeena ceydoodu nooma banaana.

walaashay qadra waan kugu raacsanahay 100%.

wasalamu caleykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xaayow

Wednesday, August 30, 2000 - 10:34 am
Waa idin salaamay inta aqyaarta ah.
Intaas kadib kuwa raba in ay meesha ka abuuraan wax aan jirin, waxaan dhihi lahaay war hooy iska aamusa A/Qaasim waxaa taageersan cid walba oo soomaali ah, forget about Sacad, Habargidir, or Hawiyaba, A/Qaasim waa madaxwayne Soomaaliyeed.
Tan kale waxaan ku Raacsanahay [Gabar] waa runtaa meesha waxaa jooga dad raba in ay isku diraan habargidir amaba ••••••, warkooda iska daaya..
Jacaylka Madaxwaynaha waa daliil u ah wixii maanta Muqdisho oo dhan ka dhacay...
Soomaaliya ha is raacdo, A/Qaasim ha noolaado..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

khadra

Wednesday, August 30, 2000 - 11:37 am
GABAR IYO XAAYOW waan idinku raacsanahay fikradiina waana aad mahadsan tihiin.
cabdikhaasim waa madaxweyne soomaaliyeed ee mid qabiil ma aha waxaana u daliil ah sida sharafta badan ee loogu soo dhoweeyey dhulkii hooyo, halkaasoo qabiilkastaa joogay markaa waynu aasnay qabiilka siduu madaxweynuhu hadalkiisii ku sheegay saaka waad mahad san tihiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sacad neceb

Wednesday, August 30, 2000 - 03:54 pm
sacad naceb
naayaa,gabar maxaad leedahay oo aad ku hadlaysaa habargidirna waan necebnahay halna alle kama reebo,waana habaaran yihiin dhagaxii iyo qaraxii cagaaar la aanta ahaa ayaad ku wada noqoneysiin.c/qaasina waxaan ku dooranay waan macaanay dowlad la aa ndarteed lafo balaayana ayagaa laysku gubaa''ee waxaad ogaataa inta jabuuti isugu tagtay kaman cilmi badna kamana caqli badnee,waxaa lays yiri habargidir ha isku gubato sadax sano kadib ayaan sheekaysanaynaa'kii madax noqda''waxaadna habargidirna waa tii soomaaliya diiratay''balaayo ha idin diirateeeee...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qaasi

Thursday, August 31, 2000 - 01:19 am
Sheekaduba Sacad bay ka bixi weydey soomaaha yaa looga waaliyeynayaa aniguna waxaan ahay nin QAASI ah oo Sacad Muuse ah----
Qaasi waxaad u akhridaa gadaal gadaal looooooooooool

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.