site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

MEEL ATOOR KAKACAY DIGAAGADI FADHIISADAY

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 16, 2000): MEEL ATOOR KAKACAY DIGAAGADI FADHIISADAY
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed Qoslaaye

Monday, August 28, 2000 - 05:10 am
Waar waxay socotaba mamaantay lasoo shir tagtay madaxwaynaanu dooranay. Waar ambanaayoow dhagayso soomaali kalasocotay, hadii aad waxkala garanaysaan(Hawiyoow) ogaada majeerteeni waa hosaasiye, intuu soomaali kudhex jirana guntigaa la iswada haysanayaa. Waar maragii inaabtigood(cabdi Rashiid Cali sharmaarke)dilaad moodeen miciin. Waar reer koonfureey dhagaystay. Maahmaahbaa tidhi, "Bisadi meeshay macal ku baratay macaluul ugu bakhtidaa." Majeerteeni meeshuu laba maalin dagaba wuu sheegtaa. Maskaxdaa kaga qufulan waxay soomaali koonfur ku badowsadeen ee ahayd, markay yidhaahdeen, wixii madax modow iyo majeerteen baa is le'eg, bal hadaba china iyo indiaba way madax madow yihiine ma majeertaan bay is le'eg yihiin. idiinkaan idiin daayey jawaabtaa. Laakiinse hadii ay is le'eg yihiin soow tii dabada loo rogay maaha. Shalay intay Minnesota yimaadeen bay u bixiyeen, cari mudug. waar •••••• huwanaayow ka toos hurdada.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.