site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Ma is weediiseen yaa rabo in la laabto

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 16, 2000): Ma is weediiseen yaa rabo in la laabto
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muxamad

Monday, August 28, 2000 - 05:15 am
Saaxiibayaal ugu horeentii Waa idin Salaamay Salaanta muslimka, Salaan ka bacdi.

Waxaan u maleenyaa dadka qaarkiis iney diyaar u yihiin in la laabto Xisaabta ma ku dartaa kala bar dadka ineesan rabin iney laabtaan Sababa jir owgeed aniga u maleen maayo dadka badankis iney noqon doonaan, ma is dhaheesiin Qof u bartay lacag Ceer ah ama uu san shaqeen u bartay inuu laabto?? anigu Waa maya.
Hadaba Ra,yigaaga ka dhiibo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Reer Xamar

Monday, August 28, 2000 - 05:48 am
Waa runtaa way adagtahay laakiin mid baan u malaynayaa in ciyaalka la dhoofi doono oo hooyada iyo aabaha cayrta u soo noqon doonaan oo masruufka ciyaalka laga shaqshaqaayo meelahan, ciyaalkana lagu dhihi waa shaqo tegay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOOMAALI

Monday, August 28, 2000 - 06:23 am
Dowladdan la dhisay ani noloshayda aad ayey wax uga abdali doonta haday noqoto mid daacada umadana u dhexeysa.

Waan noqonayaa haddii Rabi idmo waxaana rabaa inaan macalin jaamacadeed ka noqdo Soomaaliya haday bixin karaan quutulyoomka aniga iyo intaan masuulka ka ahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wadaniyad

Tuesday, August 29, 2000 - 12:02 am
Asalaamu caleykum
Walaal su'ashaas horta dadbadan ayee ku adagtahay in ay ka jawabaan oo waxaad ka garan in aan diyaar lo aheen. lakin aniga mid ayaan garan, qof hanti uu ley'yahay oo uu ugu damashaadi karo sida uu donaayo qof ka maarmo ayaanba jirin. Haduu wadanka ilahay no qobojiyo doladana ay noqoto mid wanaagsan oo dacad ah hee qof is celinaayo ayaa iska yar. waayo dadkeena orday wadamada aan ku qaxnay waan ognahay wax aan kala kulanay in nala caayo oo la yiraahdo wadankaaga ma'aha maxaa is moday hadii ay wax yar dhacaan. calakulixaal qof cadaadis ku jiraayo ma jiro una jeedo hantidiisa oo u yereyso. war & dhamadkiisa qofkii aan hada solaban ka sug in the future in ay so labtaan oo ay wadankooda wax u taraan waayo wax ay isku celiyaan ayaaba iska yar iyagoo u jeedo wadankooda & dadkooda & shakho aan laga laheen oo aan la oraneyn u not wadani.

Aniga fikradeeda waa iga intaas hadii aan wax qalad sheegay cafis & masaamax.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Marco

Tuesday, August 29, 2000 - 01:02 am
maxaan ahay
wil u ku dhashey somaliya abeheyga wa taliany hoyadey wa somaly, afka hoyo aad ayan ugu hadla lakin ma dhigi akhani. Marka yga rali ahada,
hadii o somaliya dowlo laga dhisso diyarada ugu
horreyso o somali adeso aniga wan saranahay
somalia ha nolato VIVA LA SOMALIA CIAO A TUTTI.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

guled

Tuesday, August 29, 2000 - 02:38 am
Midnimo:Walaal yaal salaamu caleeku.
Waxa ay aniga ila tahey hadii ay mar noo dhalatey dowlad haba taag yartee ma ah in lagu xisaabtamo ceyr iyo wax lamid ah waayo certa waa mid lagaaga dagaalamyo maskaxda bini aadamka sidiisaba hadii uu caafimaad qabo waa in uu shaqeestaa ama wax bartaa mustaqbalka asiga bey af cee aniga waxa aan bar tey data netvärk waan noqonaa waxa aan ugu shaqeendoonaa fri waayo waxa aan wax tarey dadkeega iyo dalkeega

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

marco

Tuesday, August 29, 2000 - 03:40 am
carisssimi fratelli somali fate la pace la guerra non serve a niente. La pace non si discute si accetta.
Solo con la pace si può costruire quardate 10 anni di guerra 3 milioni di somali morti per che cosa? cosa è servito? i soldi spesi per le armi
sarebbero servite per la scuola gli ospedali,l'agricoltura.
Siete all'estero avete visto come si vive quindi
portate un,pò di nuove idee e non discussioni inutili
I NOSTRI FIGLI CI GUARDANO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

.....

Tuesday, August 29, 2000 - 09:48 am
NOQO, AA,,WARYAADA MAWAXAAN U NOQDAA KUWII AABAHEEY DILAY,,DAB KU SHIDEY AWOOWGEEY,,ANIGANA I DURJIYEY,,DUUNYADIINA NAGA DHACAY,,DO U THINK INA S. BOOY DHAARTIISA,,INAY RUN TAHAY,,WAR MEEQUU DHAARANAAYEY..MA WAXAAD MOODIN INUU GACAN KU DHIIGLAYAASHA SOMALIA,,EE LA WADA YAQAAN..EE SHIRKA KA SOO QAYB GALAY KA MID AHAYN ,,WAA GACAN KU DHIIGLAHA SOOMAALIDII LAAYEY,,MADAXWAYNE IIMA AHA...HABAR GIDIRNA MADAXA IIGAMA KAADINEYSO,,ILEEN WAA •••••••• MADAX KA DHIGEE... NOQDA IDINKA,,CAYRTEEDAA II DHAANTEE..ARAGAANE WAXA IDINKU DHACA HADAADAN •••••••• AHAYN..
BYE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

La Taliye

Thursday, August 31, 2000 - 02:05 am
Waxaan ahay nin dhalinyaro ah oo wax bartay,waan shaqeeyaa,waxaan qaataa 1500 dollar bishii gaadhi meeshaan joogo miciishadu aad bay ugu jaban tahay,guri fiican waan ku jiraa,internet lacag la,aan ah ayaa iigu jira oo kirada la socda,gaadhi fiican waan haysataa,wararka aduunka waan la socdaa oo dhinac kastaba ah,waxaa kaliya ee iga maqan waa xaas,ilaahay haddii uu nafta ii daayana waxaan ku talo jiraa inaan dhawaan guursado.
Waxaas oo dhan waxaan u sheegey waa noloshaan ku noolahay waxaa ii sii dheer nabad galyo iyo anoo ku ah hoppy,saaxibayaal marka anigu ma socodo somaaliyana tirada iiguma jirto inaan dalxiis u tago mooyaane inaan u guuro oo aan nolol ka bilaabo u malayn maayo waayo? 1500 dollar ka sameyn maayo soomaaliya haddii aan tago marka yaad beerta u diraysaan oo noloshiisa baa biinaaya.
Dhalainyaro ninkii nolol haystoow ha iskaga ciyaarin ee shaqeyso kii noloshu ka xun tahay ee Xashiishad bartay ama Khamri bartay ha ku noqdo soomaaliya,soomaaliya ayaa u dhaanta intii uu ku baa bi lahaa qurbaha.
Kuwa ceyrta qaatoow ogaada inaan lagu wareyn ceyrta ee la isaga dabo iman doono waayaha aduunyana ku qaban doono markaasaad xasuusan dontaa wakhtigii qaaliga ahaa ee aad ciyaar ciyaarta ku jirtay.
Ala maxaan rag aan aqaano oo Qaad iyo Turub beerta galiyey iska daa ha iska qaiylaane maalin kalay ka sheekayn doonaane.

La Taliye

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.